Archive for: August, 2018

Qarax Ismiidaamin Ah oo Ka Dhacay Buuhoodle.

Qarax Ismiidaamin Ah oo Ka Dhacay Buuhoodle.

Wararka ka imanaya magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa sheegaya in qarax uu caawa fiidki ka dhacay magaalada Buuhoodle. Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa […]

 
 

Dowlada Jabuuti oo Soomaaliya Eedaysay.

Dowlada Jabuuti oo Soomaaliya Eedaysay.

War qoraal ah oo kasoo baxay safaarada wadanka Djabuuti ee wadanka Somalia ayaa aad loogu dhaliilay socdaalkii madaxwaynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ee wadanka Eritrea. […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.
 
 

Faah Faahin: Kacdoonka Ogaadeniya Ka socda & Xaalada oo Kasii Dartay.

Faah Faahin: Kacdoonka Ogaadeniya Ka socda & Xaalada oo Kasii Dartay.

Wararka nagasoo gaadhaya gudaha ogadeniya gaar ahaan xarunta dhexe ee JWXO ayaa sheegaya in dilkii iyo xadhigii shacabka somalida ogadenya sii laba jibaarmay, waxaana dhamaan […]

 
 

Magaalada Wardheer ayaa Waxaa ka Dhacay Arin Mucjiso ah kadib Markii Shirkii Gumaysiga Dabaylo lagu kiciyey

Magaalada Wardheer ayaa Waxaa ka Dhacay Arin Mucjiso ah kadib Markii Shirkii Gumaysiga Dabaylo lagu kiciyey

Magaalada Wardheer ee xarunta gobolka Doollo waxaa shir dadka shacabka ah lagu dhibaataynayey oo ay ugu macag dareen qiimayn uu ku dhamaaday illaahay ibixi kadib […]

 
 

Deg Deg: Kacdoon Hada Ka Socda Degmada Ayshyca

Deg Deg: Kacdoon Hada Ka Socda Degmada Ayshyca

Wararka naga soo gadhaya gudaha Ogadenia gaar ahaan Gobalka Shiniile ayaa sheegaya in saaka mudahaaraado gumaysiga iyo gacanyara yaashiisa lagu diidan yahay ka socdaan degmada […]

 
 

Bayaan faahfaahinaya kulankii dhex-maray guddoomiyaha JWXO iyo madaxwaynaha Soomaaliya.

Bayaan faahfaahinaya kulankii dhex-maray guddoomiyaha JWXO iyo madaxwaynaha Soomaaliya.

Bayaan faahfaahinaya kulankii dhex-maray guddoomiyaha JWXO iyo madaxwaynaha Soomaaliya. 01 August 2018 Markii ay taariikhdu ahayd 28/07/2018, waxaa magaalada Casmara ee waddanka Eritrea ku kulmay […]

 
 

Deg Deg: Jabhada Ginbot 7 oo Gabi Ahaanba Hakisay Halgankoodii.

Deg Deg: Jabhada Ginbot 7 oo Gabi Ahaanba Hakisay Halgankoodii.

War saxaafada loogu tala galay oo kasoo baxay xafiiska warfaafinta ee Jabhada Ginbot 7 ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba Jabhadu ay iska xaadirinayso magaalada […]

 
 

Dhalinyaro Badan oo Lagu Xidh Xidhay Magaalada Godey.

Dhalinyaro Badan oo Lagu Xidh Xidhay Magaalada Godey.

Sidii aad wararkaanagii hore kula socoteen waxaa shalay ka dhacay magaalada Godey banaabax balaadhan oo shacab aad u tiro badan ay kasoo qaybgaleen. Banaanbaxan oo […]

 
 

Hadhaagii TPLF oo Harar Qalalaase Kawada.

Hadhaagii TPLF oo Harar Qalalaase Kawada.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Herar ee gacanta Gumaysiga kujirta ayaa sheegaya in hadhaagii kooxda TPLF ay halkaas kawadaa howlo amaanka lidi ku ah, waxaana […]

 
 

Dagaal khasaare Dhaliyay oo Kadhacay Koonfurta Itoobiya.

Dagaal khasaare Dhaliyay oo Kadhacay Koonfurta Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya koonfurta wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya dagaal khasaare gaystay oo dhex maray labo qoomiyadood oo halkaas wada dagan, kuwaas oo uu […]

 
 

Ethiopia’s exiled Patriotic Ginbot 7 leaders to return home.

Ethiopia’s exiled Patriotic Ginbot 7 leaders to return home.

    Leaders of Patriotic Ginbot 7 Movement for Unity and Democracy announced plan to return home within a month. Decision was made after lengthy […]

 
 

Trump oo Doonaya In uu Madaxwaynaha Iran La Kulmo.

Trump oo Doonaya In uu Madaxwaynaha Iran La Kulmo.

Donald Trump ayaa ogolaaday in uu la kulmo hogaamiyeyaasha Iran, xillikasta oo ay doonayaan iyadon lagu xidhaynin wax sharuuda ah ayuu doonayaa inuu la kulmo. […]

 
 

Weerar & Qarax Khasaare Gaystay oo Afgaanistan Ka Dhacay.

Weerar & Qarax Khasaare Gaystay oo Afgaanistan Ka Dhacay.

Koox hubaysan ayaa weerar ku qaaday xero qaxooti oo ku taala magaalada Jalalabad ee dalka Afghanistan. Afhayeen u hadlay masuuliyiinta gobolka Attaullah Khogyani ayaa wakaaladda […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay