Archive for: July, 2018

Dad Shacab Ah oo Lagu Xidh Xidhay Xalay Magaalada Dhagax Buur.

Dad Shacab Ah oo Lagu Xidh Xidhay Xalay Magaalada Dhagax Buur.

Ciidanka Gumaysiga Itoobiya iyo canaasiirta ushaqaysa ee hawaarinta ayaa xalay dad shacab ah guryahooda kala baxay gaar ahaana xaafada 6aad ee magalada Dhagaxbuur. Dadkan oo […]

 
 

Safiirka Maraykanka Ufadhiya Itoobiya oo ka Hadlay Xaalada Itoobiya.

Safiirka Maraykanka Ufadhiya Itoobiya oo ka Hadlay Xaalada Itoobiya.

Danjiraha Maraykanka u fadhiya Gumaysiga Itoobiya ayaa waraysi uu siiyay Wargayska Addis Standard kaga hadlay xaalada Itoobiya iyo isbadalada kasocda, safiirka ayaa sheegaya in uu […]

 
 

Khasaare Ka Dhashay Banaanbaxyo Ka Dhan Ah Dawlada Iran.

Khasaare Ka Dhashay Banaanbaxyo Ka Dhan Ah Dawlada Iran.

Warbaahinta dowlada Iiraan ayaa waxaa ay shaaca ka qaaday in tiro dad ah ay ku dhaawacmeen dibad baxyo balaadhan oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay […]

 
 

Britain oo Qalab Ku Kacaya 5.6 million Ugu Deeqday AMISOM.

Britain oo Qalab Ku Kacaya 5.6 million Ugu Deeqday AMISOM.

Dowladda Britain ayaa qalab uu qiimihiisu gaadhayo 5.6 milyan oo poun ugu deeqday Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) si ay gacan uga gaystaan nadiifinta […]

 
 

Daawo: Waraysi Xiiso Badan Afhayeenka ONLF Cadaani Hirmooge.

Daawo: Waraysi Xiiso Badan Afhayeenka ONLF Cadaani Hirmooge.

Laanta afka soomaaliga ee VOA da ayaa waxay waraysi xiiso badan la yeelatay Afhayeenka jabhada ONLF Mudane cabdiqaadir Hassan Hirmooge waxaana wax laga waydiiyay su’aalo […]

 
 

Shan (5) Arimood oo laga Bartay shirkii jaraa’id ee uu qabtay Cabdikariim Qalbi-Dhagax.

Shan (5) Arimood oo laga Bartay shirkii jaraa’id ee uu qabtay Cabdikariim Qalbi-Dhagax.

Naftiihure Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax ayaa Shalay markii ugu horeysay ka hadlay sababtii loo xidhay iyo cidda ka dambeysay xadhigiisa kadib markii dhawaan laga […]

 
 

Shacab Lagu Xidh Xidhay Degmada Yucub Ee Gobolka Doollo.

Shacab Lagu Xidh Xidhay Degmada Yucub Ee Gobolka Doollo.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Gumaysiga Itoobiya iyo maleeshiyaadka […]

 
 

Qarax Khasaare Gaystay oo Ka Dhacay Afqaanistaan.

Qarax Khasaare Gaystay oo Ka Dhacay Afqaanistaan.

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay qaar kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay magaalada Jalalabad ee bariga dalka Afqaanistaan. Qaraxan oo ka […]

 
 

Council of Ministers Decides to Remove OLF, ONLF & Ginbot 7 from Terrorist List.

Council of Ministers Decides to Remove OLF, ONLF & Ginbot 7 from Terrorist List.

The Council of Ministers has submitted today a resolution, which rescinds the designation of the Oromo Liberation Front (OLF), Ogaden National Liberation Front (ONLF), and […]

 
 

Madaafiic Lagu Garaacay Xaafado Kamid Ah Muqdisho.

Madaafiic Lagu Garaacay Xaafado Kamid Ah Muqdisho.

Madaafiic hoobiyeyaal ah oo barqadii shalay ku dhacay xaafad ka tirsan Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir una dhow Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo Xerada ay dagan […]

 
 

Madaxda Midawga Africa oo Muritania Shir Uga Furmay.

Madaxda Midawga Africa oo Muritania Shir Uga Furmay.

Madaxda Qaaradda Afrika ayaa shalay shir uga furmay magaalada Nuwaaqshoot (Nowkot) ee dalka Mauritaniya, waxaana lagu wadaa in ay ka arrinsadaan arrimo ay ka mid […]

 
 

Shirwaynihi 3-aad Ee ONLF oo Si Habsami Leh u Socda + Sawiro.

Shirwaynihi 3-aad Ee ONLF oo Si Habsami Leh u Socda + Sawiro.

Sidii aan warar kaanagii hore idiin ku soo gudbinay ba waxaa saaka ka furmay wadanka Eritrea Shirwaynihii 3-aad ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) wuxuuna […]

 
 

Daawo: Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi_dhagax oo Markii ugu horaysay Saxaafada La Hadlay.

Daawo: Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi_dhagax oo Markii ugu horaysay Saxaafada La Hadlay.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo kamid ahaa saraakiisha Jabhada ONLF oo dawlada soomaaliya u gacan galisay gumaysiga Itoobiya, ayaa dhawaan […]

 
 

Deg Deg: Shirwaynihii 3aad ee ONLF oo Casmara Ka Furmay.

Deg Deg: Shirwaynihii 3aad ee ONLF oo Casmara Ka Furmay.

Waxaa saaka Axad ah taariikhduna ay tahay 1/7/2018, ka furmay caasimada wadanka Eritrea ee Casmara Shirwaynihii 3aad ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO/ONLF). Shirwaynahan oo […]

 
 

Muqdisho oo Si Wayn Looga Xusay 1-da Luuliyo.

Muqdisho oo Si Wayn Looga Xusay 1-da Luuliyo.

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa si weyn looga dabaal dagay xuska Sanadguurada 58-aad ee ka soo wareegay markii gobolada Koonfur 01 July 1960-Kii, […]

 
 

Daawo: Heestii Batrool Yahoow Fariin Baan Warqad Kuugu Qorayaa Kooxdii Xorriyo.

Daawo: Heestii Batrool Yahoow Fariin Baan Warqad Kuugu Qorayaa Kooxdii Xorriyo.

Waxad kusoo dhawaataan daawadayaal hees wadani ah oo loo qaaday shidaalka Ogaadeniya iyo kooxdii Xoriyo. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Kooxda Hawaarinta oo Wiil Shacab Ah Ku dilay Duleedka Shilaabo.

Kooxda Hawaarinta oo Wiil Shacab Ah Ku dilay Duleedka Shilaabo.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya ayaa waxay sheegayaan  in ciidamada hawaarinta ee dhaaraanka u ah kuwa Gumaysiga Itoobiya ay wiil shacab ah ku dileen […]

 
 

Qaxooti Badan oo Ku Nool Masar oo Dib u Dejin Loogu Sameynayo Portugal.

Qaxooti Badan oo Ku Nool Masar oo Dib u Dejin Loogu Sameynayo Portugal.

Dowladda Portugal, ayaa ka qaadeysa dalka Masar afar boqol (400) oo ka mid ah qaxooti ku nool dalkaas oo dib u dejin ka helay Portugal […]

 
 

Sacuudiga & Urdun oo Dacwad ERDOGAN Ka Dhan Ah u Gudbiyay Israa’iil.

Sacuudiga & Urdun oo Dacwad ERDOGAN Ka Dhan Ah u Gudbiyay Israa’iil.

Sacuudiga, Urdun (Jordan) iyo Maamulka Falastiiniyiinta ayaa uga digay Israel in saameynta Turkiga ee Bariga Qudus ay sii ballaaraneyso, sida uu shaaciyey waregyska Haaretz ee […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay