Archive for: July, 2018

Abiy Ahmed oo Booqasho Ku Tagaya Eritrea.

Abiy Ahmed oo Booqasho Ku Tagaya Eritrea.

Wararka nagaso gaadhaya wadanka Eritrea ayaa sheegaya in Dowlada Eritrea isku diyaarinayso soo dhawaynta Raysal Wasaaraha  Itoobiya Abiy Ahmed oo maalinta bari ah ku wajahan […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala duwanaa ee tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

Daawo: Wararkii Kala duwanaa ee tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo warbixino gaar ah oo lagusoo qaatay. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Midowga Yurub oo Eedayn Culus Usoo Jeediyay Soomaaliya.

Midowga Yurub oo Eedayn Culus Usoo Jeediyay Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ayaa lagu eedeynayaa in ay ku xad gudubtay Xuquuqda Aadanaha, islamarkaana mudaddii ay jirtay  geysatay Xadgudubyo badan oo ka dhan ah Xuuquuqda Aadanaha. […]

 
 

Daawo: Sida Qalbi Dhagax Loogu Soo Dhaeeyay Xeryaha Qaxootiga Kenya.

Daawo: Sida Qalbi Dhagax Loogu Soo Dhaeeyay Xeryaha Qaxootiga Kenya.

Waxaa isugu soo baxay xeryaha qaxootiha dhadhaab shacab Soomaaliyeed oo aad u badan kuwaasi ka qayb qaadanayay mudaaharaad lagusoo dhawaynayay siidaynta Abdikariim Sheekh Muuse Qalbi […]

 
 

Ra’iisal wasaarihii Hore ee Pakistan oo 10 Sano Lagu Xkumay.

Ra’iisal wasaarihii Hore ee Pakistan oo 10 Sano Lagu Xkumay.

Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa toban sano oo xabsi ah ku xukuntay ra’iisal wasaarihii hore ee dalkaasi Nawaz Sharif, kaddib markii ay ku heshay […]

 
 

Dagaal Ganacsi oo Mareykanka & Shiinaha U Billowday.

Dagaal Ganacsi oo Mareykanka & Shiinaha U Billowday.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa canshuur 25% ah kusoo rogay in ka badan 800 oo ah badaceedo ay China soo saarto. Canshuurtan ayaa dhaqan gashay […]

 
 

Dhagayso: Afhayeenka JWXO Cadaani Hirmooge oo Laga Waraystay Idaacada VOA.

Dhagayso: Afhayeenka JWXO Cadaani Hirmooge oo Laga Waraystay Idaacada VOA.

Waxaa laga waraystay idaacada VOA laanteeda afka soomaaliga Afhayeenka Jabhada ONLF Mudane Cabdiqaadir Hassan Hirmooge oo wax laga waydiiyay Shirwaynaha JWXO & shidaalka Ogaadeniya. Hoos […]

 
 

Shirwaynihii JWXO oo Xoghaye Guud u Doortay C/raxman Maadeey.

Shirwaynihii JWXO oo Xoghaye Guud u Doortay C/raxman Maadeey.

Waxaa si habsami ah wali uga socda wadanka Eritrea Shirwaynihii 3-aad ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) waxaana ilaa shalay socotay doorashada madaxda ugu saraysa […]

 
 

Daawo: Wiil Laga Waraystay Ciqaabta “Jeel Ogaden” & Sida Loo Ciqaabay.

Daawo: Wiil Laga Waraystay Ciqaabta “Jeel Ogaden” & Sida Loo Ciqaabay.

Idaacada Bbc Laanteeda afka soomaliga qaybta muuqaalka ayaa waxay waraysatay wiil kamida dhalin yarada Ogaadeniya oo xabsiga jeel Ogaden mudo kusoo xidhnaa kaasoo lagu soo […]

 
 

Taliyeyaashii Xabsiyada Gumaysiga Itoobiya oo Xilalkii Laga Xayuubiyay.

Taliyeyaashii Xabsiyada Gumaysiga Itoobiya oo Xilalkii Laga Xayuubiyay.

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Addiss Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in dhamaan madaxdii xabsiyada kala duwan ee heer Federal xilalkii laga qaaday. Xeer-ilaaliyaha […]

 
 

Daawo: Sh Musdhafe Xaaji % Muxaadarada Jumcaha.

Daawo: Sh Musdhafe Xaaji % Muxaadarada Jumcaha.
 
 

Daawo: Warar Xiiso Badan & Soo Dhawayntii Naftiihure Qalbi Dhagax ee Ilays TV.

Daawo: Warar Xiiso Badan & Soo Dhawayntii Naftiihure Qalbi Dhagax ee Ilays TV.

Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal tv ga qaranka Ogaadeniya wararkii iyo soo dhawayntii Naftiihure Qalbi dhagax ee Nirobi. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Sacuudiga oo Xayiraadii Ka Qaaday Xoolaha Soomaaliya.

Sacuudiga oo Xayiraadii Ka Qaaday Xoolaha Soomaaliya.

Guddi ay horey dowlada federaalka u magacawday in ay wada-xaajood la sameeyaan dowlada Sacuudiga si xoolaha Soomaaliya xayiraada looga qaado ayaa markii ugu horeysay faah […]

 
 

Ethiopia removes OLF, ONLF and Ginbot 7 from terror list

Ethiopian Members of Parliament attend an emergency meeting to lift the state of emergency, in Addis Ababa, Ethiopia, August 4, 2017. REUTERS/Tiksa Negeri

Addis Ababa – Ethiopia’s parliament has approved a government recommendation to take three rebel groups off the country’s list of terrorist organisations. Parliament, which is controlled […]

 
 

Xabsigii Mandela uu Ku Xidhnaa oo Habeenkii Lagu Seexdo $250,000.

Xabsigii Mandela uu Ku Xidhnaa oo Habeenkii Lagu Seexdo $250,000.

Waxaa dalka Koonfur Afrika lagu qabtay carwo lagu kireynayo xabsigii uu mudada dheer ku xirnaa madaxweynihii hore ee dalkaas Nelson Mandela, waxaana habeenkii lagu seexanayaa […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.
 
 

Shirwaynihii JWXO oo Adm. Maxamad Cumar U Doortay Gudoomiye.

Shirwaynihii JWXO oo Adm. Maxamad Cumar U Doortay Gudoomiye.

Sidii aan warar kaa nagii hore idiin ku soo gud binay waxaa ka socday Caasimada Asmara ee wadanka Eritrea shirwaynihii 3 aad ee JWXO kaas […]

 
 

Iiraan oo Ku Hanjabtay Inay Carqaladayn Doonto Shidaalka Khaliijka.

Iiraan oo Ku Hanjabtay Inay Carqaladayn Doonto Shidaalka Khaliijka.

Maalin kadib markii Madaxweynaha Iran Xasan Rowxani uu sheegay in dalkiisa uu carqaladeyn doono dhamaan ganacsiga shidaalka ee dalalka Bariga Dhexe hadii Maraykanka faraha lasoo […]

 
 

Deg Deg: Baarlamaanka Itoobiya oo Ansixiyay in Ururada ONLF, OLF & Ginbot 7 Ayna Argagixiso Ahayn.

Deg Deg: Baarlamaanka Itoobiya oo Ansixiyay in Ururada ONLF, OLF & Ginbot 7 Ayna Argagixiso Ahayn.

Baarlamaanka Gumaysiga Itoobiya ayaaa asixiyay sharci cusub oo ururada hubaysan ee gobonimo doonka ah sida ONLF, OLF iyo Ginbot 7 looga saarayo shaabadii uu saaray taliska […]

 
 

Daawo: Laanta Afka Soomaaliga Ee Bbc oo Warbixin Ka Diyaarisay Jidh dilka & Kufsiga Ka Dhaca Jeel Ogaden.

Daawo: Laanta Afka Soomaaliga Ee Bbc oo Warbixin Ka Diyaarisay Jidh dilka & Kufsiga Ka Dhaca Jeel Ogaden.

Sida aan warar kaa nagii hore idiin kusoo gud binayba haayada xuquuqda aadanaha ee Human Right Watch ayaa waxay soo saar say war bixin dheer […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay