Archive for: August, 2018

Maqaal: Maxaad Kala Socotaa Dadaalka Madaxda JWXO ee Ku Sugan Bariga Afrik?

Maqaal: Maxaad Kala Socotaa Dadaalka Madaxda JWXO ee Ku Sugan Bariga Afrik?

Sida aad wada ogsoontihiin waxaa mudaba ku sugnaa Bariga Afrika gaar ahaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya madax aad u fara badan oo ka mid […]

 
 

HRW oo Codsatay In Cadaalada La Hor Keeno Kuwii Xasuuqay Shacabka Ogadenya.

HRW oo Codsatay In Cadaalada La Hor Keeno Kuwii Xasuuqay Shacabka Ogadenya.

Warbixin dheer oo ay soo saartay hay’ada xuquuqda aadanaha u dooda ee loo yaqaano Human Rights Watch (HRW) ayaa sheegtay in Itoobiya ay samayso baadhitaan […]

 
 

Janaral Tigree Ah oo Aad Udhaliilay Kooxda TPLF.

Janaral Tigree Ah oo Aad Udhaliilay Kooxda TPLF.

Janaral howlgab ah oo udhashay qoomiyada Tigreega ayaa kadigay in maamulka TPLF ee talada Gobolka haya ay mar kale kusoo laabtaan xilka ay hada xooga […]

 
 

Budhcad Adeegsanaysay Magaca Dhalinta Oromada oo Laqaqabta.

Budhcad Adeegsanaysay Magaca Dhalinta Oromada oo Laqaqabta.

Booliiska wadanka Itoobiya ayaa lasheegayaa in ay gacanta kusoo dhigeen 171 dhalinyaro ah oo fadqalalo iyo xasilooni daro kawaday gudaha wadanka. Sida xogta aan kuhelayno […]

 
 

Afghanistan oo Xabad-Joojin Lagaga Dhawaaqay.

Afghanistan oo Xabad-Joojin Lagaga Dhawaaqay.

Madaxweyne dalka Afqaanistan, Ashraf Ghani ayaa ku dhawaaqay xabad joojin socon doonta mudo sadex bilood ah. Taalibaan oo dagaal xooggan kula jirta dowlada Afghanistan ayaan […]

 
 

Human Rights Watch urges Ethiopia to probe years of Abuse in Somali Region.

Human Rights Watch urges Ethiopia to probe years of Abuse in Somali Region.

Monday August 20, 2018 A refugee woman from Imey, a town in the Gode zone of Ethiopia’s Somali Region, stands outside her makeshift home in […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Magaalada Nagodhuches oo Qabatay Sanad Guuradii 34 aad Ee JWXO.

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Magaalada Nagodhuches oo Qabatay Sanad Guuradii 34 aad Ee JWXO.

Jaaliyada Ogaadeniya ee gobolka Texsas magalada Nagodhuches ee cariga Maraykanka ayaa waxay isugu yimaadeen xaflad balaadhan oo ay ku xusayaan sanad guuradii 34 aad ee […]

 
 

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Magaalada Edmonton oo Shir Muhiim Ah Isugu Timid.

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Magaalada Edmonton oo Shir Muhiim Ah Isugu Timid.

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee magaalada Edmonton oo shir muhiim ah isugu timid. Waxaa kulan muhiim ah isugu yimid jaaliyada magaalada waxaana shir gudoominayey Xoghayaha Jaaliyada […]

 
 

Daawo: Mudane Muhumed Asad oo Kamida Masuuliyiinta JWXO oo La waraystay.

Daawo: Mudane Muhumed Asad oo Kamida Masuuliyiinta JWXO oo La waraystay.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan waraysi dhinacyo badan taaban haya oo la layeeshay Mudane Muhumed Sheekh Badri (Asad) oo kamida masuuliyiinta JWXO. Hoos ka daawo waraysiga. […]

 
 

Booyad Hub Siday oo Lagu Qabtay Magaalada Addiss Ababa

Booyad Hub Siday oo Lagu Qabtay Magaalada Addiss Ababa

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addiss Ababa ee caasimada Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in lagu qabtay magaalada booyad kuwa shidaalka qaada ah oo laga soo […]

 
 

Wafti Ka Socda Gobolka Tigrey oo Xadka Eritrea iyo itoobiya Ka Gudbay.

Wafti Ka Socda Gobolka Tigrey oo Xadka Eritrea iyo itoobiya Ka Gudbay.

Wararka naga soo gaadhaya Itoobiya gaar ahaan gobalka Tigray ayaa sheegaya in wafdi balaadhan oo ka socda Gobolka Tigrayga ay ka gudbeen xuduuda u dhaxaysa […]

 
 

Madaxweynaha Masar oo saxiixay sharci lagu xakamaynayo Internet-ka.

Madaxweynaha Masar oo saxiixay sharci lagu xakamaynayo Internet-ka.

Madaxweynaha dalka Masar,Abdel Fattah al-Sisi, ayaa saxiixay sharci lagu adkeynayo xakamaynta adeegyada internetka dalkaasi. Xukuumadda dalkaasi ayaa sheegtay in tallaabooyiinkan looga gol leeyahay in lagu […]

 
 

Sanadguuradii 34aad Ee JWXO oo Xagardheere Lagu Dhigay & Mas’uuliyiin Kenyan Ah oo Kasoo Qayb Galay.

Sanadguuradii 34aad Ee JWXO oo Xagardheere Lagu Dhigay & Mas’uuliyiin Kenyan Ah oo Kasoo Qayb Galay.

Waxaa hada si habsami leh kusoo dhamaaday xaflad balaadhan oo lagu maamuusayay sanadguurada 34aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO, waxayna xafladu […]

 
 

War-Saxaafadeed: Asaaska Isbahaysiga Soomaaliyeed ee Xorriyada (The Somali Coalition for Freedom (SCF).

War-Saxaafadeed: Asaaska Isbahaysiga Soomaaliyeed ee Xorriyada (The Somali Coalition for Freedom (SCF).

Asaaska Isbahaysiga Soomaaliyeed ee Xorriyada (The Somali Coalition for Freedom (SCF) War-saxaafadeed Waxaa magaalada London ku kulmay intii u dhaxaysay 17 – 18 August 2018 […]

 
 

Press Release: The Founding Of The Somali Coalition for Freedom(SCF)

Press Release: The Founding Of The Somali Coalition for Freedom(SCF)

Press Release The Founding Of The Founding Of The Somali Coalition for Freedom(SCF)   Delegates from ONLF and SRDA met in London, UK from 17 to […]

 
 

The Somali Coalition for Freedom (SCF) ምስረታን አስመልክቶ ከONLF እና SRDA የተሰጠ የጋራ መግለጫ.

The Somali Coalition for Freedom (SCF) ምስረታን አስመልክቶ ከONLF እና SRDA የተሰጠ የጋራ መግለጫ.

The Somali Coalition for Freedom (SCF) ምስረታን አስመልክቶ ከONLF እና SRDA የተሰጠ የጋራ መግለጫ. ከONLF እና SRDA የተወከሉ አመራሮች በተገኙበት እ.ኢ.አ ከነሃሴ 17 እስከ 18፣ […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya ee Jarmalka oo Qabatay Sanad Guuradii 34 aad Ee JWXO.

Jaaliyada Ogaadeniya ee Jarmalka oo Qabatay Sanad Guuradii 34 aad Ee JWXO.

Magalada Frankfurt ee dalka Jarmalka waxaa ka dhacay Shir aad uheer sareeya Kaas oo lagu xusayey Sanad Guuradi 34 aad ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia(JWXO) […]

 
 

Madaxwaynaha Eritrea oo Itoobiya Usocda & Warar Gobolka Axmaarada Kusaabsan.

Madaxwaynaha Eritrea oo Itoobiya Usocda & Warar Gobolka Axmaarada Kusaabsan.

Madaxwaynaha Eritrea Isayas Afewark ayaa lasheegay in uu booqosho kutagayo Gobolka Axmaarada, taas oo noqon doonta booqashadii labaad ee mudo yar uu kutago wadanka ay […]

 
 

Daganaansho La’aan Lagasoo Sheegayo Magaalada Addis Ababa & Amaanka oo La Adkaynayo.

Daganaansho La’aan Lagasoo Sheegayo Magaalada Addis Ababa & Amaanka oo La Adkaynayo.

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in amaanxumo badan laga dareemayo magaalada Addis Ababa iyo nawaaxigeeda, halkaas oo sida […]

 
 

Madaxwayne Putin iyo Angela Merkel oo wadahadal ku leh Germany.

Madaxwayne Putin iyo Angela Merkel oo wadahadal ku leh Germany.

Ra’iisal wasaaraha dalka Germalka Chancellor Angela Merkel iyo Madaxweynaha dalka Russian Vladimir Putin ayaa manta lagu wadaa in ay kulmaan oo ay ka wadahadlaan xiriirka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay