Archive for: August, 2018

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah Kooxda Duufaan Qaran & Codkii Fardawsa Gaashaan.

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah Kooxda Duufaan Qaran & Codkii Fardawsa Gaashaan.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan hees wadani ah oo ay inoo qaaday halganto Fardawsa Gaashaan iyo Kooxdii Duufaan Qaran ee Dalka Massar. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Daawo: Muxaadaro Aad U Qiimo Badan & Sh C/rashiid Sh Cali Suufi.

Daawo: Muxaadaro Aad U Qiimo Badan & Sh C/rashiid Sh Cali Suufi.
 
 

Jabhadaha OLF & OFC oo Addis Ababa Kuwada Hadlaya.

Jabhadaha OLF & OFC oo Addis Ababa Kuwada Hadlaya.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in uu wadahadal ubilowday ururada udhaqdhaqaaqa xoraynta shacabka Oromada kuwaas oo mudo […]

 
 

Sucuudiga oo Wali Ku Dhagan Al-camuudi & Itoobiya oo Siidayntiisa Codsatay.

Sucuudiga oo Wali Ku Dhagan Al-camuudi & Itoobiya oo Siidayntiisa Codsatay.

Waxaa wali xabsi kuyaala wadanka Boqortooyada Sucuudiga kuxidhan maal qabeenkii Itoobiyaanka ahaa ee asalkiisu Sucuudiga ahaa Maxamed Al-camuudi oo mudo dheer kuxidhan halkaas. Ninkan tujaarka […]

 
 

Ganacsatada Soomaaliyeed ee K. Africa oo Halis Lasoo Daristay.

Ganacsatada Soomaaliyeed ee K. Africa oo Halis Lasoo Daristay.

Boob iyo dilka socda xaafadaha isku raranka ah ee lagu magacaabo Saweto ee ka tirsan magaalada Johannesburg, xaalad adag iyo cabsi ah ayaa halkaasi ka […]

 
 

Mareykanka oo Cunaqabateyn ugu Hanjabay Hindiya Hadii ay hub ka iibsato Ruushka.

Mareykanka oo Cunaqabateyn ugu Hanjabay Hindiya Hadii ay hub ka iibsato Ruushka.

Mareykanka ayaa waxaa uu sheegay in uusan u damaanad qaadi karin xukuumada Hindiya hadii ay ka badbaadi karto cunaqabatayn kaga imaata Mareykanka hadii ay hubka […]

 
 

Deg-Deg: Diyaarad Itoobiya Leedahay oo Burburtay iyo Saraakiil ku Dhimatay.

Deg-Deg: Diyaarad Itoobiya Leedahay oo Burburtay iyo Saraakiil ku Dhimatay.

Wararka hada nasoo gaadhaya ayaa waxay sheegayaan in saaka aroortii ay soo dhacday diyaarad milatari oo helikobtar ah kuna dhinteen 15 Askari oo katirsan ciidanka […]

 
 

ONLF oo Ka Jawaab Celisay Qorshaha Itoobiya ee Ku Aadan Ururada Hubaysan.

ONLF oo Ka Jawaab Celisay Qorshaha Itoobiya ee Ku Aadan Ururada Hubaysan.

Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO/ONLF) ayaa ka jawaab celisay kadib markii ay Itoobiya shalay sheegtay in ay furayso xafiis u gaar ah dhamaan ururadii hubaysnaa […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii xiisaha badnaa ee tvga qaranka Ogadeniya ilays tv iyo qodobadii lagusoo qaatay. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Maydka Ruux somali ah oo lagaw Racay oo Suuqa JigJiga Laga Helay.

Maydka Ruux somali ah oo lagaw Racay oo Suuqa JigJiga Laga Helay.

Wararka nagasoo gaadhaya gudaha ogadenya gaar ahaana Magada Jig Jiga ee xarunta gobolka Faafan ayaa sheegaya in saaka shacabka magalada jigjiga ku waabariisteen maydka ruux […]

 
 

Xaflad Lagu Maamuusayo Sanad Guuradii 34 aad Ee JWXO oo Ka Socota Muqdisho.

Xaflad Lagu Maamuusayo Sanad Guuradii 34 aad Ee JWXO oo Ka Socota Muqdisho.

Xaflad balaadhan oo ay si heer sare ah usoo abaabuleen xubnaha jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka soomaaliya ayaa hada ka socota magaalada Muqdisho, xafladan ayaa waxaa […]

 
 

Daawo: Idaacada Codka Dadwaynaha Soomaaliyeed oo Soo Gasha 4 Maalin Todobaadkii.

Daawo: Idaacada Codka Dadwaynaha Soomaaliyeed oo Soo Gasha 4 Maalin Todobaadkii.

Waxaad todobaadkasta daawan kartaa idaacada codka dadwaynaha soomaaliyeed oo soo gasha 4 maalmood, waxayna kala yihiin maal maha Sabtida, Isniinta, Arbacada iyo Jimacaha. Faah faahinta […]

 
 

Shaqaalihii Biyo Xidheenka Abay Ee Itoobiya oo Shaqo Joojin Sameeyay.

Shaqaalihii Biyo Xidheenka Abay Ee Itoobiya oo Shaqo Joojin Sameeyay.

Wararka aanka helayno wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in shaqaalihii biya xidheenka Itoobiya ee Abay ay maalinkii sadexaad shaqo joojin kujiraan. Shaqaalaha ayaa kacaban haya mushahar […]

 
 

Amnest International oo Kahadashay Xidhiga Cabdi Ilay.

Amnest International oo Kahadashay Xidhiga Cabdi Ilay.

War qoraal ah oo ay soosaartay Hay’ada xuquuqul insaanka ee Amnesti International ayaa lagu sheegay xadgudub yadii faraha badnaa ee kadhacay wadanka Ogaadeeniya in uusan […]

 
 

Mudaharaad Balaadhan oo Kadhacay Magaalada Amara + Sababta.

Mudaharaad Balaadhan oo Kadhacay Magaalada Amara + Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya Degmada Amara ee Gobolka Shucuubta Koonfureed ee Itoobiya ayaa sheegaya in uu halkaas kadhacay mudaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo dagaalada […]

 
 

Askar Kenyan Ah oo Lagu Dilay Qarax Miino.

Askar Kenyan Ah oo Lagu Dilay Qarax Miino.

Shan Askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Kenya ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen 10 kalana ku dhaawacmeen kaddib markii gaari ay la socdeen […]

 
 

Iran oo Kuhanjabtay In Ay Kabixi Doonto Heshiiskii Nukliyeelka.

Iran oo Kuhanjabtay In Ay Kabixi Doonto Heshiiskii Nukliyeelka.

Hogaamiyaha Sare ee Iran, Aayatullaah Cali Khamenei, ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in dalkiisu ka baxo heshiiskii caalamiga ahaa ee nukliyeerka hadii aanu […]

 
 

Mareykanka oo sheegay in uu duqeyn ku dilay dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab.

Mareykanka oo sheegay in uu duqeyn ku dilay dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab.

Saraakiisha Mareykanka sheegtay inay duqeyn ku dileen saddex ka mid dagaalyahanada ururka Alshabaab. Qoraalka soo baxay taliska Milatariga Maraykanka ee qaarada Africa ayaa lagu sheegay […]

 
 

Dhagayso: Gudoomiyaha Xarunta Dhexe Ee JWXO oo laga Waraystay Xabad Joojintii Ururka.

Dhagayso: Gudoomiyaha Xarunta Dhexe Ee JWXO oo laga Waraystay Xabad Joojintii Ururka.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan waraysi dhinacyo taabanaya oo ay idaacada afka soomaliga ee VOA oo lagu waraystay gudoomiyaha xarunta dhexe ee JWXO Naftiihure Cabdi Saxane. […]

 
 

Dhagayso: VOA- Galka Baadhista Aayo Katashiga Dhulka Somalida ee Itoobiya Gumaysato.

Dhagayso: VOA- Galka Baadhista Aayo Katashiga Dhulka Somalida ee Itoobiya Gumaysato.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan barnaamijka Galka baadhista oo lagusoo qaatay idaacada VOA laanta afka soomaaliga. Barnaamijkan ayaa waxaa diirada lagu saaray aayokatashiga dhulka soomaaliyeed ee […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay