Archive for: July, 2018

Imran Khan oo Ku Guulaystay Doorashadii Pakistan.

Imran Khan oo Ku Guulaystay Doorashadii Pakistan.

Guddiga Doorashada Pakistan ayaa sheegay in cayaaryahankii hore ee isku beddelay siyaasaiga, Imran Khan, uu ku guuleystay doorashadii baarlamanka ee dalkaas ka dhacday, hase yeeshee […]

 
 

Ethiopia PM Abiy Ahmed meets ‘ex-terrorist’

Ethiopia PM Abiy Ahmed meets ‘ex-terrorist’

On his trip to the US, Ethiopia’s Prime Minister Abiy Ahmed has met Berhanu Nega, who in 2009 was sentenced to death in absentia for […]

 
 

Xuutiyiinta Yemen oo Duqeeyay Garoonka Abu-Dhabi.

Xuutiyiinta Yemen oo Duqeeyay Garoonka Abu-Dhabi.

Dagaalyahanada Xuutiyiinta Yemen ayaa la sheegayaa in ay gantaalo ku weerareen garoonka diyaaradaha Abu Dhabi ee Imaaraadka Carabta (UAE). Sida laga soo xigtay telefishinka xuutiyiinta, […]

 
 

Deg Deg: Wafti uu Hogaaminayo Xoghayah Guud Ee JWXO mudane Abdirahman Sh. (Maadey)oo Hadda Gaadhay Nirobi.

Deg Deg: Wafti uu Hogaaminayo Xoghayah Guud Ee JWXO mudane Abdirahman Sh. (Maadey)oo Hadda Gaadhay Nirobi.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Kenya ayaa waxay sheegayaan in wafti balaadhan oo uu horkacaaya xoghayaha guud ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) Mudane Cabdirahmaan […]

 
 

The United States has expressed concern over the prevailing state of insecurity and violence within Ethiopia.

The United States has expressed concern over the prevailing state of insecurity and violence within Ethiopia.

The United States has expressed concern over the prevailing state of insecurity and violence within Ethiopia, that has led to the displacement of over one […]

 
 

Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo oo Bari U Kicitimaya Dalka Eritrea.

Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo oo Bari U Kicitimaya Dalka Eritrea.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Eritrea ayaa sheegaya in Madaxwayne Farmaajo booqasho rasmi ah ku tagayo dalka Eritrea bari. Madaxwaynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa casuumad […]

 
 

Daawo: Muxaadaro Kusaabsan Geerida Kadib & Sh C/rashiid Sh Cali Suufi.

Daawo: Muxaadaro Kusaabsan Geerida Kadib & Sh C/rashiid Sh Cali Suufi.
 
 

Daawo: Wararkii iyo Warbixinadii Xiisaha Badnaa ee aad Uga Barateen Ilays tv.

Daawo: Wararkii iyo Warbixinadii Xiisaha Badnaa ee aad Uga Barateen Ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawada daawadayaal. […]

 
 

Xubnaha Ururka UCSO Faraciisa IFO oo Kulan Yeeshay.

Xubnaha Ururka UCSO Faraciisa IFO oo Kulan Yeeshay.

Xubnaha Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia ee UCSO laantiisa kadhisan Xerada IFO ee deegaanka Dhadhaab ayaa maalinimadii maanta ahayd isugu yimid kulan muhiim ah oo lagaga […]

 
 

Daawo: Jabhada OLF oo Gudaha Oromiya Ka Wada Abaabul Xoogan.

Daawo: Jabhada OLF oo Gudaha Oromiya Ka Wada Abaabul Xoogan.

Waxaa gudaha dhulka Oromada ka socda abaabul xoogan oo ay wadaan ururka OLF ee ka dagaalama dhulka Oromada kuwaasi oo u dagaalama siday xornimo u […]

 
 

Dilala Toogasho Ah oo Muqdisho Ka Dhacay.

Dilala Toogasho Ah oo Muqdisho Ka Dhacay.

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dilal kala duwan ay ka dhaceen magaalada shalay iyo xalay fiidkii. Mid ka mid ah xildhibaannadii baarlamaankii […]

 
 

Erdogan oo Kaga Xanaajiyay Hogaamiyaha Israa’iil.

Erdogan oo Kaga Xanaajiyay Hogaamiyaha Israa’iil.

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil ayaa si cadho leh uga jawaabay faallooyin uu bixiyay madaxweynaha dalka Turkiga, kaas oo dalka Israa’iil ku tilmaamay in uu yahay wadanka […]

 
 

Maraykanka & EU oo Heshiis Ka Gaadhay Dagaalkii Ganacsiga.

Maraykanka & EU oo Heshiis Ka Gaadhay Dagaalkii Ganacsiga.

Waxaa shalay shir ku yeeshay magaalada Washington ee dalka Maraykanka wefdi ka socdey Midowga Yurub (EU) oo uu hoggaaminaayo madaxa komishinka midowga Mr. Jean-Claude Juncker […]

 
 

Daawo: Banaanbax Ka Dhan Ah Dilkii Ingineerkii Biyo-Xidheenka Nile.

Daawo: Banaanbax Ka Dhan Ah Dilkii Ingineerkii Biyo-Xidheenka Nile.

Dad shacab ah oo aad uga cadhaysan dilkii Injineer u dhashay gobolka Axmaarada ayaa isugu soo baxay mudaaharaad balaadhan oo ay kaga soo horjeedaan dilka […]

 
 

Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed oo Maanta Safarkiisii Ugu Horeeyay ku Tagaya Dalka Mareykanka.

Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed oo Maanta Safarkiisii Ugu Horeeyay ku Tagaya Dalka Mareykanka.

Raaysal wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa lagu wadaa in maanta safarkiisii ugu horeeyay uu ku tago dalka magaalada Washington ee dalka Maraykanka isaga oo 30ka bishan-na […]

 
 

Wararkii Ugu Dambeeyey Wiilashii Somalida ahaa Ee lagu Xasuuqay Deegaanka Nageyle..

Wararkii Ugu Dambeeyey Wiilashii Somalida ahaa Ee lagu Xasuuqay Deegaanka Nageyle..

Wali waxaa soconaya dagaallada iyo iska horimaad-yada u dhaxeeya Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida, waxaana saacadihii ugu danbeeyay lagu waramayaa in maleeshiyo ka tirsan Qowmiyada Oromada […]

 
 

Deg Deg: Injineerkii Biyo Xidheenka Itoobiya Ee Abay oo Maydkiisa Addis Ababa Laga Helay.

Deg Deg: Injineerkii Biyo Xidheenka Itoobiya Ee Abay oo Maydkiisa Addis Ababa Laga Helay.

Wararka nagasoo gaadhaya Magaalada Adiss Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in “Engineer Simegnew Bekele” oo ahaa madixii mashruuca biyo xidheenka wabiga Abay […]

 
 

Maleeshiyaadka Oromada oo 4 nin oo Sooomaali ah Afduubay sheegtayna Inay Dileen.

Maleeshiyaadka Oromada oo 4 nin oo Sooomaali ah Afduubay sheegtayna Inay Dileen.

Wararka nagasoo gaadhaya gudaha ogadenya gaar ahaana xarunta dhexe ee JWXO ayaa waxay sheegayaan in shalay oo taariikhdu ahayd 07/25/2018 maleeshiyaadka Oromadu ay qafaasheen 4 […]

 
 

Daawo: Gabdhaha Ogaadeniya & Hees Wadani Ah.

Daawo: Gabdhaha Ogaadeniya & Hees Wadani Ah.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan hees wadani ah oo bilaa music ah taas oo ay inoogu luuqayn hayso gabadh kamida gabdhaha soomaalida Ogaadeniya. Hoos ka daawo. […]

 
 

Dagaaladii u Dhaxeeyay Oromada Dhexdeeda oo Wali Halkoodii Kasii Socda.

Dagaaladii u Dhaxeeyay Oromada Dhexdeeda oo Wali Halkoodii Kasii Socda.

Waxaa wali halkiisii kasii socda dagaal faraha la isula tagay oo dad badan ku dhinteen kaasoo u dhaxeeya Oromada dhex deeda dagaalkan ayaa wuxuu ka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay