Archive for: September, 2018

Faraca Iftin Ee Xagar dheere oo Maanta u Qabsoomay Kulankoodii Caadiga Ahaa.

Faraca Iftin Ee Xagar dheere oo Maanta u Qabsoomay Kulankoodii Caadiga Ahaa.

Maanta oo Axad ahayd waxaa xerada qoxootiga Xagardheere ka qabsoomay shirkii caadiga ahaa ee faraca Iftin ee kahowlgala xerada Xagardheere. Shirka ayaa sidii caadiga ahayd […]

 
 

Deg Deg: Xisbiga Axmaarada ANDM oo Raysal Wasaare ku Xigeenkii Itoobiya Shaqada ka Caydhiyay.

Deg Deg: Xisbiga Axmaarada ANDM oo Raysal Wasaare  ku Xigeenkii Itoobiya  Shaqada ka Caydhiyay.

Wararka nagasoo gaadhaya gumaysiga Itoobiya gaar ahaan casimada gobalka Axmaarada ee Bahardar ayaa sheegaya in ururka ANDM ee qowmiyada Axmaradu shaqo ka fadhiisin ku sameeyay […]

 
 

Kooxda TPLF oo Shaqada Ka Caydhisay 12 Kamid Ahaa Saraakiisha TPLF.

Kooxda TPLF oo Shaqada Ka Caydhisay 12 Kamid Ahaa Saraakiisha TPLF.

wararka nagasoo gaadhaya gumaysiga Itoobiya gaar ahaan caasimada gobolka Tigrayga ee Maqale ayaa shegaya in ururka TPLF ¬†oo maalmahan shir uga socday magalada Maqale ay […]

 
 

N/hure Qalbi-dhagax oo Boosaaso Xaflad Loogu Qabtay.

N/hure Qalbi-dhagax oo Boosaaso Xaflad Loogu Qabtay.

Waxaa magalada Boosaaso ee Gobolka Bari ee Dalka Soomaaliya xaflad soo dhawayn ah loogu qabtay halgame Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbidhagax iyo Wafti uu hogaaminayo oo […]

 
 

Kulan Dhalinyarada Gobolka Nogob Ku Taageereen Halganka Oo ka Dhacay Jigjiga

Kulan Dhalinyarada Gobolka Nogob Ku Taageereen Halganka Oo ka Dhacay Jigjiga

Magaalada Jigjiga ee Xarunta Gobolka Faafan waxaa maanta ka dhacay kulan balaadhan oo ay kasoo qayb galeen inta badan dhalinyada gobolka Nogob ee magaalada Jigjiga […]

 
 

Maqaal: Kolba Kii Xil Qabtaa Xoog Isbida. By. Macalinka Soomaliyeed(MS).

Maqaal: Kolba Kii Xil Qabtaa Xoog Isbida. By. Macalinka Soomaliyeed(MS).

Waxaan Qoraalkan kooban kusoo koobaynaa awooda qarsoon ee qowmiyada Oromadu adeegsanayso. Waxaad moodaa in ay Xoog ku maquuniyaan qowmiyadaha kale iyagoo adeegsanaya Awood xad dhaaf […]

 
 

Dhul-gariir Kudhuftay Xeebaha Dalka Indonesia.

Dhul-gariir Kudhuftay Xeebaha Dalka Indonesia.

Waxaa weli socda gurmadka dadka wax ku noqday dhulgariirka ku dhufatay jasiirada Sulawesi, waxaana burbur xoogleh soo gaadhay dhulka xeebta saaran. Dhul-gariir iyo Hirar waawayn […]

 
 

Madaxweyne Erdogan oo Jarmalka ka Furay Masaajid Weyn

Madaxweyne Erdogan oo Jarmalka ka Furay Masaajid Weyn

Madaxweynaha Turkiga Rayyip Erdogan ayaa shalay magaalada Cologne ee dalka Jarmalka ka furay mid ka mid ah masaajidada ugu weyn qaaradda yurub. Furitaanka masaajidkan ayaa […]

 
 

Kooxo Aan La Garanaynin oo Jabsaday Baraha Facebook ee 90 Milyan oo Qof!

Kooxo Aan La Garanaynin oo Jabsaday Baraha Facebook ee 90 Milyan oo Qof!

Shirkada Facebook ayaa sheegtay in ay ogaadeen weerarkan talaadadii lasoo dhaafay, kadib markii kooxo aan la aqoon ay si farsameysan u adeegsadeen qeybo kamid ah […]

 
 

Daawo: Naftiihure Qalbi Dhagax oo Lagusoo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso.

Daawo: Naftiihure Qalbi Dhagax oo Lagusoo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso.

waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan Muuqaal aan idiin kasoo diyaarinay naftiihure Abdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo lagusoo dhaweeyay Magaalada Boosaaso. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

29 September 1977 “Ciidamada Somalidu Waxay Qabsadeen Magaalada Jigjiga” The Newyork Times.

29 September 1977 “Ciidamada Somalidu Waxay Qabsadeen Magaalada Jigjiga” The Newyork Times.

Wargayska Caanka ah ee Newyork times ayaa warbixin dheer ka qoray guushii taarikhiga ahayd ee ay ciidamada soomalidu ku qabsadeen magaalada jigjiga ee Ogaadeeniya si […]

 
 

Dagaalkii Xadka Oromia iyo Binishangul Gumuz Ka Socda oo Dhimasho Saba bay.

Dagaalkii Xadka Oromia iyo Binishangul Gumuz Ka Socda oo Dhimasho Saba bay.

Wararka nagasoo gaadhaya gumaysiga Itoobiya gaar ahaan xadka udhaxeeya Ismaamulka Oramia iyo Binishangul ayaa sheegaya in dagaalo udhaxeeya labada qowmiyadood ka socodo xuduudka labada maamul […]

 
 

Daawo: Gabay Cusub oo ay Tirisay Rooda Ibrahim Abdi.

Daawo: Gabay Cusub oo ay Tirisay Rooda Ibrahim Abdi.

DBF313FA-870F-4573-955F-9F5F7320F66B

 
 

Wasiirada Arimaha Dibada ee Djabuuti, Itoobiya & Eritrea oo Kulmay.

Wasiirada Arimaha Dibada ee Djabuuti, Itoobiya & Eritrea oo Kulmay.

Kulan sadex-geesood ah ayaa ku dhex maray magaalada New York ee dalka Maraykankanka Wasiirada Arimaha Dibbadda ee dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo Eritrea oo kawada qaybgalay […]

 
 

Xubnaha & Taageerayaasha JWXO oo Kismaayo Kulan Balaadhan Kuqabsaday.

Xubnaha & Taageerayaasha JWXO oo Kismaayo Kulan Balaadhan Kuqabsaday.

Waxaa maalinnimadii shalay oo Jumce ahayd magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose kaqabsoomay shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen xubnaha iyo taageerayaasha JWXO ee […]

 
 

Xubnaha Faraca Barsan oo Gaarissa Ku Shiray.

Xubnaha Faraca Barsan oo Gaarissa Ku Shiray.

Waxaa magalada Gaarissa ee xarunta Gobolka waqooyi bari Kenya ka dhacay Shirki faraca Barsan ee Jaaliyada Ogaadeeniya ee Bariga Africa, shirkaas oo ahaa mid si […]

 
 

Xubno Loohaysto Iskuday Dil oo Maxkamad Addis Ababa Kutaala Lasoo Taagay.

Xubno Loohaysto Iskuday Dil oo Maxkamad Addis Ababa Kutaala Lasoo Taagay.

Shan qof oo loo heysto in ay isku dayeen dilka Raysal-wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa la soo taagay maxkamad, kaddib markii bishii June ay […]

 
 

Maraykanka oo Sheegay In Uu Duqayn Kudilay Dagaalyahano Al-shabaab Ah.

Maraykanka oo Sheegay In Uu Duqayn Kudilay Dagaalyahano Al-shabaab Ah.

Howlgalka ciidanka Maraykanka Afrika we Africom ayaa sheegay in ay duqayn ku dileen ugu yaraan saddex dagaalyahan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kuwaasi oo bartilmaameedkoodu […]

 
 

Talyaaniga oo Sheegay In Uu Taageerayo Booliiska Somalia.

Talyaaniga oo Sheegay In Uu Taageerayo Booliiska Somalia.

Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Carlo Campanile ayaa sheegay dowladiisa in ay ka go’antahay xoojinta taageerada iyo dib u dhiska Booliiska Soomaaliya, kaddib markii […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee ilays tv oo Idiinka Imaanaya Gudaha Ogaadeniya.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee ilays tv oo Idiinka Imaanaya Gudaha Ogaadeniya.

waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tv ga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hooska daawo. ONA.

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay