Archive for: August, 2018

Golaha Amaanka oo Baadhaya Xasuuqa Rohingya.

Golaha Amaanka oo Baadhaya Xasuuqa Rohingya.

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay (QM) ayaa ka doodaya maanta Warbixintii ay soo saareen Guddiga ka socday UN-ka ee baadhayey xasuuqii loo geystay muslimiinta ku […]

 
 

Kenyatta & Trump oo Ka Wada Hadlay Arimaha Soomaaliya.

Kenyatta & Trump oo Ka Wada Hadlay Arimaha Soomaaliya.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa shalay gelinkii danbe xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo wafdi balaaran oo la socday. Uhuru Kenyatta ayaa uga […]

 
 

Jabhada TPDM oo Itoobiya Heshiis Lasixiixatay.

Jabhada TPDM oo Itoobiya Heshiis Lasixiixatay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Casmara ee xarunta wadanka Eritrea ayaa sheegaya in ay magaalada heshiis kukala sixiixdeen Jabhada TPDM oo udagaalami jirtay xoraynta dhulka […]

 
 

Booliiska Addis Ababa oo Malaayiin Lacag Ah Qabtay.

Members of the Ethiopian army patrol the streets of Addis Ababa in 2005.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in gacanta lagu soo dhigay malaayiin lacag ah iyo rag badan oo […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Massar oo Xustay Sanad Guuradii 34 aad Ee JWXO.

Jaaliyada Ogaadeniya Massar oo Xustay Sanad Guuradii 34 aad Ee JWXO.

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya ee wadanka Massar ayaa waxay isugu timid xuska sanad guuradii 34 aad ee kasoo wareegtay aas aaskii jabhada wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO). […]

 
 

Deg Deg: Maleeshiyo Oromo Ah oo Beeroleey Soomaaliyeed Xasuuqday.

Deg Deg: Maleeshiyo Oromo Ah oo Beeroleey Soomaaliyeed Xasuuqday.

War goor dhawayd ku soo dhacay Wakaalada Wararka ee Ogadenya (ONA) ayaa tibaaxaya in maleeshiyo u kasoo jeeda qawmiyada Oromada oo hubaysan ay weerar ku […]

 
 

Golaha Dhexe ee Kooxda TPLF oo Shir Yeeshay Shalay.

Golaha Dhexe ee Kooxda TPLF oo Shir Yeeshay Shalay.

Golaha Dhexe ee xisbiga qawmiyada Tigrey ayaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 27/8/2018 shir ay yeesheen ku dhawaaqay in ay qabanayaan shir waynihi ay horey […]

 
 

Ogaysiis: Ururka Dhalinyarada OYSU oo Shir wadatashi ah Ku Qaban Norway.

Ogaysiis: Ururka Dhalinyarada OYSU oo Shir wadatashi ah Ku Qaban Norway.

Ururka dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogaadeniya (OYSU) ayaa waxay qabanayaan shirkii wadatashiga iyo Abaabulka OYSU ee qaarada Europe, shirkan ayaa wuxuu furmi doonaa haduu eebe […]

 
 

Shaqaalihii Garoomada Itoobiya oo Shaqo Joojin Bilaabay.

Shaqaalihii Garoomada Itoobiya oo Shaqo Joojin Bilaabay.

Sida aan qormooyin kaanagii hore idiinku sheegnayba waxaa shaqo joojin sameeyay shaqaalihii gagida dayuuradaha ee magaalada Addis Ababa ama guud ahaan wadanka Itoobiya kuwaas oo […]

 
 

Jabhada Ginbot 7 oo Shir Kuqabatay Gudaha Addis Ababa.

Jabhada Ginbot 7 oo Shir Kuqabatay Gudaha Addis Ababa.

Jabhada Ginbot 7 Arbanyoj oo kadagaalami jirtay Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa kulan balaadhan kuqabatay badhtamaha magaalada Addis Ababa, halkaas oo ay kula hadleen […]

 
 

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Ka baxsatay Jeelasha Liibiya.

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Ka baxsatay Jeelasha Liibiya.

Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub (EU) Mudane Cali Saciid Faqi ayaa Qoraal kooban oo uu soo dhigay Baraha Bulshada wuxuu ku wargaliyay shacabka Soomaaliyeed gaar […]

 
 

Dagaal Culus oo Ka Dhacay Duleedka Baydhabo.

Armed members of the militant group al-Shabab attend a rally on the outskirts of Mogadishu, Somalia Monday, Feb. 13, 2012. Thousands of Somalis gathered at a militant-organized demonstration on the outskirts of Mogadishu on Monday in support of the merger of the Somali militant group al-Shabab with al-Qaida, which was announced last week by al-Qaida leader Ayman al-Zawahri. (AP Photo)

Dagaal khasaaro xooggan gaystey ayaa ka dhacay deegaanka Daynuunaay ee duleedka magaalada Baydhabo. Dagaalkan ayaa u dhexeeyey ciidamada Soomaaliya iyo Malayshiyaadka Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan […]

 
 

Shacabka Tigrey oo Bilaabay In uu Ka Gudbo Xadka Eritrea.

Shacabka Tigrey oo Bilaabay In uu Ka Gudbo Xadka Eritrea.

Ilo-wareedyo xidhiidh lasoo sameeyay Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa sheegaya in Shacab Tigrey ah uu maanta lug kaga gudbey xadka u dhexeeya labada dal […]

 
 

Halganka Shacabka Ogaadeeniya Wuu Guulaystay By Aamiin Maxamed.

Halganka Shacabka Ogaadeeniya Wuu Guulaystay By Aamiin Maxamed.

Tan iyo markii laqabsaday dadka iyo Dalka Ogadenia gumaysigii cadaanka ahaa iyo Kan madawga ihina ukala dambeeyeen dhulka Soomaalida Ogadenia waxaa socday halgan uu shacabiga […]

 
 

Ururka ANDM oo Gaashaanka Kudhuftay Xuduudihii TPLF Ay Samaysay.

Ururka ANDM oo Gaashaanka Kudhuftay Xuduudihii TPLF Ay Samaysay.

Ururka ANDM ee talada Gobolka Axmaarada ayaa gaashaanka kudhuftay xuduud beenbeenaadii ay kooxdii TPLF usamaysay Gobolada wadanka gaar ahaan xuduuda loosameeyay Gobolka Axmaarada ee woqooyiga […]

 
 

Daawo: wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya.

Daawo: wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobo aad u xiiso badan. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

KT Mingisti oo Diiday In Uu Itoobiya Tago & Cafiskii oo Lagala Laabtay.

KT Mingisti oo Diiday In Uu Itoobiya Tago & Cafiskii oo Lagala Laabtay.

Kaligii taliyihii hore ee Itoobiya xukumi jiray Mingistu Hailemariam ayaa diiday in uu tago Itoobiya isagoo kabaqay in lagula xisaabtamo wixii uu gaystay oo aad […]

 
 

Shirwaynihii EPRDF oo Laqabanayo & Aqabado Horyaala.

Shirwaynihii EPRDF oo Laqabanayo & Aqabado Horyaala.

Waxaa lagu wadaa in uu dhawaan qabsoomo shirwaynihii isbahaysiga talada wadanka Itoobiya haya ee EPRDF, kaas oo si kaduwan sidii hore loogu kala aragti duwan […]

 
 

Turkiga oo Madax Xanuun ku Reebay Dalalka reer Galbeedka.

Turkiga oo Madax Xanuun ku Reebay Dalalka reer Galbeedka.

Dalalka reer galbeedka waxay danaynayaan Turkiga,balse su’aasha ay is weydinayaan Mareykanka iyo qaar ka tirsan dalalka Yurub ayaa ah halka uu gaarsiisan yahay damacaasi. Dadka […]

 
 

South Sudan oo Dib u bilowday Soo Saarista Shiidaalka caydhiinka.

South Sudan oo Dib u bilowday Soo Saarista Shiidaalka caydhiinka.

Dowladda Sudanta Koofureed ayaa dib u bilowday soo saarista shiidaalka ceyriinka ee laga soo saari jiray deegaanka Toma ee gobolka Unity. Collaadihii mudada shanta sano […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay