Archive for: July, 2018

Daawo: Documentgii ay Haayada HRW ka Diyaarisay Ogadeniya & Xabdiga Jeel Ogaden.

Daawo: Documentgii ay Haayada HRW ka Diyaarisay Ogadeniya & Xabdiga Jeel Ogaden.

Warbixinta oo ka kooban 88 bog, cinwaanna looga dhigay, “Waxaanu Nahay Sida Meydka’: Jirdilka iyo Tacaddiyada Kale ee Xuquuqda Aadanaha ee Ka Dhaca Jeel Ogaadeen, […]

 
 

Human Right Watch oo Warbixin Xasaasi Ah Kasoo Saartay Ogaadeniya.

Human Right Watch oo Warbixin Xasaasi Ah Kasoo Saartay Ogaadeniya.

Maanta waxay haayada Xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch soo saartay warbixin xaasaasi ah oo looga hadlayo xad gudubyada ka dhanka ah bani aadamka ee […]

 
 

Gumaysiga Itoobiya Wuxuu u Dhexeeyaa Halis iyo Dib u Habayn.

Gumaysiga Itoobiya Wuxuu u Dhexeeyaa Halis iyo Dib u Habayn.

Bishii 4aad labadeedii 2018 waxaa Itoobiya loo doortay Raysalwasaare Abiy Axmed waxaana loo dhaariyay islamarkiiba xilka Ra’iisul Wasaaraha, laga bilaabo maalinkii ladoortay wuxuu taliska Itoobiya […]

 
 

OPED: Ogaden Basin: A Source Of Peril Or Prosperity For the Ogaden Somali Region.?

OPED: Ogaden Basin: A Source Of Peril Or Prosperity For  the Ogaden Somali Region.?

Addis Abeba, July 04/ 2018 – On June 28th Ethiopian government representatives, Somali Regional President Abdi Mohamoud Omar alongside Senior Executives of Poly-GCL Petroleum Group attended an […]

 
 

Ethiopia: Ex-political prisoners revel in new-found freedom.

Ethiopia: Ex-political prisoners revel in new-found freedom.

Kinfe Mickeal Debebe never thought the day would come when he would be a free man again. But on this bright Wednesday morning he is […]

 
 

Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Malaysiya oo Maxkamad Lasoo Taagay.

Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Malaysiya oo Maxkamad Lasoo Taagay.

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Malaysia Najib Razak, ayaa shalay si rasmi ah loogu soo oogay dacwado lala xiriira fadeexad musuq-maasuq oo balaayin dollar ah. […]

 
 

Ciidanka Israa’iil oo Rasaas Ku Furay Haween Falastiiniyiin Ah.

Ciidanka Israa’iil oo Rasaas Ku Furay Haween Falastiiniyiin Ah.

Ciidamada Israel ayaa rasaas ooda uga qaaday kumanaan haween ah oo ka qeyb qaadanayey mudaharaadka ka socda Marinka Gaza. Kumanaan haweenka Falastiiniyiin ah oo ku […]

 
 

Deg Deg: Naftiihure C/kariim Sh Muuse (Qalbi_Dhagax) oo Soo Gaadhay Magaalada Nairobi.

Deg Deg: Naftiihure C/kariim Sh Muuse (Qalbi_Dhagax) oo Soo Gaadhay Magaalada Nairobi.

Waxaa hada soo nabad gaadhay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Jomo Kenyyata ee magaalada Nairobi Naftiihure Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) oo soo dagay daqiiqado […]

 
 

Daawo: Shacabka Soomaaliyeed ee Ku Dhaqan Nirobi oo u Diyaara Soo Dhawaynta Qalbi Dhagax.

Daawo: Shacabka Soomaaliyeed ee Ku Dhaqan Nirobi oo u Diyaara Soo Dhawaynta Qalbi Dhagax.

Waxaa meel fagaare ah isugu soo baxay boqolaal kamida shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nirobi ee caasimada wadanka Kenya dadkaas oo dhamaantood diyaar u […]

 
 

Shirwaynihii 3 aad Ee JWXO oo Maalintii Afraad Galay.

Shirwaynihii 3 aad Ee JWXO oo Maalintii Afraad Galay.

Waxaa wali si habsami leh u socda shirwaynihii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) oo soo bilawday koow dii bishan aynu ku jirro wuxuuna wali si […]

 
 

The 3rd ONLF National Congress Convenes in Eritrea.

The 3rd ONLF National Congress Convenes in Eritrea.

(ONA – Asmara) – The Ogaden National Liberation Front (ONLF) convened its third National Congress in the outskirts of the Eritrean capital, Asmara. The National […]

 
 

Daawo: Barnaamijkii Qubanaha Todobaadka ee ka Baxay Ilays TV.

Daawo: Barnaamijkii Qubanaha Todobaadka ee ka Baxay Ilays TV.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan barnaamijkii qubanaha todobaadka iyo qodobadii xiisaha badnaa ee lagusoo qaatay tv ga qaranka Ogaadeniya ilays tv. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Dagaaladii Udhaxeeyay Oromada & Somalida oo Markale Ka Qarxay Baabili.

Dagaaladii Udhaxeeyay Oromada & Somalida oo Markale Ka Qarxay Baabili.

Dagaal culus ayaa la sheegayaa in uu ka socdo gudaha magaalada Baabili oo maamul ahaan hoos timaadda gobolka Oromada ayna wada degaan qowmiyadaha Soomaalida iyo […]

 
 

Dagaalo ka Dhacay Xuduuda u Dhaxaysa Sudan & Itoobiya.

Dagaalo ka Dhacay Xuduuda u Dhaxaysa Sudan & Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in dagaalo khasaare balaadhan gaystay ay ka socdaan xuduuda u dhaxaysa Sudan iyo Itoobiya. Dagaaladan ayaa […]

 
 

Masuqii Malaysiga oo Galaaftay Ra’iisul Wasaarihii Hore.

Masuqii Malaysiga oo Galaaftay Ra’iisul Wasaarihii Hore.

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Malaysia Najib Razak, ayaa shalay la xidhay ayada oo lagu tuhun sanyahay fadeexad musuq-maasuq oo balaayin dollar lagu lunsaday inuu […]

 
 

Trump oo Digniin Culus U Diray Ururka Ganacsiga Aduunka ee WTO.

Trump oo Digniin Culus U Diray Ururka Ganacsiga Aduunka ee WTO.

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in Maraykanku aanu hadda qorshaynaynin inuu talaabo ka qaado Ururka Ganacsiga Adduunka ee loosoo gaabiyo (WTO), haseyeeshee, uu […]

 
 

Dhagayso: Hogaanka Warfaafinta JWXO Hassan Moalin oo Waraysi Siiyay Laanta Afka Axmaariga Ee VOA da.

Dhagayso: Hogaanka Warfaafinta JWXO Hassan Moalin oo Waraysi Siiyay Laanta Afka Axmaariga Ee VOA da.

Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal gudoomiyaha hogaanka Warfaafinta Jabhada wadaniga Xoriyada Ogaadeniya (JWXO) Mudane Hassan Moalin oo waraysi siiyay idaacada Laanta Afka Xabashiga ee VOA da. […]

 
 

Dagaalo udhaxeeya Somalida & Oromoda oo Ka Socda Magaalada Baabili.

Dagaalo udhaxeeya Somalida & Oromoda oo Ka Socda Magaalada Baabili.

Wararka nagasoo gaadhaya gudaha ogaadeniya gaar ahaan dagmada baabili ee gobolka Faafan ayaa waxay sheegaya in Maleeshiyaad hubaysan oo Oromo ah ay weeraro ku hayaan […]

 
 

Daawo: Afhayeenka ONLF Cadaani Hirmooge oo Laga Waraystay Universal Tv.

Daawo: Afhayeenka ONLF Cadaani Hirmooge oo Laga Waraystay Universal Tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan waraysi dhinacyo badan taaban haya oo lala yeeshay Afhayeenka Jabhada ONLF Halgame Cabdiqaadir Hassan Hirmooge (Cadaani). Waraysigan ayaa waxaa la yeeshay […]

 
 

Shirwaynihii 3-aad Ee JWXO oo Maalintii 3aad Galay + Sawiro.

Shirwaynihii 3-aad Ee JWXO oo Maalintii 3aad Galay + Sawiro.

Waxaa maalintii 3aad galay shirwaynihii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) oo soo bilawday Maalintii Axada ahayd. Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay ergooyin ka kala […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay