Archive for: August, 2018

Madaxwaynaha Dalka Venezuela oo Qarax Ka Badbaaday.

Madaxwaynaha Dalka Venezuela oo Qarax Ka Badbaaday.

Madaxweynaha Venezueala Nicolas Madura ayaa lagu weeraray xili uu khudbad u jeedinaayey dadweynihiisa taas oo si toos ah looga daawanaayey Telefishanka, weerarku markii uu dhacay […]

 
 

Qubanaha Wararka Ogadenya & Xaalada Maanta Kajirta.

Qubanaha Wararka Ogadenya & Xaalada Maanta Kajirta.

Xaalada guud ee Ogadenya ayaa maanta aad u dagan kadib dhibaatooyinkii shalay dalka ka dhacay taasi oo keentay khasaare naf iyo maalba leh oo meelo […]

 
 

Daawo: ILAYS TV & Warbixin Gaar Ah Xaalada Ogadenya.

Daawo: ILAYS TV & Warbixin Gaar Ah Xaalada Ogadenya.

24-kii saac ee lasoo dhaafay waxay guud ahaan Ogadenya ku jirtay xaalad dagaal iyo xasilooni darro. Hadaba bahda ILAYS TV ayaa waraysi la yeelatay Mudane […]

 
 

The Unilateral Intervention by the Federal Government of Ethiopia in the Somali Regional State is not a viable Solution.

The Unilateral Intervention by the Federal Government of Ethiopia in the Somali Regional State is not a viable Solution.

ONLF Press Release August 4, 2018 The Federal Government ordered its military Force in Jigjiga to attack and take over the Somali regional Administration. This […]

 
 

Colaadihii Qoomiyadaha oo Wali Itoobiya Kasii Socda.

Colaadihii Qoomiyadaha oo Wali Itoobiya Kasii Socda.

Wararka naga soo gaadhaya koonfurta wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in qulqulatooyinkii bilahan halkaas kajiray ay wali halkoodii kasii socdaan, waxaana lasoo tabinayaa in ay […]

 
 

Wasaarada Dibada Ee Itoobiya oo Xubno Eedaysnaa Cafiday.

Wasaarada Dibada Ee Itoobiya oo Xubno Eedaysnaa Cafiday.

Hadal qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarada Gaashaandhiga Gumaysiga Itoobiya ayaa lagu sheegay in ay cafis ufidiyeen dhamaan dadkii lagu soo eedeeyay in ay fadqalalo […]

 
 

Maraykanka oo Duqayn Ka Fuliyay Duleedka Muqdisho.

Maraykanka oo Duqayn Ka Fuliyay Duleedka Muqdisho.

Qoraal ka soo baxay Taliska ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa lagu sheegay in ay 2-dii bishan 4 qof oo ay ku tilmaameen “argagixiso” ku […]

 
 

Mnangagwa oo Ku Guulaystay Doorashadii Zimbabwe.

Mnangagwa oo Ku Guulaystay Doorashadii Zimbabwe.

Emmerson Mnangagwa ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtinimada dalka Zimbabwe ee ay hadheeyeen rabshadaha iyo eedeymaha ku saabsan wax is-daba marinta. Guddiga doorashada ayaa sheegay in […]

 
 

Boosaaso Oo lagu Qabtay Kulan Looga Hadlayo Xasuuqa kasocda Xuduuda Ogaadeeniya iyo Oromiya

Boosaaso Oo lagu Qabtay Kulan Looga Hadlayo Xasuuqa kasocda Xuduuda Ogaadeeniya iyo Oromiya

Xuduuda udhaxaysa Ogaadeeniya iyo Oromiya waxaa ka socda dagaalo iyo isku dhacyo u u dhaxeeya Soomaalida iyo Qowmiyadda Oroomada dhulkaasi wada dega. Boqolaal Soomaali ah […]

 
 

ONLF Oo Si Adag Uga Hadashay Hadalkii Raysal wasaaraha Gumaysiga Itoobiya Ee Shidaalka Ogaadeniya.

ONLF Oo Si Adag Uga Hadashay Hadalkii Raysal wasaaraha Gumaysiga Itoobiya Ee Shidaalka Ogaadeniya.

Raysal wasaaraha gmaysiga Itoobiya Abiye Ahmed ayaa wuxuu sheegay intuu safarkiisii Maraykanka ku gudo jiray in shidaalka Soomaalida Ogaadeniya ay dadka soomaaliyeed ku lee yihiin […]

 
 

Shir Balaadhan oo Xog-Waraysi & Abaabul Ah oo Muqdisho ka Dhacay.

Shir Balaadhan oo Xog-Waraysi & Abaabul Ah oo Muqdisho ka Dhacay.

Waxaa shir si heer sare ah loosoo agaasimay ku qabtay Magaalada Muqdisho Jaaliyada Soomaalida Ogadenya ee Xamar. Shirkan oo ay kasoo qaybgaleen Xubnaha Golaha Dhexe […]

 
 

Daawo: Sh Musdhafe Xaaji & Muxaadarada Jumcaha.

Daawo: Sh Musdhafe Xaaji & Muxaadarada Jumcaha.

Waxaan akhristeyaasha qadarinta iyo qaayaha mudan ee ku taxan Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA u haynaa todobaadkan Muxaadaro diini ah oo aad u qiimo badan […]

 
 

Qalab Ciidan oo Lagu Qabtay Gobolka Binshangul + Faahfaahin.

Qalab Ciidan oo Lagu Qabtay Gobolka Binshangul + Faahfaahin.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Goba ee Gobolka Binishangul ayaa sheegaya in magaalada duleedkeeda lagu qabtay gaadhi nooca xamuulka ah oo sida rasaas aad ubadan […]

 
 

Xiisad Dhinaca Xuduuda Ah oo Udhaxaysa Itoobiya Iyo Sudan.

Xiisad Dhinaca Xuduuda Ah oo Udhaxaysa Itoobiya Iyo Sudan.

Wararka naga soo gaadhaya xuduuda wadamada Sudan iyo Itoobiya ayaa sheegaya in is afgaran waa uu kajiro xuduuda labada wadan udhaxaysa oo calaamadin cusub lagu […]

 
 

Maraykanka oo Xayiraad Saaray Labo Wasiir oo Turkey Ah.

Maraykanka oo Xayiraad Saaray Labo Wasiir oo Turkey Ah.

Turkey ayaa sheegtay inay si xooggan uga soo horjeedo go’aanka dowladda Mareykanka ay cunaqabateynta ku saartay laba sarkaal oo dowladda Turkiga ka tirsan, sababo la […]

 
 

Israa’iil oo Hanjabaad Kulul U Dirtay Dalka Iran.

Israa’iil oo Hanjabaad Kulul U Dirtay Dalka Iran.

Xukuumada Israel ayaa ku goodisay in ay ciidamado u dirayso marin biyoodka Bab al-Mandeb haddii xukuumada Iran ay isku daydo in ay xidho marin biyoodkaasi […]

 
 

Booqashadii Farmaajo ee Eritrea oo xiisad ka dhax Abuurtay Soomaaliya iyo Jabuuti.

Booqashadii Farmaajo ee Eritrea oo xiisad ka dhax Abuurtay Soomaaliya iyo Jabuuti.

Maamulka Jabuuti ayaa cadeeyay mowqifkooda la xidhiidha hadal dhawaan madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka jeediyay magaalada Asmara kaddib booqasho saddex cisho qaadatay […]

 
 

Daawo: Ilays TV oo Waraystay Xoghayaha Guud ee JWXO.

Daawo: Ilays TV oo Waraystay Xoghayaha Guud ee JWXO.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan waraysi gaara oo la la yeeshay xoghayaha guud ee Jabhada wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) Mudane Abdirahman Sheekh Mahdi (Maadeey). Hoos ka […]

 
 

Dhagayso:Mudane Mohamed Rashiid Sh C/lahi oo Laga Waraystay Shir Waynahii JWXO.

Dhagayso:Mudane  Mohamed Rashiid Sh C/lahi oo Laga Waraystay Shir Waynahii JWXO.

Waxaa waraysi dhinacyo badan taaban haya la la yeeshay la taliyaha Xoghaya guud ee JWXO dhinaca siyaasada mudane Mohamed Rashiid Sheekh Cabdulaahi oo kamida masuliyiinta […]

 
 

Abiye Axmed oo Hadal Dhaqanka Hogaaminta Itoobiya Khilaafsan Kuhadlay.

Abiye Axmed oo Hadal Dhaqanka Hogaaminta Itoobiya Khilaafsan Kuhadlay.

Raysalwasaaraha Gumaysiga Itoobiya oo indhawaalaba socdaal ku marayay wadanka Maraykanka ayaa maalinnimadii shalay oo Arbaco ahayd kusoo laabtay wadanka Itoobiya, waxayna taageerayaashiisu kusoo dhaweeyeen madaarka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay