Archive for: July, 2018

Xabsiyo Kale oo Ku Yaala Gobolka Axmaarada oo Dab La Qabadsiiyay.

Xabsiyo Kale oo Ku Yaala Gobolka Axmaarada oo Dab La Qabadsiiyay.

Sida aan warar kaa nagii hore idiinku soo gudbinay waxaa dab la qabadsiiyay xabsi ku yaaala magaalada Debra Markos ee gobolka Axmaarada mana cada sababta […]

 
 

Askar Katirsan Ciidanka Soomaaliya oo Qarax Miino Ku Dhintay.

Askar Katirsan Ciidanka Soomaaliya oo Qarax Miino Ku Dhintay.

Sida ay kusoo waramayaan wararka naga soo gaadhaya Soomaaliya ayaa sheegaya in 6 askari oo ciidamada dawladda Soomaaliya ka tirsan ay ku dhinteen qarax miino […]

 
 

Doorashada Dalka Pakista oo Xilli Xasaasi Ah Kusoo Hagaagtay.

Doorashada Dalka Pakista oo Xilli Xasaasi Ah Kusoo Hagaagtay.

Malaayiin qof oo reer Pakistan ah ayaa shalay u dareeray goobaha codbixinta si ay usoo doortaan dowlad kale oo rayid ah. Goobaha doorashada ayaa waxaa […]

 
 

Suuriya oo 38 Qof oo Ku Dhintay Qaraxyo Ismiidaamin.

Suuriya oo 38 Qof oo Ku Dhintay Qaraxyo Ismiidaamin.

Ku Dhawaad 38 qof ayaa ku dhintay weeraro ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Sweida ee koonfurta dalka Suuriya sida laga soo xigtay telefishinka dowlada […]

 
 

Ethiopia Could Sell Airline Hotel, Airports in Investor Hunt

Ethiopia Could Sell Airline Hotel, Airports in Investor Hunt

(Bloomberg) — Ethiopian Airlines Enterprise is emerging as the flag bearer of plans by Africa’s fastest-growing economy to open up to foreign investors after decades […]

 
 

Soodhawaynta Hogaanka Arimaha Ururka ee JWXO oo xalay ka dhacday Golaha Wadatashiga Mandad.

Soodhawaynta Hogaanka Arimaha Ururka ee JWXO oo xalay ka dhacday Golaha Wadatashiga Mandad.

Habeenkii xalay ahaa oo ay bishu ku beegnayd 25/07/2018 waxaa soodhawayn fiican oo aad u qurux badan loo sameeyay Hogaanka Arimaha Ururka ee JWXO mudane […]

 
 

Bandaw Lagusoo Rogay Magaalada Jig Jiga & Kacdoon Shacab oo Ka Socda.

Bandaw Lagusoo Rogay Magaalada Jig Jiga & Kacdoon Shacab oo Ka Socda.

Kooxda hawaarinta ee dhaaraanka u ah kuwa gumaysiga Itoobiya ayaa la soo dhoobay magaalada Jigjiga kadib kacdoon ka bilaw day maalmihii ugu danbeeyay oo ay […]

 
 

Dr Abiy Ahmed’s Light-Speed Pace Changes Must Be Cautious, Consistent and All-inclusive By Dr Denboba Natie.

Dr Abiy Ahmed’s Light-Speed Pace Changes Must Be Cautious, Consistent and All-inclusive By Dr Denboba Natie.

Ethiopia: – Dr Abiy Ahmed’s Light-Speed Pace Changes Must Be Cautious, Consistent and All-inclusive. By Denboba Natie, July 24, 2018. For a country ravaged with […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa & Qodobadii Xiisaha Badnaa ee Ilays TV Kabaxay.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa & Qodobadii Xiisaha Badnaa ee Ilays TV Kabaxay.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee ka baxay tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Maqaal: Dhabta & Dhabar Adayga Naftiihuraha JWXO, Q1aad.

Maqaal: Dhabta & Dhabar Adayga Naftiihuraha JWXO, Q1aad.

Dad badan oo kamid ah Soomaalida Ogadenya ayaa caadaystay aflagaadaynta, xaqiraada iyo wax ka sheegida Naftood-hureyaasha Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogadenya (CWXO) ee kala gaabiyay ciidanka Gumaysiga Itoobiya. […]

 
 

Xabsi Ku Yaala Gobolka Axmaarada oo Dab La Qabad Siiyay.

Xabsi Ku Yaala Gobolka Axmaarada oo Dab La Qabad Siiyay.

Wararka naga soo gaadhaya gobolka Axmaarada ayaa waxay sheegayaan in xabsi ku yaala magaalada Debra Markos ee gobolka Axmaarada dab la qabad siiyay. Xabsigan ayaa […]

 
 

Dagaal Oramada Ka Dhexqarxay oo Dhimasho iyo Dhaawac Sababay.

Dagaal Oramada Ka Dhexqarxay oo Dhimasho iyo Dhaawac Sababay.

Wararka naga soo gaadhaya Itoobiya gaar ahaan Kililka Oramada ayaa sheegaya in dagaalo lagu hoobtay ay ka socdaan gobolka Bale. Waxaa 3-dii cishe ee u […]

 
 

Ethiopia and Eritrea’s leaders given UAE’s highest honour as they meet for landmark talks in Abu Dhabi

Ethiopia and Eritrea’s leaders given UAE’s highest honour as they meet for landmark talks in Abu Dhabi

(The National) : Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed and Eritrean President Isaias Afwerki have been honoured with the Order of Zayed as the former rivals […]

 
 

Sarkaal Ka Tirsanaa Nabad-Sugida Soomaaliya oo Muqdisho Lagu Dilay.

Sarkaal Ka Tirsanaa Nabad-Sugida Soomaaliya oo Muqdisho Lagu Dilay.

Koox dableey ah oo bastoolado ku hubeysnaa ayaa galinkii danbe ee shalay degmada Howl-wadaag, ee magaalada Muqdisho gaar ahaan Suuqa Weyn ee Bakaaraha ku toogtay […]

 
 

70 Qof oo Ku Dhimatay Dab Qabsaday Kaymaha Dalka Giriiga.

70 Qof oo Ku Dhimatay Dab Qabsaday Kaymaha Dalka Giriiga.

Ugu yaraan inta la xaqiijiyay 70 qof ayaa dhintay, tiro kalena wa aay dhaawacmeen kadib dab xoogan oo ka kacay agagaarka keymo ku yaala tuulooyin […]

 
 

Deg Deg: Booliska Itoobiya oo Hooyo Xaamilo Ah Toogtay.

Deg Deg: Booliska Itoobiya oo Hooyo Xaamilo Ah Toogtay.

Wararka nagasoo gaadhaya Itoobiya ayaa sheegaya in ciidanka gumaysiga Itoobiya toogasho ku dileen hooyo uur leh oo isbitaal loowaday si ay ugu soo umusho isbitaalka. […]

 
 

A pregnant woman was shot and killed in Dambi Dollo-South West Oromia.

A pregnant woman was shot and killed in Dambi Dollo-South West Oromia.

According to sources, a pregnant mother, Birhane Mamo, who was heading to Dembi Dollo hospital for delivery was killed by armed policemen Yesterday. Berhane Mamo […]

 
 

Deg Deg: Madaxda Itoobiya, Eritrea iyo Imaaraadka Carabta oo Kulan Uga Socdo Abu Dhabi.

Deg Deg: Madaxda Itoobiya, Eritrea iyo Imaaraadka Carabta oo Kulan Uga Socdo Abu Dhabi.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Isutaga Imaaradka Cararbata (UAE) ayaa sheegaya in Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, Madaxwaynaha Eritrea Isaias Afwerki iyo Dhaxal Sugaha Imaardka Mohammed […]

 
 

Kililka Shucuubta Koonfureed ee Itoobiya oo Madaxwayne Cusub Loo Magacaabay.

Kililka Shucuubta Koonfureed ee Itoobiya oo Madaxwayne Cusub Loo Magacaabay.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in Million Matiwos loo doortay madaxwaynaha kililka Shucuubta Koonfureed ee (SNNPR). Doorashada madaxwaynaha cusub ayaa timid kadib […]

 
 

Deg Deg: Weerar Ka Dhacay Masjidka Magalaada Dese ee Gobolka Axmaararada.

Deg Deg: Weerar Ka Dhacay Masjidka Magalaada Dese ee Gobolka Axmaararada.

War goor dhawayd kusoo dhacay isha war-qabadka ee Wakaalada Wararka Ogadenya (ONA) ayaa tibaaxaya in weerar khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh uu ka dhacay magaalada Dese […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay