Archive for: August, 2018

Ciidamada ONLF oo Shir Abaabul ah u Qabtay Shacabka ku dhaqan Tuulada Shiniile.

Ciidamada ONLF oo Shir Abaabul ah u Qabtay Shacabka ku dhaqan Tuulada Shiniile.

Waraka naga soo gaadhaya xarunta dhexe ee JWXO aya waxay sheegayaan in ciidamada jabhada ONLF qaybta Birjeex ee gobolka Shabeele ay shir abaabul ah u […]

 
 

Ciidanka ONLF oo shirar Abaabul Ah u Qabtay Shacabka.

Ciidanka ONLF oo shirar Abaabul Ah u Qabtay Shacabka.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana xarunta dhexe ee JWXO ayaa waxay sheegayaa in ciidamada jabhada xoraynta Ogaadeniya Ogaadeniya ee ONLF ay shirar […]

 
 

Abiye Axmed oo Sheegay In Uu Sii wadayo Isbadalka uu Bilaabay.

Abiye Axmed oo Sheegay In Uu Sii wadayo Isbadalka  uu Bilaabay.

­Raysal-wasaaraha cusub ee Itoobiya Abiye Axmed oo shalay saxaafada kula halayay xafiiskiisa magalada Addis Ababa ayaa sheegay inuu sii wadi doono Isbadalada uu ka wado […]

 
 

Hay’ada Duulista Hawada Itoobiya oo Shaqo Joojin Kudhaqaaqday.

Hay’ada Duulista Hawada Itoobiya oo Shaqo Joojin Kudhaqaaqday.

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Itoobiya gaar ahaan caasimada Addis Ababa ayaa sheegaya in hay’ada maamusha hawada Itoobiya ee magaceeda loo soo gaabiy (ATCs) ay bari […]

 
 

Mustafe Mohamed Cumar oo Ka hadlay Kulankii Dhexmaray Isaga & ONLF.

Mustafe Mohamed Cumar oo Ka hadlay Kulankii Dhexmaray Isaga & ONLF.

Mudane Musdhafe Muxumed Cumar oo ka hadlay kulan isaga iyo sarakiil masuuliin ONLF ah ku dhexmaray magaalada Addis Ababa ayaa sheegay inay is afgarad buuxa […]

 
 

Maqaal: Maalmihii Madoobaa Ee Lasoo Maray. By: Cabdishukri Tuulo-Diid.

Maqaal: Maalmihii Madoobaa Ee Lasoo Maray. By: Cabdishukri Tuulo-Diid.

Taariikhdu markii ahayd 05/08/2007 Waxay ahayd maalin mugdi u ah dhamaan dadka shacabka ah ee kudhaqan Tuulada Xudur-ayle oo ka tirsan Gobolka Qoraxay waxayna ahayd […]

 
 

FBI-da Maraykanka oo Baadhitaan Kuwada Qarixii Lala Beegsaday Abiye Axmed.

FBI-da Maraykanka oo Baadhitaan Kuwada Qarixii Lala Beegsaday Abiye Axmed.

Hay’ada FBI-da Maraykanka oo baadhitaano waday ayaa dowlada Itoobiya kacodsatay in ay siiyaan 14 bari oo dheeraad ah si ay xog uga keenaan qarixii lala […]

 
 

Colaad Xoogan oo Kasoo Cusboonaatay Xaduuda Canfarta Iyo Axmaarada.

Colaad Xoogan oo Kasoo Cusboonaatay Xaduuda Canfarta Iyo Axmaarada.

Waxaa wali xuduuda Gobolada Axmaarada iyo Canfarta kataagan dhibaatooyinkii iyo dhagartii ay abuureen kooxdii dhiiga shacabka kamushtari jirtay ee TPLF, waxaana lagu soo waramayaa in […]

 
 

28 Booliska Soomaaliya Katirsan oo Musuq Lagu Helay.

28 Booliska Soomaaliya Katirsan oo Musuq Lagu Helay.

28 xubnood oo ka tirsnaa booliiska Soomaaliya, kuwaasi oo loo haysto eedaymo iskugu jira amar diido iyo musuq-maasuq ayaa xabsiga la dhigay sida ay sheegtay […]

 
 

Cudurka Dilaaga Ah Ee Ebola oo Dawo Loo Helay.

Cudurka Dilaaga Ah Ee Ebola oo Dawo Loo Helay.

Wasiirka caafimaadka ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo waxaa uu sheegay in labo kamid ah tobanka qof ee la siiyay daawooyin tijaaba ah oo loogu […]

 
 

Shirkii Midnimada iyo Wadatashiga Shacabka Soomaalida Ogaadeniya oo Lagu Qabtay Gothenburg.

Shirkii Midnimada iyo Wadatashiga Shacabka Soomaalida Ogaadeniya oo Lagu Qabtay Gothenburg.

Waxaa lagu qabtay caasimada labaad ee wadanka Swedan magaalada Gothenburg shirkii midnimada iyo wadatashiga shacabka soomaalida Ogaadeniya kaasoo ka kala dhacay dhamaanba daafaha caalamka shirka […]

 
 

Cadaani Hirmooge oo Laga Waraystay Kulankii ONLF & Musdhafe Cagjar.

Cadaani Hirmooge oo Laga Waraystay Kulankii ONLF & Musdhafe Cagjar.

Idaacada VOA ayaa waraysi ku saabsan kulan dhex maray waftigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ee Addis Ababa iyo Madaxwaynaha Ku Meel gaadhka ah ee […]

 
 

Deg Deg: Axmedyaasiin Jaamac oo Addis Ababa Dib Ugu Laabtay.

Deg Deg: Axmedyaasiin Jaamac oo Addis Ababa Dib Ugu Laabtay.

Waxaa garoonka dayuuradaha ee magaalada Edmonton ee wadanka Canada ka duulay mudane Axmedyaasiin Jaamac oo kamid ah Aqoonyahan ka Soomaalida Ogaadeeniya ee dalka Canada ku […]

 
 

Sanadguuradii 34aad Ee JWXO oo Ifo Laga Xusay.

Sanadguuradii 34aad Ee JWXO oo Ifo Laga Xusay.

Waxaa si nabad galiyo ah kusoo dhamaaday xaflad aad ubalaadhan oo lagu maamuusayay sanadguuraduu 34aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia. Xafladan oo […]

 
 

Maraykanka oo Joojiyay Taageeradii Ay Siin Jireen Falastiin.

Maraykanka oo Joojiyay Taageeradii Ay Siin Jireen Falastiin.

Mareykanka wuxuu sheegay in uu joojiyay in ka badan 200 milyan oo doolar oo deeq ahaan uu u siin jiray Falastiiniyiinta ku sugan Daanta Galbeed […]

 
 

Ururka ANDM oo Saraakiil Kamid Ahaa Caydhiyay + Sababta.

Ururka ANDM oo Saraakiil Kamid Ahaa Caydhiyay + Sababta.

Wararka naga soo gaadhaya Itoobiya gaar ahaan Gobolka Axmaarada ayaa sheegay in ururka talada Gobolka Axmaarada haya ee ANDM uu xubinimadii urarka kasaaray Bereket Simon  […]

 
 

Australia: Xisbiga Liberal Party Oo doortay Ra’iisul wasaare cusub.

Australia: Xisbiga Liberal Party Oo doortay Ra’iisul wasaare cusub.

Ustaarliya ayaa yeelatey raysalwasaare cusub kadib markii alcolm Turnbull, kacdoon kaga dhex bilowdey xisbigiisa dhexdiisa. Raysalwasaaraha cusub ayaa ah wasiirkii Maaliyadda Scott Morrison oo 50 […]

 
 

ONLF oo Taageertay Magacaabista Madaxweyne Mustafe Muxumad Cumar

ONLF oo Taageertay Magacaabista Madaxweyne Mustafe Muxumad Cumar

Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa qoraal ay ku baahisay barta ay ku leedahay Twitter-ka waxay muujisay taageero ku saabsan magacaabista Mustafe Maxamuud Cumar oo […]

 
 

Addis Ababa oo Biyo La’aan Baahsan Ay Ka Jirto.

Addis Ababa oo Biyo La’aan Baahsan Ay Ka Jirto.

Warar lagu kalsoon yahay oo Wakaalada Wararka Ogaadeeniya ee ONA ay heshay ayaa sheegaya in magaalada Addis Ababa biyo la,aantii ugu xumayd kataagantahay qaybo kamid […]

 
 

Goos Goos Wararka Ogadenya & Shirka Addis Ababa.

Goos Goos Wararka Ogadenya & Shirka Addis Ababa.

Ergooyin aad u tiro badan oo ka kooban Madax-dhaqameed, Haween, Aqoonyahan, Siyaasiyiin iyo masuuliin kala duwan oo kamid ah Soomaalida Ogadenya ayaa ku sugan magaalada […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay