Archive for: August, 2018

Dowlada Qadar oo Sucuudiga Eedaysay, Sababta.

Dowlada Qadar oo Sucuudiga Eedaysay, Sababta.

Xukuumada Qatar ayaa ku eedeysay Boqortooyada Sucuudiga in muwaadiniin badan oo ka soo jeeda dalkeeda ay ka mamnuucday in ay xajiyaan sanadan 2018-ka. Sucuudiga ayaa […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Ee S.Afrika oo Qabatay Sanad Guuradii 34 aad Ee JWXO.

Jaaliyada Ogaadeniya Ee S.Afrika oo Qabatay Sanad Guuradii 34 aad Ee JWXO.

Waxaa lagu qabtay xaflad balaadhan oo lagu xusayay sanad guuradii kasoo wareegtay aas aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO oo lagu qabtay johanesburg. Waxaa iskugu […]

 
 

Shirkii Midnimada & Wada-Tashiga oo Ka Dhacay Kristianstad, Sweden.

Shirkii Midnimada & Wada-Tashiga oo Ka Dhacay Kristianstad, Sweden.

Magaalada Kristianstad ee dalka Sweden ayaa waxaa lagu qabtay shirkii Midnimada iyo Wada-Tashiga Soomaaliyeed oo si heer sare ah loosoo agaasimay. Shirkan ayaa waxaa kasoo […]

 
 

Xaflad Lagu Xusayo Sanadguuradii 34 aad Ee JWXO oo Lagu Qabtay Thailand.

Xaflad Lagu Xusayo Sanadguuradii 34 aad Ee JWXO oo Lagu Qabtay Thailand.

Casimada wadanka Thailand ee Bangkook waxaa maanta lagu qabtay shir si heersare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayay sanadguuradii 34aad ee ka soo wareegtay […]

 
 

Jaaliyad Cusub oo Laga Sameeyay France Sanadguuradii 34 aad na Qabatay.

Jaaliyad Cusub oo Laga Sameeyay France Sanadguuradii 34 aad na Qabatay.

Dhalinyarada soomaalida Ogaadeniya ee ku dhaqan magaalada paris ee dalka france ayaa waxay sameeyeen jaaliyad balaadhan oo ka hawul gali doonya dhamaanba magaalooyinka kala duwan […]

 
 

Kulan Muhiim Ah oo Maanta Xagardheere Kaqabsoomay.

Kulan Muhiim Ah oo Maanta Xagardheere Kaqabsoomay.

Maanta oo Sabti ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 18/8/18 waxaa xerada qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi kaqabsoomay kulan muhiim ah oo faraca Iftin uu uqabtay bulshada […]

 
 

Shirkii Midnimada & Wada-Tashiga oo Ka Dhacay Perth, Australia.

Shirkii Midnimada & Wada-Tashiga oo Ka Dhacay Perth, Australia.

Magaalada Perth ee dalka Australia ayaa waxaa lagu qabtay shirkii Midnimada iyo Wada-Tashiga Soomaaliyeed oo si heer sare ah loosoo agaasimay. Shirkan ayaa waxaa kasoo […]

 
 

Deg Deg: Waftigii JWXO Ee Addis Ababa oo Odayaal & Siyaasiyiin Lakulmay.

Deg Deg: Waftigii JWXO Ee Addis Ababa oo Odayaal & Siyaasiyiin Lakulmay.

Waftiga Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ee magaalada Addis Ababa kusugan oo kulamo xidhiidh ah todobaadkan kujiray ayaa lakulmay siyaasiyiin caan ah iyo waliba qaybo […]

 
 

Deg Deg: 5 Muwaadin oo Soomaali Ah oo Oromo Ku Dishay Herar Agteeda.

Deg Deg: 5 Muwaadin oo Soomaali Ah oo Oromo Ku Dishay Herar Agteeda.

War lagu kalsoonaan karo oo ONA ay heshay ayaa tibaaxaya in Maamulka Oromiya uu dilay shan (5) muwaadin oo Soomaalida Ogadenya kamid ah oo dhammaantood […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Yamen oo Qabatay Xuska Sanadguradii 34 Ee JWXO.

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Yamen oo Qabatay Xuska Sanadguradii 34 Ee JWXO.

Jaaliyada ogadeniya ee dalka yemen ayaa qabatay xaflad lagu maamuusayay sanadguuradii 34 ee kasoo wareegtay aas aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya (JWXO) xafladan oo si […]

 
 

Waftigii ONLF ee Addis Ababa oo Kulamo Muhiim Ah U Qabsoomay.

Waftigii ONLF ee Addis Ababa oo Kulamo Muhiim Ah U Qabsoomay.

Waxaa magaalada Addis Ababa ku sugnaa madax fara badan oo ka tirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) oo hawlo u joogay halkaas. Waxay la kulmeen […]

 
 

45 Kamid Ah Ciidamada Nabad-sugida Itoobiya oo Lagasiidaayay Xabsiga Maqale.

45 Kamid Ah Ciidamada Nabad-sugida Itoobiya oo Lagasiidaayay Xabsiga Maqale.

Waxaa xabsiga magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey lagasiidaayay 45 kamid ah ciidamada nabad-sugida Itoobiya, kuwaas oo maalmo kahor lagu qabtay garoonka dayuuradaha ee magaalada […]

 
 

Itoobiya oo Khaati Kataagan Mudaharaadadii Ay Fasaxday.

Itoobiya oo Khaati Kataagan Mudaharaadadii Ay Fasaxday.

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee caasimada wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in ay sare ukaceen dibad baxyada ay dadwaynuhu kumuujinayaan rabitaankooda iyo diidmadooda, kuwaas […]

 
 

Itoobiya oo Ciidankeeda Kala Baxaysa Xuduuda Eritrea.

Itoobiya oo Ciidankeeda Kala Baxaysa Xuduuda Eritrea.

Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamadeeda ku sugnaa Jiidda hore ee xuduuda Eritrea ay ka soo saareyso, labaatan sano oo ay ku sugnaayeen. Colaadii […]

 
 

Maraykanka oo sheegay In Awooda Ciidanka Shiinuhu Korodhay.

Maraykanka oo sheegay In Awooda Ciidanka Shiinuhu Korodhay.

Warbixin ay soo saartay Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ayaa lagu sheegay in duuliyeyaal dagaal oo Shiine ah loo tababarayo sida ay u duqayn lahaayeen deegaano fogfog […]

 
 

Madaxwaynaha Eritrea oo Kilalka Amxaarada Booqanaya.

Madaxwaynaha Eritrea oo Kilalka Amxaarada Booqanaya.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in madaxwaynaha Eritrea Isaias Afwerki iyo wafdi uu hogaaminayo ay booqasho ku tagayaan kililka Amxaarada. Madaxa Warfaafinta […]

 
 

Maqaal: Hiban Mayno Tagtadeeni ee Waxaynu Hubsan Timaadadeena.

Maqaal: Hiban Mayno Tagtadeeni ee Waxaynu Hubsan Timaadadeena.

Taariikhda dheer ee wax qorta tiro aad u yar oo dhallinyarteena ah ayaa guddoonsada doorka ay ku leeyihiin xoraynta dalkooda iyagoo waajahaya khataraha ugu badan […]

 
 

Xaflad Lagu Xusayo Sanad Guuradii 34 aad Ee JWXO oo Dhoobley ka Socota.

Xaflad Lagu Xusayo Sanad Guuradii 34 aad Ee JWXO oo Dhoobley ka Socota.

Waxaa magaalada Dhoobley ee dalka soomaaliya ka socota Xaflad balaadhan oo lagu xusayo sanad guuradii 34 aad ee kasoo wareegtay aaskii aaskii Jabhada Wadaniga Xoraynta […]

 
 

Shir Mucaaradka Itoobiya Ay Addis Ababa Kulahaayeen oo Burburay.

Shir Mucaaradka Itoobiya Ay Addis Ababa Kulahaayeen oo Burburay.

Waxaa magaalada Addis Ababa lagu qabtay shir balaadhan oo ay kasoo qayb galeen in kabadan 50 urur oo mucaarad ah kuwaas oo aan hada kahor […]

 
 

Maxaabiis Siyaasadeed oo Wali Gobolka Tigrey Kuxidhan.

Maxaabiis Siyaasadeed oo Wali Gobolka Tigrey Kuxidhan.

Waxaa wali xabsiyada Gobolka Tigrey ee Woqooyiga Itoobiya kujira dad maxaabiis ah oo mudo dheer uxidhnaa maamulkii wayaanaha ee talada wadanka laga faromaroojiyay iyo maamulka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay