Archive for: July, 2018

Falastiin & Israa’iil oo Xabad-Joojin Laga Dhex wado.

Falastiin & Israa’iil oo Xabad-Joojin Laga Dhex wado.

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Nickolay Mladenov Isu duwaha wadahadalada nabadeed ee Qaramada Midoobay (QM) u xilsaartay Arimaha Bariga Dhexe ayaa mudooyinkan waday wadahadalo lagu […]

 
 

Dhagayso: ONLF & Madaxwaynaha Soomaaliya oo Casmara Ku Kulmay.

Dhagayso: ONLF & Madaxwaynaha Soomaaliya oo Casmara Ku Kulmay.

Waxaa ku kulmay caasimada wadanka Eritrea Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Admiral Mohamed Omar Osmaan iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Guddoomiyaha Ururka JWXO, […]

 
 

Dawlada Soomaaliya & ururka ONLF oo Casmara Ku kulmaya.

Dawlada Soomaaliya & ururka ONLF oo Casmara Ku kulmaya.

Waxaa wadanka Eritrea Booqasho sadex cisho ah kujooga wafdi uu hogaamin hayo madaxwaynaha soomaaliya Mohamed Abdulahi farmaajo waxayna booqashadani daba socotaa isbadaladii bariga africa gaar […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrika oo Shirwayne Qabatay.

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Koonfur Afrika oo Shirwayne Qabatay.

Waxaa maanta Shirwayne isugu yimaaday jaaliyadaha Soomaalida ogaadeenya ee East London Wadanka Koonfur Afrika shirkan ayaa waxaa kasoo qayb halay dadwayne aad u badan waxaana […]

 
 

Xaflad Lagu Xusayo Sanadguuradii 8 aad ee OYSU oo Ka Socota Nirobi.

Xaflad Lagu Xusayo Sanadguuradii 8 aad ee OYSU oo Ka Socota Nirobi.

Waxaa magaalada Nirobi ee caasimada dalka kenya ka socda xaflad siwayn loosoo agaasimay oo lagu xusayay aas aaskiiĀ  sanad guuradii 8aad ee kasoo wareegtay Midowga […]

 
 

Daawo: Dawlada Soomaaliya oo Sheegtay Inay Diyaar u Tahay inay ONLF La Hadasho.

Daawo: Dawlada Soomaaliya oo Sheegtay Inay Diyaar u Tahay inay ONLF La Hadasho.

Idaacada VOA da ayaa waraysi la yeelatay Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Daahir mohamud Geele oo wax laga waydiiyay arimo badan oo ku saabsan safarka Madaxwaynaha Somaaliya […]

 
 

Jaaliyada Ogadenya ee Victoria ee Dalka Australia oo Siminaar U Furmay.

Jaaliyada Ogadenya ee Victoria ee Dalka Australia oo Siminaar U Furmay.

Jaaliyada Soomaalida Ogadeenya ee Gobolka Victoria ee dalka Australia ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 29-07-2018 u qabsoomay qaybtii 3aad ee Siminaarkii IFIYE kaas oo […]

 
 

Ethiopians in Addis Ababa, Gondar demand justice for Slain Dam Engineer

Ethiopians in Addis Ababa, Gondar demand justice for Slain Dam Engineer

Ethiopians in the capital, Addis Ababa and the northern city of Gondar took to the streets on Thursday, protesting the death of Simegnew Bekele, the […]

 
 

Kooxda Hawaarinta oo Tacadiyo Kala Duwan Kagaystay Gobolka Qoraxay.

Kooxda Hawaarinta oo Tacadiyo Kala Duwan Kagaystay Gobolka Qoraxay.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha wadanka Ogadeniya gaar ahaan Xarunta Dhexe eeJabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya ( JWXO) ayaa sheegaya in Maleeshiyadka hawaarintu Tacadiyo kala duwan […]

 
 

Abiye Axmed oo Bangiga Aduunka Kaalmo Waydiistay.

Abiye Axmed oo Bangiga Aduunka Kaalmo Waydiistay.

Raysalwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed oo socdaal kutagay wadanka Maraykanka ayaa la kulmay dhinacyo badan oo kamid ah dadka daneeya arimaha Itoobiya iyo waliba Jaaliyada Itoobiya […]

 
 

Qawmiyada Tigrey oo Shardi Kuxidhay Taageerida Heshiiska Itoobiya & Eritrea.

Qawmiyada Tigrey oo Shardi Kuxidhay Taageerida Heshiiska Itoobiya & Eritrea.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey ayaa sheegaya in uu magaalada ka qabsoomay kulan aad u balaadhan oo ay isugu yimaadeen […]

 
 

Laanta Sirdoonka Soomaaliya NISA oo Laga Cabanayo.

Laanta Sirdoonka Soomaaliya NISA oo Laga Cabanayo.

Maxamed Cumar Geedi oo wasiir ku xigeen ka soo noqday dowladdihii hore ee Somalia ayaa maanta sheegay in gurigiisa ay xalay soo galeen ciidamo ka […]

 
 

Dhaqaalaha Mareykanka oo Kordhay 4.1%

Dhaqaalaha Mareykanka oo Kordhay 4.1%

Dhaqaalaha dalka Mareykanka ayaa bilihii April, May iyo June sameeyey kororkii ugu xawaaraha badnaa muddo afar sano ah. Warbixin ay soo saartay waaxda ganacsiga Mareykanka […]

 
 

Daawo: Naftii Hure Muxumed Anni oo Sheegay Inay BBC Waraysatay Isagoo Qori Dhafoorka Lagaga Hayo.

Daawo: Naftii Hure Muxumed Anni oo Sheegay Inay BBC Waraysatay Isagoo Qori Dhafoorka Lagaga Hayo.

Naftii Hure Muxumed Anni oo kamid ahaa maxaabiistii jeel ogaadeen ee sida araxan darada ah loola dhaqmay ayaa Laanta Afsoomaaliga Ee BBC waxa uu ku […]

 
 

ONLF Maxay ka Tiri Safarka Farmaajo Ee Asmara Eritrea

ONLF Maxay ka Tiri Safarka Farmaajo Ee Asmara Eritrea

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta booqasho uga bilaabatay dalka Eritrea, halkaasi oo muddo saddex cisho ah uu joogi doono. Magaalada Asmara, waxaa hadda […]

 
 

Xoghayaha Guud Ee JWXO & Waftigii Lasocday oo Kulan La Qaatay Xubnaha Golaha Dhexe Ee Bariga Afrika.

Xoghayaha Guud Ee JWXO & Waftigii Lasocday oo Kulan La Qaatay Xubnaha Golaha Dhexe Ee Bariga Afrika.

Waxaa kulan muhiim ah wada qaatay waftigii uu hogaaminayay Xoghayaha Guud ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadeniya (JWXO) Mudane Abdirahmaan Sheekh Mahdi Maadeey iyo xubnaha Golaha […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya ee Yaman oo Kulankoodii Caadiga Ahaa U Qabsoomay.

Jaaliyada Ogaadeniya ee Yaman oo Kulankoodii Caadiga Ahaa U Qabsoomay.

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya Ee wadanka Yaman ayaa waxay isugu timid kulankeedii caadiga ahaa waxaana kasoo qayb galay xubnaha Jaaliyada Ogaadeniya ee Magaalada Sanca ee wadanka […]

 
 

Shaqaaqooyin Qawmiyadeed oo Itoobiya Kusoo Badanaya.

Shaqaaqooyin Qawmiyadeed oo Itoobiya Kusoo Badanaya.

Wararka naga soo gaadhaya Itoobiya ayaa sheegaya inay rabshado waa wayn oo ku salaysan isir nacayb ay ka socdaan meelo badan oo Itoobiya kamid ah. […]

 
 

Abiye Axmed oo Pro. Birhanu Naga Lakulmay.

Abiye Axmed oo Pro. Birhanu Naga Lakulmay.

Raysalwasaaraha Gumaysiga Itoobiya Abiye Axmed oo dhawaan gaadhay dalka Maraykanka ayaa la sheegayaa in uu kulamo kala duwan kuqabtay magaalada Washington DC ee caasimada dalka […]

 
 

Dibadbaxyo Rabshado Wata oo Kadhacay Gobolka Axmaarada.

Dibadbaxyo Rabshado Wata oo Kadhacay Gobolka Axmaarada.

Wararka naga Soo gaadhaya magaalada Gonder ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay wali halkoodii kasii socdaan dibadbaxyadii rabshadaha watay ee lagaga Soo horjeeday dilkii […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay