Archive for: June, 2018

Dhagayso: Baaqii Raysal Wasaaraha oo Ay Ka Jawaabeen 3 da Jabhadood ee ONLF, OLF & Ginbot 7.

Dhagayso: Baaqii Raysal Wasaaraha oo Ay Ka Jawaabeen 3 da Jabhadood ee ONLF, OLF & Ginbot 7.

Waxaa waraysi ku saabsan baaqii Abiye Ahmed ee jabhadaha hubaysab laga waraystay masuuliyiinta Jabhada ONLF, OLF iyo Ginbot 7, baaqa u ku baaqay Raysal wasaaraha […]

 
 

Ethiopia PM: Security agencies committed ‘terrorist acts’

Ethiopia PM: Security agencies committed ‘terrorist acts’

Aljazeera) — Ethiopia’s Prime Minister Abiy Ahmed said his country’s security institutions tortured and committed “terrorist acts” against its own citizens in the past, in […]

 
 

Maxkamad kutaala Adis Ababa oo isu Badashay Goob mudaharaad.

Maxkamad kutaala Adis Ababa oo isu Badashay Goob mudaharaad.

Maxkamad kutaalada xaafata dhilataa kifaltaa oo kamid ah xaafadaha magaalada Adis Ababa ayaa isu badashay goob mudaharaad kadib markii ay maxaabiis loo keenay in lagu […]

 
 

Ciidanka Itoobiya oo Gabadh Shacab ah Kala Baxay Gurigooda Dagmada Qalaafe.

Ciidanka Itoobiya oo Gabadh Shacab ah Kala Baxay Gurigooda Dagmada Qalaafe.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaan magaalada Godey ayaa sheegay in ciidamada nacabka ah ee Gumaysiga Itoobiya iyo maleeshiyaadka dhaaraanka u ah ay […]

 
 

Qaxootigii Ugu Badnaa Abid oo Barakacay 2017-kii.

Qaxootigii Ugu Badnaa Abid oo Barakacay 2017-kii.

Hay’adda qaxootiga u qaabisal Qaramada Midoobay (QM) ee loosoo gaabiyo UNHCR ayaa sheegtay in dadkii ugu badnaa abid oo gaaraya 68.5 milyan oo qof lagu qasbay […]

 
 

Xulafada Sacuudiga oo Weeraray Garoonka Xudaydah.

Xulafada Sacuudiga oo Weeraray Garoonka Xudaydah.

Ciidamada dowladda Yemen ee Sacuudigu ay tagaeeraan ayaa weerar culus shalay ku qaaday garoonka diyaaradaha magaalada mucaaradku ay haystaan ee Xudeyda. Dad goobjoogeyaal ah ayaa […]

 
 

Abiye Axmad oo Sheegay in Askarta Gumaysiga Itoobiya Argagixiso Yihiin.

Abiye Axmad oo Sheegay in Askarta Gumaysiga Itoobiya Argagixiso Yihiin.

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiye Axmad ayaa ciidanka Gumaysiga Itoobiya ku eedeeyay in ay ku kacaan falal argagixisonimo ah iyaga oo si sharci darro ah dadka […]

 
 

Deg Deg: Taliyihii Guud ee Gudiga Booliiska Federaalka Itoobiya oo Is Casilay.

Deg Deg: Taliyihii Guud ee Gudiga Booliiska Federaalka Itoobiya oo Is Casilay.

Wararka nagasoo gaadhaya gudaha magaalada Addiss Ababa ee Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in Galiyihii Guud ee Ciidanka Policeka Federalka Itoobiya iscasilay. Taliyahan iscasilay ayaa sheegay […]

 
 

Daawo: Wararkii kala duwanaa ee tvga Qaranka Ogaadeniya.

Daawo: Wararkii kala duwanaa ee tvga Qaranka Ogaadeniya.

Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya iyo warbixinadii xiisaha badna ee lagusoo qaatay. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Baarlamaanka Gumaysiga Itoobiya oo Kulan Dag Dag Ah Yeeshay.

Ethiopian Members of Parliament attend an emergency meeting to lift the state of emergency, in Addis Ababa, Ethiopia, August 4, 2017. REUTERS/Tiksa Negeri

Baarlaanka Gumaysiga Itoobiya ayaa maalinimadii shalay ahayd taariimhduna kubeegnayd 18/06/2018 kulan dag dag ah isugu yimid magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya. Kulankan dag […]

 
 

Kenya oo Faah Faahisay Askartii Looga Dilay Weerar Ka Dhacay Wajeer

Kenya oo Faah Faahisay Askartii Looga Dilay Weerar Ka Dhacay Wajeer

Dowladda Kenya oo faah faahin ka bixisay weerarkii shalay gelinkii dambe ciidamada lala beegsaday deegaanka Wajeer oo ka tirsan gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. […]

 
 

Duqaymaha Lagu Hayo Xudaydah ee Dalka Yemen oo Sii Xoogaystay.

Duqaymaha Lagu Hayo Xudaydah ee Dalka Yemen oo Sii Xoogaystay.

Isbahaysiga uu hogaamiyo Sacuudiga ayaa la sheegay in ay fuliyeen duqaymo dheeraad ah oo ay la beegsadeen magaalada dekadda leh ee Xudeydah ee dalka Yemen. […]

 
 

Shiinaha & Hindiya oo Canshuur Culus Kusoo Rogay Ganacsiga Maraykanka.

Shiinaha & Hindiya oo Canshuur Culus Kusoo Rogay Ganacsiga Maraykanka.

Dawlada Shiinaha ayaa shaacisay jawaab ku socota canshuurta iyo tarifada Maraykanka uu dul saaray birta iyo aluminium laga keeno dalkaasi. Xukuumada Shiinaha oo sheegtay in […]

 
 

Gudiga fulinta Ururka UCSO oo uu kulankoodii Caadiga Ahaa uqabsoomay.

Gudiga fulinta Ururka UCSO oo uu kulankoodii Caadiga Ahaa uqabsoomay.

Gidiga fulinta ee Ururka Culimada soomaalida Ogadenia ee magaciisa loosoo gaabiyo UCSO ayaa kulan muhiim ah kuyeeshay xerada IFO ee deegaanka Dhadhaab. Kulankan oo ahaa […]

 
 

Saddex Nin oo Walaalo Ah oo Muqdisho Lagu Dilay.

Saddex Nin oo Walaalo Ah oo Muqdisho Lagu Dilay.

Nin hubeysan ayaa maalintii shalay ahayd hal goob kuwada diley saddex nin oo walaalo ah, dilka ayaa ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Saddexda […]

 
 

Bayaan: Siidaynta Madaxda & Xubnaha ONLF ee Ra’iisul Wasaaraha Cusub Waa Tilaabo Dhanka Wanaagsan Loo Qaaday.

Bayaan: Siidaynta Madaxda & Xubnaha ONLF ee Ra’iisul Wasaaraha Cusub Waa Tilaabo Dhanka Wanaagsan Loo Qaaday.

Siidaynta Madaxda & Xubnaha ONLF ee Ra’iisul Wasaaraha Cusub Waa Tilaabo Dhanka Wanaagsan Loo Qaaday. ONLF oo Bayaan Kasoo Saartay Siidaynta Maxaabiista. 17 June 2018 […]

 
 

Xaalada Guud ee Gumaysiga Itoobiya oo sii Xumaanaysa & Dibad baxyo Waawayn oo Loo Balansanyahay.

Xaalada Guud ee  Gumaysiga Itoobiya oo sii Xumaanaysa & Dibad baxyo Waawayn oo Loo Balansanyahay.

Xaalada guud ee gumaysiga Itoobiya ayaa noqotay mid marba marka kadambaysa mugdi sii galaysa iyadoo sida la ogyahay ay jiraan is maan dhaaf udhaxeeya  Abiye […]

 
 

Daawo: Gumaysiga Itoobiya Dagaal Sukeeye Ka Dhexhuriyay Shucuubta Koonfureed.

Daawo: Gumaysiga Itoobiya Dagaal Sukeeye Ka Dhexhuriyay Shucuubta Koonfureed.

Waxaa wali halkiisii kasii socda qalaasihi ka socday gobolka Shucuubta koon fureed ee gumaysiga Itoobiya, dagaal ay TPLF hurisay ayaa wuxuu ka socdaa magaalooyinka Hawasa […]

 
 

European Parliament Conference: 2018 Ethiopia – Ways Toward Politically-Inclusive Democracy.

European Parliament Conference: 2018 Ethiopia – Ways Toward Politically-Inclusive Democracy.

11 July 2018 | 11.00 – 14.00 | Room A6G306 European Parliament, Brussels On 11 July 2018 the Unrepresented Nations and Peoples Organization (UNPO), in […]

 
 

Daawo: Wararkii Qubanaha Ee tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Daawo: Wararkii Qubanaha Ee tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Waxaad kusoo dhawaataan wararkii qubanaha ee tvga qaranka Ogaadeniya iyo barnamijkii ciida ee lagusoo qaatay. ONA.

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay