Archive for: July, 2018

Daawo: Wararkii Kala duwanaa ee Ilays TV Kabaxay.

Daawo: Wararkii Kala duwanaa ee Ilays TV Kabaxay.
 
 

Abiy Axmad oo Shir Mudo Socday La Qaaday Saraakiisha Militariga.

Abiy Axmad oo Shir Mudo Socday La Qaaday Saraakiisha Militariga.

Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed uu shir sadex maalmood socday la qaatay saraakiisha ugu saraysa milatariga Gumaysiga Itoobiya […]

 
 

Al-Shabaab oo Weerartay Saldhiga Sanguuni ee Jubbaland.

Al-Shabaab oo Weerartay Saldhiga Sanguuni ee Jubbaland.

Sida warar lagu kalsoon yahay sheegayaan, in ugu yaraan 12 qof oo afar ka mid ah ay yihiin ciidamada dawladda ay ku dhimatay weerar ka […]

 
 

Weerar Ka Dhacday Dalka Canada oo Khasaare Gaystay.

Weerar Ka Dhacday Dalka Canada oo Khasaare Gaystay.

Labo ruux oo mid ka mid ah uu yahay ninkii hubaysnaa iyo haweenay da’yar ayaa dhintay 13 ruux oo kalana dhaawac ayaa soo gaadhay kadib […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Magaalada Edmonton oo Shir Muhiim ah Qabatay.

Jaaliyada Ogaadeniya Magaalada Edmonton oo Shir Muhiim ah Qabatay.

Kulan si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta ku qabsoomay xafiiska jaaliyada Ogadeniya ee magaalada Edmonton, shirka waxaa furay gudoomiyaha jaaliyada Mudane Cabdi […]

 
 

Wararkii Ugu Dambeeyey xaalada Jigjiga

Wararkii Ugu Dambeeyey xaalada Jigjiga

Wararkii ugu dambeeyey ee nagasoo gaadhay magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in mudaharaadkii saaka ka dhacay magaalada uu sababay in dhalinyaro badan loo taxaabo xabsiga waxaa […]

 
 

Deg Deg: Mudaharaadyo Kabilowday Gudaha Ogadenya Gaar ahaan Jigjiga.

Deg Deg: Mudaharaadyo Kabilowday Gudaha Ogadenya Gaar ahaan Jigjiga.

Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogadenya gaar ahaan magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in shacabka Soomalida Ogadenya saaka bilaabay mudaharaad ay gumaysiga iyo gacanyarahiisa kagasoo horjeedaan. Mudaharaadkan […]

 
 

Daawo: Barnaamijkii Qubanaha Ee TV-ga Qaranka Ogaadeniya.

Daawo: Barnaamijkii Qubanaha Ee TV-ga Qaranka Ogaadeniya.

Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal barnaamijkii qubanaha ee aad uga barateen tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobo xiiso badan. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Itoobiya oo Qaadanaysa Nidaamka Xisbiyada Badan.

Itoobiya oo Qaadanaysa Nidaamka Xisbiyada Badan.

Ra’iisalwasaaraha Itoobiya, Abiy Axmad, ayaa sheegaya in Itoobiya ay qasab ku tahay in ay qaadato nidaamka xisbiyada badan ku salaysan si loo gaadho nabad waarta […]

 
 

Soomaali Badan oo Wali ku Xayiran Gobolka Guji ee Oromiya.

Soomaali Badan oo Wali ku Xayiran Gobolka Guji ee Oromiya.

Tiro ka badan 200 oo qof oo Soomaali ah ayaa lagu waramayaa inay ku xayiranyihiin saldhig ciidan oo ku yaala gobolka Guji ee ismaamulka Oromada […]

 
 

Taliska Itoobiya oo Soo Bandhigay 18 Qof oo Hub & Lacag Lagu Qabtay.

Taliska Itoobiya oo Soo Bandhigay 18 Qof oo Hub & Lacag Lagu Qabtay.

Wararka naga soo gaadhaya casimada Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sheegaya in waxa loogu yeedho booliska Federalka Itoobiya uu xabsiga utaxaabay 18 ruux oo lagu […]

 
 

Al-Shabaab oo Weerartay Markab Taagnaa Xeebta Baraawe.

Al-Shabaab oo Weerartay Markab Taagnaa Xeebta Baraawe.

Wararka ka imanaya magaalada Baraawe ayaa sheegaya in maleeshiyada ururka Al-Shabab ay hubka hoobiyaha ah ku weerareen markab taagan xeebta magaalada oo saanad u keenay […]

 
 

QM oo Ka Digtay In Xaalada Bukaanka Qaza Ay Halis Lasoo Daristay.

QM oo Ka Digtay In Xaalada Bukaanka Qaza Ay Halis Lasoo Daristay.

Qaramada Midoobey (QM) ayaa sheegeysa in bukaanka ku jira isbitallada ku yaala marinka Qasa ee dhulka Falastiin ee go’doonsan ay halis geli karaan haddii Israa’iil […]

 
 

Shir maanta lagu qabtay Jaaliyada wadanka Denmark

Shir maanta lagu qabtay Jaaliyada wadanka Denmark

Jaaliyadda Ogadenya ee wadanka Denmark ayaa maanta 22-07-2018 shir u qabatay xubnaha jaaliyada,shirkaas oo ku qabsoomay xarunta jaaliyada ee magaalada Copenhagen ayaa xubnaha looga warbixinayay […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Pretoria oo Qabatay Shir Dadwayne Maanta.

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Pretoria oo Qabatay Shir Dadwayne Maanta.

Jaaliyadda Soomaalida ogaadeenya ee wadanka Koonfur Afrika magaalada Pretoria waxay maanta qabatay shir dadweyne oo ay kasoo qayb galeen dhamaanba qaybaha kala duwan ee bulshada […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Melbourne oo Shirar Xog waran ah Qabtay.

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Melbourne oo Shirar Xog waran ah Qabtay.

Jaalliyadda Ogaadeenya ee magaalada Melbourne, dalka Australia ayaa shirar kala duwan oo is daba joog ah u qabatay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaalida Ogaadeenya […]

 
 

Jaaliyadaa Gobolka Qu’eensland ee Dalka Australia oo Shir Xogwaraysi ah Isugu Timid.

Jaaliyadaa Gobolka Qu’eensland ee Dalka Australia oo Shir Xogwaraysi ah Isugu Timid.

Jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Australia gaar ahaana gobolka Qu’eensland magalada Brisbane, ayaa isoogu timid shir aan caadi ahayn oo is xog waraysi ahaa shirka uu […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Minnesota oo Isugu Timid Shir Aan Caadi Ahayn.

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Minnesota oo Isugu Timid Shir Aan Caadi Ahayn.

Waxaa isugu yimaaday shir aan caadi ahayn Jaaliyada Ogaadeniya gobolka Minnesota iyo masuuliyiinta JWXO Ee jooga gobolka MN, Shirkan Waxaa Looga Wadahadlay Arrimo Badan oo […]

 
 

Gumaysiga Itoobiya oo Dhalinyaro ku xidh xidhay Magaalada Dhagax Buur.

Gumaysiga Itoobiya oo Dhalinyaro ku xidh xidhay Magaalada Dhagax Buur.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaaniya gaar ahaana magaalada dhagax buur ee xarunta gobolka Jarar ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya gaar ahaana kooxda […]

 
 

Abiye Axmad oo Safar Ku Tagaya Dalka Maraykanka.

Abiye Axmad oo Safar Ku Tagaya Dalka Maraykanka.

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed ayaa lagu wadaa in 30 bishan July booqasho rasmi ah uu ku tago magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay