Archive for: June, 2018

Urur Goboleedka IGAD oo shaqada ka Caydhisay General Gabre.

Urur Goboleedka IGAD oo shaqada ka Caydhisay General Gabre.

Urur goboleedka IGAD ayaa shaqada ka eryey kornayl Gabrezabher Alemsged oo Soomaalidu u taqaanno Jeneraal Gabre. Warqad ka soo baxday xafiiska xoghayaha fulinta ee IGAD, […]

 
 

Wafti Ka Socda Wadanka Eritrea oo Asbuucan Gudihiisa Tagaya Adiss Ababa.

Wafti Ka Socda Wadanka Eritrea oo Asbuucan Gudihiisa Tagaya Adiss Ababa.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Adiss Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in wafti ka socda wadanka Eritrea soo gaadhayo magaalada Adiss Ababa […]

 
 

Dadka Loo Xidh Xidhay Qaraxii Adiss Ababa oo Gaadhaya 30 Qof.

Dadka Loo Xidh Xidhay Qaraxii Adiss Ababa oo Gaadhaya 30 Qof.

Saaraakiisha booliiska gumaysiga Itoobiya ayaa sheegay dadka looga shakiyay inay ku lug lee yihiin qaraxii sabtida lala beegsaday raysal wasaaraha Itoobiya inay tiradoodu tahay 30 […]

 
 

Warar Qubane ah o Ku Saabsan Ogaadeniya & Tacadiyada Gumaysiga.

Warar Qubane ah o Ku Saabsan Ogaadeniya & Tacadiyada Gumaysiga.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya tacadiyo badan oo ka dhacay Ogaadeniya kuwaasi oo isugu jira dhac […]

 
 

Haweenka Sacuudiga oo Ugu Dambayntii Gaadiidka Kaxayn Kara.

Haweenka Sacuudiga oo Ugu Dambayntii Gaadiidka Kaxayn Kara.

Haweenka Saudi Arabia ayaa ugu danbeyntii ka gudbay xayiraad mudo dheerba saarneyd, iyaga oo wixii hadda ka danbeeya awooda in ay gadiidka kaxeysan karaan kaddib […]

 
 

Eritrea Condemns Grenade Attack In Addis Ababa.

Eritrea Condemns Grenade Attack In Addis Ababa.

Eritrea condemned a grenade attack at a rally in Addis Ababa attended by Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed, Eritrea’s ambassador to Japan wrote on Twitter. […]

 
 

Talibanka Pakistan oo Hogaamiye Cusub Doortay.

Talibanka Pakistan oo Hogaamiye Cusub Doortay.

Talibanka Pakistan ayaa ku dhawaaqay hogaamiye cusub kadib markii la xaqiiiyay in taliyahoodii hore Mullah Fazlullah lagu dilay duqayn cirka ah oo loo adeegsaday diyaarad […]

 
 

Daawo: Waraysi Xaalada Guud Ee Gumaysiga Itoobiya & Saraakiisha Woyaanaha Ee xilkii Laga Qaaday.

Daawo: Waraysi Xaalada Guud Ee Gumaysiga Itoobiya & Saraakiisha Woyaanaha Ee xilkii Laga Qaaday.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan waraysi xiiso badan oo La yeeshay Naftiihure Mohamud Sooc oo wax laga waydiiyay xaalada guud ee gumaysiga Itoobiya. Waxaa kale oo […]

 
 

Nine Federal police and security Officials Arrested after Grenade Attack targeting PM foiled.

Nine Federal police and security Officials Arrested after Grenade Attack targeting PM foiled.

A grenade attack at a rally in Addis Ababa in support of Ethiopia’s Prime Minister, Abiy Ahmed, was an assassination attempt against his life, according […]

 
 

Daawo: Dhaanto Wadani Ah Kooxda Danab Xidigaha Ogadeniya Ee Bariga Afrika.

Daawo: Dhaanto Wadani Ah Kooxda Danab Xidigaha Ogadeniya Ee Bariga Afrika.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan dhaanto wadani ah oo ay inoo qaadayaal kooxda Danab ee xidigaha bariga Afrika. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Kuxigeenkii Komishineerkii Booliiska Addiss Ababa oo La Xidhay.

Kuxigeenkii Komishineerkii Booliiska Addiss Ababa oo La Xidhay.

Waxaa xabsiga la dhigay Kuxigeenkii Komumishineerkii Booliiska magaalada Addiss Ababa Girma Kassa kadib qaraxii ka dhacay magaalada Adiss ababa ee la la beegsaday raysal wasaaraha […]

 
 

Dad Loo Qabqabtay Qarixii Addis Ababa Ka Dhacay.

Dad Loo Qabqabtay Qarixii Addis Ababa Ka Dhacay.

Sida ay kusoo waramayaan warar kala duwan oo ay heshay ONA ayaa sheegaya in Gumaysiga Itoobiya uu xidhxidhay ilaa iyo 12 qof oo 9 kamid […]

 
 

Madaxwaynaha Zimbabwe oo Lala Beegsaday Qarax.

Madaxwaynaha Zimbabwe oo Lala Beegsaday Qarax.

Qarax aad u culus ayaa ka dhacay dalka Zimbabwe, meel uu ka qudbeynayay madaxweynaha dalkaasi Emmerson Mnangagwa, oo dad isku soo baxay u la hadlayay. […]

 
 

Malta oo Diiday Inay Qaabisho Tahriibayaal African Ah.

Malta oo Diiday Inay Qaabisho Tahriibayaal African Ah.

Dowladda Malta ayaa sheegtay in aysan qaabili doonin tahriibayaal Afrikaan ah oo dhawaan lasoo badbaadiyay ,kuwaas oo saaran Markab taagan xeebaha dalkaasi. Dadkan muhaajiriinta ah […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo qodobadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Dhaawaca Qaraxii Raysal Wasaaraha Itoobiya Lala Beeg saday oo Gaadhay 100 qof.

Dhaawaca Qaraxii Raysal Wasaaraha Itoobiya Lala Beeg saday oo Gaadhay 100 qof.

Sida ay baahisay haayada laan qayrta cas ee Itoobiya qaraxii la la beeg saday raysal wasaaraha Itoobiya dadkii dhaawacu uu kusoo gaadhay ayaa waxay gaadheen […]

 
 

Faah Faahin Qaraxii Raysal Wasaaraha Itoobiya Ka Badbaaday+Sawrio.

Faah Faahin Qaraxii Raysal Wasaaraha Itoobiya Ka Badbaaday+Sawrio.

Sida aan warar kaanagii hore idiin ku sheegnay ba Raysalwasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa ka bad baaday qarax lala beegsaday kumaanaan taageerayaashiisa ah oo mudaaharaad […]

 
 

Ethiopia PM Abiy Ahmed speaks after Unsuccessful assassination Attempt.

Ethiopia PM Abiy Ahmed speaks after Unsuccessful assassination Attempt.

Ethiopian Prime Minister Dr. Abiy Ahmed appeared on the national television right after he survived unsuccessful assassination attempts. The bomb explosion attack happened after the […]

 
 

Deg deg: Daawo Raisulwasaaraha Itoobiya oo Dil Ka Badbaaday.

Deg deg: Daawo Raisulwasaaraha Itoobiya oo Dil Ka Badbaaday.

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday goob fagaara ah oo isusoobax taagero ah loogu samayn hayay raysalwasaaraha cusub ee […]

 
 

Itoobiya oo Xayiraadii Ka Qaaday ESAT, ONA & OMN TV.

Itoobiya oo Xayiraadii Ka Qaaday ESAT, ONA & OMN TV.

War kasoo baxay xafiiska Abiye Axmed ayaa lagu sheegay in xayiraadii saarnayd laga qaaday 264 website iyo TV oo laga mamnuucay in laga daawado ama […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay