Archive for: August, 2018

Daawo: Waraysi Xiiso Badan Abwaan Khadar Colaad.

Daawo: Waraysi Xiiso Badan Abwaan Khadar Colaad.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan waraysi xiiso badan oo la la yeeshay Abwaan khadar Colaad kamida Abwaanada Somaalida Ogaadeniya ee ku sugan wadanka Koonfur Afrika. Waraysiga […]

 
 

Warar Qubane Ah oo Ku Saabsan Ogaadeniya & Shacab La Laayay.

Warar Qubane Ah oo Ku Saabsan Ogaadeniya & Shacab La Laayay.

Wararka ka imaanaya gudaha Ogaadeniya ayaa waxay sheegayaan in dhimasho iyo dhaawac badan ay gaysteen ciidamada Faderalka gumaysiga  Itoobiya waxaa kale oo dadka shacabka ah […]

 
 

Daawo: Wararkii kala Duwanaa ee tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv

Daawo: Wararkii kala Duwanaa ee tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Kulan Dhinaca Isgaadhsiinta Ah oo u Qabsoomay Bahda Warfaafinta JWXO.

Kulan Dhinaca Isgaadhsiinta Ah oo u Qabsoomay Bahda Warfaafinta JWXO.

Shalay oo Isniin ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 6/8/18 waxaa kulan dhinaca khadka isgaadhsiinta ah isugu yimid mas’uuliyiinta iyo howl-wadeenka Hogaanka Warfaafinta ee Jabhada Wadaniga […]

 
 

Daawo: Shir Lagu Taageerayo ONLF oo Ka Dhacay Mombasa.

Daawo: Shir Lagu Taageerayo ONLF oo Ka Dhacay Mombasa.

Waxaa magaalada Mambasa ee wadanka Kenya ka dhacay shir lagu taageerayo jabhada gobonimo doonka ah ee ONLF. Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaanba bulshada […]

 
 

Ciidanka Itoobiya oo Qaxooti Soomaaliyeed Ku Xasuuqay Xerada Qollaji.

Ciidanka Itoobiya oo Qaxooti Soomaaliyeed Ku Xasuuqay Xerada Qollaji.

Wararka naga soo gaadhaya xerada qollaji oo ay ku sugan yihiin qaxootigii ay Oromadu soo baro kiciyeen oo ku ku taala duleedka magaalada Jigjiga ayaa […]

 
 

Militariga Itoobiya oo Mar Kale Qalalaase Kabilaabay Ogaadeeniya.

Militariga Itoobiya oo Mar Kale Qalalaase Kabilaabay Ogaadeeniya.

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya ee faragalinta qaawan kusameeyay wadanka Ogaadeeniya ee awalba gacanta Gumaysiga kujiray ayaa lasheegayaa in ay mar kale dib wadanka uga bilaabeen qalalaase […]

 
 

Daawo: wararkii kala duwanaa ee tvga Qaranka Ogadeniya.

Daawo: wararkii kala duwanaa ee tvga Qaranka Ogadeniya.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobo xiiso badan. Hoos ka daaawo. ONA.

 
 

The PAFD Press Statement on Ogaden Somali Attack by the Federal Forces.

The PAFD Press Statement on Ogaden Somali Attack by the Federal Forces.

A Unilateral War Waged On Ogaden Somali Won’t Bring Peace And Security For Ogadenia And Wider Ethiopia. The PAFD Press Statement on Ogaden Somali Attack […]

 
 

Wararka Ogadenya Ee Xarunta Dhexe Naga Soo Gaadhay.

Wararka Ogadenya Ee Xarunta Dhexe Naga Soo Gaadhay.

Wararka naga sòo gaadhaya wadanka Ogadeniya gaar ahaan Xarunta Dhere ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa waxay sheegayaan in dagaal ku dhex maray labada […]

 
 

Jabhadaha Itoobiya Kasoo Horjeeda oo Canbaareeyay Faragalintii Ogadenia Lagu Sameeyay.

Jabhadaha Itoobiya Kasoo Horjeeda oo Canbaareeyay Faragalintii Ogadenia Lagu Sameeyay.

Habeenimadii xalay Isniinta ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 6/8/18 waxaa shir muhiim ah isugu yimid 18 jabhadood oo ladagaalanta Gumaysiga madow ee mudada dheer dulsaaraa dadyowga […]

 
 

Daawo: Waraysi Hogaanka Arimaha Dibada JWXO Mudane Ahmed Yasin Xaalada Ogadeniya.

Daawo: Waraysi Hogaanka Arimaha Dibada JWXO Mudane Ahmed Yasin Xaalada Ogadeniya.

Waxaa waraysi la layeeshay hogaanka arimaha dibada JWXO Mudane Ahmed yaasiin waraysigan ayaa waxaa la yeeshay tvga Horn Caple tv waxaana wax laga waydiiyay xaaladihii […]

 
 

Xiisadii Magaalada Diri-Dhabo oo Kasii Daraysa.

Xiisadii Magaalada Diri-Dhabo oo Kasii Daraysa.

Warar isdaba joog ah oo naga soo gaadhaya magaalada Diridhabo ayaa tibaaxaya in wali xaaladdu kacsan tahay kaddib rabshadihii shalay subixii ka qarxay magaalada. Warkan […]

 
 

Eritrean Airlines oo Duulimaad Ka Bilowday Addis Ababa.

Eritrean Airlines oo Duulimaad Ka Bilowday Addis Ababa.

Shirkadda diyaaradaha Eritrea Airlines ayaa si rasmi ah u billaawday duullimaadka ay ku imaneyso Addis Ababa. Shirkadda Diyaaradaha Eritrea waxay Addis ababa Timid muddo 20 […]

 
 

Shacabka Boosaaso oo Ka Xumaaday Weerarkii Jigjiga.

Shacabka Boosaaso oo Ka Xumaaday Weerarkii Jigjiga.

Qaar kamid ah dadkaSoomaaliyeed ee kunool magaalada Boosaaso ayaa markii ugu horeysay waxa ay  ka hadleen rabashadaha iyo xiisada kasoo cusboonaatay magaalda Jigjiga ee xarunta […]

 
 

Qarax Culus oo Xalay Ka Dhacay Muqdisho.

Qarax Culus oo Xalay Ka Dhacay Muqdisho.

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa sheegaya in qarax xoogan uu ka dhacay, kaasi oo laga maqlayey xoogiisa inta badan degmooyinka gobolka […]

 
 

Xiisad Colaadeed oo Degmada Baabili ee Gobolka Faafan Ka Taagan.

Xiisad Colaadeed oo Degmada Baabili ee Gobolka Faafan Ka Taagan.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadenya gaar ahaan degmada Baabili ee Gobolka Faafan ayaa sheegaya in magaalada kasocdo isku dhacyo waawayn oo u dhaxeeya shacabka […]

 
 

Deg Deg: Qalalaaso Ka Jira Magaalada Diridhaba ee Galbeedka Ogaadeniya.

Deg Deg: Qalalaaso Ka Jira Magaalada Diridhaba ee Galbeedka Ogaadeniya.

Waxaa qalalaaso xoogan ka socdaan meelo kamida magaalada Diridhabo oo ah magaalada ku taala galbeed Ogaadeniya, diridhaba ayaa waxaa ka socda dagaalo u dhaxeeya soomaalida […]

 
 

ONLF oo Bayaan Kasoo Saartay Xaalada Ogadenya Ka Jirta.

ONLF oo Bayaan Kasoo Saartay Xaalada Ogadenya Ka Jirta.

ONLF oo Bayaan Kasoo Saartay Xaalada Ogadenya. August 4, 2018 Dawlada Federalka Itoobiya ayaa ciidankeeda ku amartay in magaalada Jigjiga la weeraro si gacanta loogu […]

 
 

Safaarada Maraykanka oo Dadkeeda Ogaadeenya Kusugan Lahadashay.

Safaarada Maraykanka oo Dadkeeda Ogaadeenya Kusugan Lahadashay.

War qoraal ah oo kasoo baxay safaarada Maraykanka ee magaalada Addis Ababa ayaa lagu sheegay in dhulka Soomaalida ee Itoobiya ay haysato uu kajiro qalalaase […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay