Archive for: August, 2018

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sh Musdhafe Xaaji.

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sh Musdhafe Xaaji.

daawadayaal waxaad kusoo dhawaataan muxaadaradeenii Jumcaha oo uu inoosoo jeedin doono Fadhiilatul Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil. Daawasho Wacan. ONA.

 
 

Daawo: Wararkii Kala duwanaa ee tva Qaranka Ogaadeniya.

Daawo: Wararkii Kala duwanaa ee tva Qaranka Ogaadeniya.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Golaha Shuurada Culumada Soomaalida Ogadeniya (UCSO) oo Kulan Yeeshay.

Golaha Shuurada Culumada Soomaalida Ogadeniya (UCSO) oo Kulan Yeeshay.

Waxaa kulan muhiima isugu yimaaday golaha shuurada ee ururka culumaa u diinka soomaalida Ogaadeniya ee UCSO kulan ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin badan oo […]

 
 

Labo Wiil oo Walaalo Ahaa oo Muqdisho Lagu Dilay.

Labo Wiil oo Walaalo Ahaa oo Muqdisho Lagu Dilay.

Degmada Dharkaynley ee Gobolka Banaadir waxaa xalay lagu dilay laba wiil oo walaalo ah sida ay baahisay warbaahinta gudaha. Dilkan ayaa ka dhacay inta u […]

 
 

Madaxii Shirkada Korontada Itoobiya oo Xilkii Laga Xayuubiyay.

Madaxii Shirkada Korontada Itoobiya oo Xilkii Laga Xayuubiyay.

Wararka naga soo gaadhaya caasimada Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sheegaya in Zeb Asnake oo ahayd madaxa shirkada korontada ee Itoobiya ,(Ethiopian Electric Power) ee […]

 
 

Trump oo Khafiifinaya Cunaqabataynta Turkiga Hadii Andrew Brunson Lasiidaayo.

Trump oo Khafiifinaya Cunaqabataynta Turkiga Hadii Andrew Brunson Lasiidaayo.

Trump ayaa sheegtay in uu khafiifin doono cadaadiska uu saartay dhaqaalaha wadanka Turkiga hadii ay dowlada Tayyib Erdogan ay xabsiga kasii deyso Baadari ku jira […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Waqooyi Bari kenya oo Qabatay Sanad Guuradii 34 aad Ee JWXO.

Jaaliyada Ogaadeniya Waqooyi Bari kenya oo Qabatay Sanad Guuradii 34 aad Ee JWXO.

Waxaa xaflad balaadhan maanta isugu yimaaday jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya ee waqooyi bari Kenya faraca Barsan ee magaalada Gaarisa, xafladan ayaa waxaa lagu xusaayay sanad guuradio […]

 
 

Qubanaha Wararka Kala Duwan ee Ogadenya.

Qubanaha Wararka Kala Duwan ee Ogadenya.

Guud ahaan Ogadenya ayaa ku jirta xaalad Militari oo deg deg ah. Khadkii isgaadhsiinta oo idil ayaa gabi ahaanba hawada ka maqan. Magaalooyin qaar korontadii […]

 
 

Gaadiidleyda Kenya oo Walaac ka Muujiyay Canshuurta ay Dowlada Saartay Shidaalka.

Gaadiidleyda Kenya oo Walaac ka Muujiyay Canshuurta ay Dowlada Saartay Shidaalka.

Waxaa walaac xoogan laga muujinayaa canshuur kordhinta ay ku dhawaaqday kenya taasi oo bisha soo aadan lacago dheeri ah ay uga qaadi doonto shidaalka gala […]

 
 

Dawlada Maraykanka oo Duqayn Ka Fulisay Jubbaland.

Dawlada Maraykanka oo Duqayn Ka Fulisay Jubbaland.

War saxaaafadeed ka soo baxay xarunta taliska ciidamada Maraykanka ee Africa ayaa lagu sheegay in iyagoo gacan ka helaya dawlada faderaalka ah ee Soomaaliya ay […]

 
 

Daawo: Waraysi Xiisa Badan Gudoomiyaha ONLF Admiral Maxamed Cumar Cismaan

Daawo: Waraysi Xiisa Badan Gudoomiyaha ONLF Admiral Maxamed Cumar Cismaan

Admiral Maxamed Cumar Cismaan ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu layeeshay Ilays Tv waxa uu kaga waramay xaalada guud ahaan Ogaadeeniya iyo tan Ethiopia […]

 
 

Daawo: Khudbadii Madaxda ONLF Ee Shirkii London Qaybtii Labaad.

Daawo: Khudbadii Madaxda ONLF Ee Shirkii London Qaybtii Labaad.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan shirkii London Khudbadihii ay kala jeediyeen madaxdii JWXO qaybtoodii labaad. Hoos ka daaw. ONA.

 
 

Golaha Wasiirada Itoobiya oo Wax Laga Badalayo.

Golaha Wasiirada Itoobiya oo Wax Laga Badalayo.

Xukuumada cusub ee Itoobiya ayaa lasheegayaa in ay kutala jirto sidii loodhimi lahaa wasaaradaha badan ee xukuumadu ay kakooban tahay, kuwaas oo culays badan oo […]

 
 

Maxkamada Itoobiya oo Amartay In Getachew Assefa Laxidho.

Maxkamada Itoobiya oo Amartay In Getachew Assefa Laxidho.

Sida laga baahiyay ESAT TV, madaxii hore ee Laanta Sirdoonka Itoobiya Getachew Assefa ayay maxkamada Itoobiya amar ku bixisay in lasoo xidho. War deg deg […]

 
 

Shirkii Gudiga Fulinta Ee EPRDF oo Addis Ababa Kasocda & Arimo Badan oo Lagaga Hadlay.

Shirkii Gudiga Fulinta Ee EPRDF oo Addis Ababa Kasocda & Arimo Badan oo Lagaga Hadlay.

Waxaa magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya kasocda shirkii Gudiga Fulinta ee Ururka EPRDF, waxaana shirka kasoo qayb galay dhamaanba 36da xubnood ee uu […]

 
 

Gantaalo Lagu Weeraray Caasimada Afghanistan.

Gantaalo Lagu Weeraray Caasimada Afghanistan.

Wararka ka imanaya dalka Afghanistan ayaa sheegay hoobiyayaal lagu weerarar caasimadda Kabul, xilli uu madaxweynaha dalkaasi Asharf Ghani khudabadda ciidda u jeedinayay dadweynaha. Ugu yaraan […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobadii xiisaha badnaa. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Daawo: warbixin Tvga Kalsan ka doyaariyay Shirkii ONLF ee Lagu Qabtay London.

Daawo: warbixin Tvga Kalsan ka doyaariyay Shirkii ONLF ee Lagu Qabtay London.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaatan shirkii London qabtay ee ay kasoo qayb galeen dhamaanba shacab waynaha soomaaliyeed ee taageersan halganka gobonimo doonka ah ee JWXO. Hoos […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Ogaadeniya Waqooyi Bari Kenya oo Qabanaysa Sanad Guuradii 34 aad Ee JWXO.

Ogaysiis: Jaaliyada Ogaadeniya Waqooyi Bari Kenya oo Qabanaysa Sanad Guuradii 34 aad Ee JWXO.

Waxaa sanad guuradii 34 aad ee kasoo wareegtay aas aaskii Jabhada wadaniga xoraynta Ogaadeniya qabanaysa Jaaliyada Ogaadeniya ee waqooyi bari kenya faraca Barsan ee magaalada […]

 
 

Ciid Wanaagsan, Ciid Mubaarak Dhamaan Ummada Soomaaliyeed.

Ciid Wanaagsan, Ciid Mubaarak Dhamaan Ummada Soomaaliyeed.

Bahda Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa waxay hawada u marinaysaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Soomaalida Ogadenya tahniyada Ciidul Adxa oo maanta dunida Muslimka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay