Archive for: June, 2018

Turkiga oo Ka Falceliyay Canshuurtii Badeecada uu Trump Kusoo Rogay.

Turkiga oo Ka Falceliyay Canshuurtii Badeecada uu Trump Kusoo Rogay.

Dawlada Turkey ayaa sheegtay in canshuur dhan 1.8 bilyan oo dollar ay saari doonto badeecadaha lagu soo sameeyo Mareykanka, ayadoo ka falcelinaysa canshuurta uu Trump […]

 
 

Maraykanka oo Soo Dhaweeyay Xidhiidhka Itoobiya & Eritrea.

White House Press Secretary Sarah Huckabee Sanders gestures as she answers a question from the media during the daily briefing, Thursday, June 14, 2018, in the Briefing Room of the White House in Washington. (AP Photo/Jacquelyn Martin)

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in horumarka ay Eritrea iyo Gumaysiga Itoobiya ka sameeyeen xal u helista murranka muddada dheer ka dhex oognaa iyo caadiyeynta xidhiidhkooda […]

 
 

Ethiopia unblocks censored TV and websites.

Ethiopia unblocks censored TV and websites.

A senior Ethiopian official says the country has opened access to 264 blocked websites and TV broadcasters. Fitsum Arega, who is the prime minister’s chief […]

 
 

Kulan 5 Maalmood Socday oo Guul Kusoo Dhamaaday Saraakiisha Ciidanka JWXO & Xarunta Dhexe+sawiro.

Kulan 5 Maalmood Socday oo Guul Kusoo Dhamaaday Saraakiisha Ciidanka JWXO & Xarunta Dhexe+sawiro.

Wararka naga soo gaadhaya xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO ayaa sheegaya in 5 tii maal mood ee laso dhaafay uu kulan u […]

 
 

Daawo: Sh Musdhafe Xaaji & Darsigii Jumcaha.

Daawo: Sh Musdhafe Xaaji & Darsigii Jumcaha.
 
 

Maleeshiyo Oromo Ah oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Caws Wayne.

Maleeshiyo Oromo Ah oo Dad Shacab Ah Ku Laayay Caws Wayne.

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan ayaa waxay sheegaan in maleeshiyo Oromo ah ay weerar ku qadeen beeraleey soomali ah meel waxyar […]

 
 

Baarlamaanka Itoobiya oo La Horgaynayo Sharci Muhiim Ah.

Ethiopian Members of Parliament attend an emergency meeting to lift the state of emergency, in Addis Ababa, Ethiopia, August 4, 2017. REUTERS/Tiksa Negeri

Sida ay wararku nagusoo gaadhayaan xeer ilaaliyaha guud ee Gumaysiga Itoobiya Birhanu Zegaye ayaa wuxuu sheegay in la horgayn doono baarlamaanka Gumaysiga Itoobiya xeer lagaga […]

 
 

Maqaal: Cadaalad Darrada Itoobiya Maxay Soomaalidu Ka Baran Kartaa?

Maqaal: Cadaalad Darrada Itoobiya Maxay Soomaalidu Ka Baran Kartaa?

Itoobiya waa wadan ay ku nool yihiin in ka badan 90 qawmiyadood, wuxuuse xukunku & dhaqaaluba gacanta ugu jiraan kolba qolada haysata ama uu gacanta […]

 
 

Political Transition And State Building In Ethiopia.

Political Transition And State Building In Ethiopia.

Addressing peaceful political transition towards democracy in Ethiopia to avoid a regional human and security crisis in the region. For a quarter century, the Ethiopian […]

 
 

Turkiga oo Helaya Diyaaradaha F-35 ee Maraykanka.

A U.S. F-35 stealth fighter is seen during the press day of the 2017 Seoul International Aerospace and Defense Exhibition at Seoul Airport in Seongnam, South Korea, Monday, Oct. 16, 2017. South Korean and U.S. troops launched five days of naval drills on Monday, three days after North Korea renewed its threat to fire missiles near the American territory of Guam. (AP Photo/Ahn Young-joon)

Iyada oo ay jirto diidmada xubno kamid ah Congress-ka Mareykanka, ayaa Turkiga waxa ay heli doonaan toddobaadkan qeybtii ugu horreysay ee diyaaradaha dagaalka F-35 ee […]

 
 

Ciidanka Gumaysiga oo Rasaas Kufuray Shacab Oromo Ah.

Ciidanka Gumaysiga oo Rasaas Kufuray Shacab Oromo Ah.

Ciidanka Gumaysiga Itoobiya ee loo yaqaano Agasi ayaa shalay rasaas kufuray dad shacab ah gobolka Dhiima ee dhulka Oromada. Dadkan shacabka ah oo soo dhawaynayay […]

 
 

Daawo: Wararkii ka Baxay Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

Daawo: Wararkii ka Baxay Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo war bixinadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. […]

 
 

Hungary oo Mamnuucaysa Muhaajiriinta Magangeliyo Doonka Ah.

Hungary oo Mamnuucaysa Muhaajiriinta Magangeliyo Doonka Ah.

Baarlamaanka dalka Hungary ayaa meel mariyay sharciyo la doonayo in lagu xakameeyo dadka soo galootiga ah ee dalkaasi magangelyada u raadsanaya. Sharciyadan ayaa waxaana ku […]

 
 

Gumaysiga Itoobiya oo Dad Shacab Ah Ku xidh xidhay Magaalada Dhagax Buur.

Gumaysiga Itoobiya oo Dad Shacab Ah Ku xidh xidhay Magaalada Dhagax Buur.

Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana magalada Dhagaxbuur ee xarunta gobolka Jarar ayaa sheegaya in saaka ciidamada nacabka ah ee gumaysiga Itoobiya iyo kooxda […]

 
 

Dhalinyaro Gadoodsan oo Fashiliyay Shir Diri-Dhabo Lagu Qabtay.

Dhalinyaro Gadoodsan oo Fashiliyay Shir Diri-Dhabo Lagu Qabtay.

Shir ladoonayay in lagu qabto magaalada Diri dhabo ayaa fashilmay kadib markii ay wacdaro ka muujiyay dhalinta Diri-Dhabo. Shirkan oo uu soo qabanqaabiyay maamul kusheega dabadhilifka ah ee […]

 
 

Abiy Axmad oo Kala Diray Maamulkii Shucuubta Koonfureed.

Abiy Axmad oo Kala Diray Maamulkii Shucuubta Koonfureed.

Raysal wasaaraha Gumaysiga Itoobiya, Abiy Axmad ayaa wuxuu sheegay inuu kala diray Maamulkii Shucuubta Koonfureed (SNNRP) ee Itoobiya, wuxuuna sabab uga dhigay qalalaaso dagaal oo […]

 
 

Statement Of The Chairperson Of The African Union Commission On The Relations Between Eritrea And Ethiopia.

Statement Of The Chairperson Of The African Union Commission On The Relations Between Eritrea And Ethiopia.

The Chairperson of the African Union Commission, Moussa Faki Mahamat, welcomes the recent positive developments in the relations between Eritrea and Ethiopia. He notes in […]

 
 

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka K. Africa oo Toogasho Lagu Dilay.

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka K. Africa oo Toogasho Lagu Dilay.

Koox loo maleynayo in ay ahaayeen budhcad ayaa toogasho ku dilay Sibusiso Radebe oo ahaa xildhibaan ka tirsanaa Xisbiga ANC ee dalka Koonfur Africa. Madaxa […]

 
 

Maraykanka oo Iskaga Baxay Golaha Xaquuqul Insaanka ee QM.

Maraykanka oo Iskaga Baxay Golaha Xaquuqul Insaanka ee QM.

Maraykanka ayaa shaaciyey inuu isaga baxay Golaha Xaquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay (QM) iyagoo difaacaya gabood-fallada ay geysato Israel. Safiirka Maraykanka u fadhiya QM Nikky […]

 
 

Deg Deg: Dawlada Eritrea oo Wafdi usoo Diraysa Gumaysiga Itoobiya.

Deg Deg: Dawlada Eritrea oo Wafdi usoo Diraysa Gumaysiga Itoobiya.

Madaxwaynaha dowlada Eritaria ayaa ku dhawaaqay inuu waftdi heer sare ah udirayo gumaysiga Itoobiya madaxwayne ASayas Afworki oo ka hadlayay xaflada dabaal daga ciida dalkiisa ayaa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay