Archive for: July, 2018

Daawo: Daahir Tamuuje oo Ka Qaybgalay Dooda Madasha Kalsan TV.

Daawo: Daahir Tamuuje oo Ka Qaybgalay Dooda Madasha Kalsan TV.
 
 

Dhagayso: Injiner C/laahi Ugaas M Qani Isbedalka Ethiopia iyo Siyaasada JWXO (ONLF).

Dhagayso: Injiner C/laahi Ugaas M Qani Isbedalka Ethiopia iyo Siyaasada JWXO (ONLF).

Waxaad dhagaystayaal kusoo dhawaataan waraysi uu la yeeshay radio ga SBC Masuul ka tirsan gudiga fulinta ee jabhada wadaniga xoraynta Ogaadeniya (JWXO) Mudane Injiner  C/laahi Ugaas […]

 
 

Deg-Deg: Diyaarad Dagaal oo Cidleh Aan La ogayn oo 40 Askari Sida oo Maqale Caga dhigatay.

Deg-Deg: Diyaarad Dagaal oo Cidleh Aan La ogayn oo 40 Askari Sida oo Maqale Caga dhigatay.

Wararka nagasoo gaadhaya gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in Magaalada Maqale ee caasimada gobolka Tigrayga kasoo dagtay diyaarad 40 asakri oo hubaysan wada. Askarta oo Dhamaan […]

 
 

Deg Deg: Mudaaharaad Ka socda Meelo Badan oo Kamida Gobolka Afdheer.

Deg Deg: Mudaaharaad Ka socda Meelo Badan oo Kamida Gobolka Afdheer.

Wararka nagasoo gaadhaya gudaha ogadeniya gaar ahaana gobalka Afdheer ayaa waxay sheegayaan mudaaharaado gumaysiga iyo gacanyara yaashiisa lagaga soo horjeedo inay kasocdaan gobalka Afdheer. Xalay […]

 
 

Deg Deg: Kacdoon Shacab oo Hada Ka Socda Godey.

Deg Deg: Kacdoon Shacab oo Hada Ka Socda Godey.

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku sugan magaalada Godey ee xarunta Gobolka Shabeele ayaa sheegaya in banaanbax balaadhan uu wakhtigan xaadirka ah ka socdo magaalada. […]

 
 

Daawo: Qudbad Taariikhi Ah oo Jaaliyada Ogaadeniya Ka Jeedisay Kulankii Raysal Wasaaraha Ee Minnesota.

Daawo: Qudbad Taariikhi Ah oo Jaaliyada Ogaadeniya Ka Jeedisay Kulankii Raysal Wasaaraha Ee Minnesota.

Jaaliyada Somalida Ogadeniya ee  maraykanka oo ka qayb gashay xaflad raysalwasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed su’aalo lagu waydiin hayay ayaa tacadiyada iyo gaboodfalka Dhulka soomalida ogadeniya […]

 
 

Hawaarinta oo Dad Shacab Ah Raaso Ku Waxyeelaysay

Hawaarinta oo Dad Shacab Ah Raaso Ku Waxyeelaysay

Sida ay kusoo waramayaan goob joogayaal ku sugan Raaso, kooxda Hawaarinta/Liyuu booliska ayaa dad shacab ah rasaas ooda uga qaaday. Warkan ay ONA heshay ayaa […]

 
 

Maamulkii hore Ee Dhamaan Xabsiyada Itoobiya oo Lawada Eryay.

Maamulkii hore Ee Dhamaan Xabsiyada Itoobiya oo Lawada Eryay.

Wararka naga soo gaadhaya gumaysiga Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in xilkii laga wada qaaday dhamaanba xubnihii maamulaayay xabsiyada Itoobiya kuwaasi oo dadka lagu jidh dili […]

 
 

Daawo: wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya.

Daawo: wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogadeniya ilays tv iyo qodobadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Police fire tear gas at protesters during state funeral for Ethiopia’s Grand Dam engineer.

Police fire tear gas at protesters during state funeral for Ethiopia’s Grand Dam engineer.

  Addis Ababa, Ethiopia (CNN) — Police fired tear gas Sunday at demonstrators in Addis Ababa, Ethiopia’s capital, where tens of thousands had gathered to […]

 
 

Madaxweynaha Jabuuti oo dhawaan booqanaya dalka Ertirea

Madaxweynaha Jabuuti oo dhawaan booqanaya dalka Ertirea

Iyadoo ay muuqato in uu dib u soo noqonayo xiriirkii Eritrea ee qaarada Africa iyo guud ahaanba marka la eego caalamka intiisa kale ayaa dhawaan […]

 
 

Al-Shabaab oo Weerartay Ciidanka Soomaaliya ee Afgooye Ku Sugan.

Al-Shabaab oo Weerartay Ciidanka Soomaaliya ee Afgooye Ku Sugan.

Koox la rumeysan yahay inay yihiin Al-shabaab ayaa xalay waxay weerar ku bilowday rasaas culus iyo bambaanooyin ay ku qaadeen saldhig ciidanka Soomaaliya ku leeyihiin […]

 
 

Tirinta Codadka Doorashadii Zimbabwe oo Socota.

Tirinta Codadka Doorashadii Zimbabwe oo Socota.

Dalka Zimbabawe waxaa ka bilowday tirinta codadkii la dhiibtay ee doorashada. Shacabka dalkaasi ayaa dooranayay madaxweynaha xiga iyo xildhibaanada barlamaanka ee dalkaasi, waxaana doorashadani codkooda […]

 
 

War-murtiyeedka Heshiiska Dowladaha Eritrea iyo Soomaaliya.

War-murtiyeedka Heshiiska Dowladaha Eritrea iyo Soomaaliya.

Iyada oo maanka lagu hayo xiriirka iyo saaxiibtinimada qotoda dheer ee labada shacab ee Ereteriya iyo Soomaaliya Iyada oo dib loo millicsanayo xaqiiqada ah in […]

 
 

Dhaanto Cusub Samiir Yare iyo Ayaan Halgan OYSU

Dhaanto Cusub Samiir Yare iyo Ayaan Halgan OYSU

Xafladii OYSU ee Nairobi waxaa dhaanto cusub oo qiiro badan ka qaaday Halganto ayaan Halgan iyo Samiir yare taasi oo noqotay dhaantadii ugu……

 
 

Gudoomiyaha ONLF iyo Madaxweynaha Soomaaliya Oo kulan ku Yeeshay Eritrea

Gudoomiyaha ONLF iyo Madaxweynaha Soomaaliya Oo kulan ku Yeeshay Eritrea

Kulan ay yeesheen isaga iyo Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Ururka ONLF, Admiral Maxamed Cumar Cusmaan uu sheegay in dawladda Somalia ay raali-galin […]

 
 

Daawo: Hees Wadani ah “Bulshadu Waa Toban Dhudood” Xidigaha Ogadeniya Ee North America.

Daawo: Hees Wadani ah “Bulshadu Waa Toban Dhudood” Xidigaha Ogadeniya Ee North America.

Waxaad kusoo dhawaataan hees wadani ah “Bulshadu waa Toban Dhudoodo ini Dhiil bay Lushaa” iyo xidigaha Ogadeniya North America. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Maxaabiistii Bayaxow oo Muuqaalo Bahdilaad Ah Laga Soo Duubayo.

Maxaabiistii Bayaxow oo Muuqaalo Bahdilaad Ah Laga Soo Duubayo.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadenya gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa sheegaya in kooxda dabadhilifka ah ee magaalada Jigjiga […]

 
 

Qawmiyadaha Guji & Gedio oo Heshiiyay &Tigreegii oo Mudaharaaday.

Qawmiyadaha Guji & Gedio oo Heshiiyay &Tigreegii oo Mudaharaaday.

Wararka naga soo gaadhaya koonfurta wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya waanwaan nabadeed oo baryihii lasoo lasoo dhaafay kasocday deegaanada Guji iyo Gedio. Sida xogta aan […]

 
 

Dibadbaxyo Waawayn oo Kadhacay Magaalada Addis Ababa.

Dibadbaxyo Waawayn oo Kadhacay Magaalada Addis Ababa.

Wararka naga Soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya dibad baxyo rabshado wata oo maalinnimadii shalay oo Axad ahayd hadheeyay guud […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay