Archive for: September, 2018

Madaxweynaha Dalka Vietnam oo Geeriyooday.

Madaxweynaha Dalka Vietnam oo Geeriyooday.

Madaxweynaha dowlada Vietnam Tran Dai Quang ayaa la sheegay inuu geeriyooday shalay oo Jimce ahayd sida laga sheegay warbaahinta dowladaasi. Tran Dai Quang ayaa maalmihii […]

 
 

Weerar Da Dhacay Gobolka Maryland ee Marykanka oo Lagu Dilay 4 Qof.

Weerar Da Dhacay Gobolka Maryland ee Marykanka oo Lagu Dilay 4 Qof.

Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhimatay weerar khamiistii ka dhacay gobalka Maryland ee dalkaasi Maraykanka. Weerarkan ayaa ka dhacay goob ay ku yaalaan bakhaaro, […]

 
 

Shirwaynihii OPDO oo Sooxidhmay & Go’aamo Kasoo Baxay.

Shirwaynihii OPDO oo Sooxidhmay & Go’aamo Kasoo Baxay.

Waxaa goor dhawayto oo maanta ah soo gabagaboobay shirwaynihii 9aad ee ururka talada wadanka Itoobiya haya ee OPDO lagumagacaabi jiray, kaas oo baryihii lasoo dhaafay […]

 
 

Deg deg: Malaayiin Birr oo Lacagta Itoobiya oo Adis Ababa Lagu Qabtay.

Deg deg: Malaayiin Birr oo Lacagta Itoobiya oo Adis Ababa Lagu Qabtay.

Wararka hada nagasoo gaadhaya caasimada Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in  gacanta lagu dhigay lacag si sharci dara ah looga daabulayay magalada adis ababa lacagtan oo […]

 
 

Dad Ku Halaagsamay Doon Tanzania Ku Degtay.

Dad Ku Halaagsamay Doon Tanzania Ku Degtay.

Ugu yaraan 44 qof ayaa qarraqmay kadib markii doon ay kula degtay harada Lake Victoria ee dalka Tanzania gelinkii dambe ee Khamiistii shalay ahayd. Masuuliinta […]

 
 

Daawo: Muxaadara Jumcaha & Sh C/rashiid Sh Cali Suufi.

Daawo: Muxaadara Jumcaha & Sh C/rashiid Sh Cali Suufi.
 
 

Hub Farabadan oo Magaalada Addis Ababa Lagu Qabtay.

Hub Farabadan oo Magaalada Addis Ababa Lagu Qabtay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee caasimada Itoobiya ayaa sheegaya  in shalay magaalada lagu qabtay 55 bistooladood oo si sharci darro ah magaalada […]

 
 

Qadar oo Shaacisay In Soomalia Ka Taageero Doonto Hiigsiga 2040-ka.

Qadar oo Shaacisay In Soomalia Ka Taageero Doonto Hiigsiga 2040-ka.

Dowladda Qadar ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in dowladda Soomaliya ay ka taageereyso hiisgiga sanada 2040-ka. Dowlada Qadar ayaa tilmaantay in Soomaliya ayaa […]

 
 

Mareykanka oo Dib U Bilaabaya Wada-hadalka Kuuriyada Waqooyi.

Mareykanka oo Dib U Bilaabaya Wada-hadalka Kuuriyada Waqooyi.

Mareykanka ayaa sheegaya in uu diyaar u yahay in si deg deg ah uu dib ugu billaabo wada xaajoodyada uu la lahaa dalka Kuuriyada Waqooyi […]

 
 

Daawo: Wararkii Xiisaha Badnaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya.

Daawo: Wararkii Xiisaha Badnaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya.

waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. hoos ka daawo. ONA.

 
 

Waftigii JWXO oo Booqday Magaalada Harar & Xerada Qaxootiga Ee Qoloji.

Waftigii JWXO oo Booqday Magaalada Harar & Xerada Qaxootiga Ee Qoloji.

waxaa saaka gaadhay magalada Harar waftigii jabhada wadaniga Xoraynta Ogaadeniya ee waa yahanba ku sugnaa magaalada Diri dhaba iyo gobolka Shiniile oo ay safar kusoo […]

 
 

Khudbadii Abiy Axmed & Shirwaynihii Oromada.

Khudbadii Abiy Axmed & Shirwaynihii Oromada.

Abiy Axmad ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madashii lagu qabtay Shirwaynihii 9-aad ee ururka OPDO ee talada u haya Gobolka Oromiya. Khudbadan oo […]

 
 

Itoobiya oo Ka Hadashay Xaalada Amni ee Addis Ababa.

Itoobiya oo Ka Hadashay Xaalada Amni ee Addis Ababa.

Dawlada Itoobiya aya xaalada amni ee magaalada Addis Ababa faah faahin dheeraad ah kasiisay dublamaasiyiinta dalalka shisheeye ee ku sugan magaalada oo aad uga walbahaarsanaa […]

 
 

Ruushka & Israa’iil oo Xiisad Soo Kala Dhex Gashay.

Ruushka & Israa’iil oo Xiisad Soo Kala Dhex Gashay.

Wasaarada Gaashaandhiga ee dalka Ruushka ayaa Talaadadii ku eedaysay diyaaradaha dagaalka ee Israel in ay ka danbeeyeen khasaarihii ka dhashay diyaarad uu leeyahay militariga Ruushka […]

 
 

Labada Kuuriya oo Heshiis Muhiim Ah Gaadhay.

Labada Kuuriya oo Heshiis Muhiim Ah Gaadhay.

Labada Madaxwayne ee dalalka Kuuriyada Waqooyi iyo Koonfureed ayaa shalay oo Arbaca ahayd heshiis ka gaadhay qodobo muhiim ah kadib kulan labo maalmood u socday. […]

 
 

Dhagayso: Afhayeenka JWXO Cadaani Hirmooge oo Laga Waraystay Wada Hadalka ONLF & Itoobiya.

Dhagayso: Afhayeenka JWXO Cadaani Hirmooge oo Laga Waraystay Wada Hadalka ONLF & Itoobiya.

Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO Mudane Cadaani Hirmooge ayaa waxaa laga waraystay wadahadalka u dhaxeeya ONLF iyo Itoobiya ee shalay ka bilaw magaalada Casmara […]

 
 

Xaalada Magaalada Addis Ababa oo Dagan Maanta.

Xaalada Magaalada Addis Ababa oo Dagan Maanta.

Magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya ayaa maanta daggan ka dib rabshado maalmahan halkaasi ka dhacay oo khasaare balaadhan dhaliyay. Magaalada ayaa waxaa laga jaray […]

 
 

ONLF & Itoobiya oo Kulan Hordhac Ah Casmara Ku Yeeshay.

ONLF & Itoobiya oo Kulan Hordhac Ah Casmara Ku Yeeshay.

          Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO/ONLF) iyo Dawlada Itoobiya ayaa wadahadal hordhac  ah uu ku dhex maray magaalada Casmara ee dalka […]

 
 

Ciidanka Amniga Itoobiya oo Sheegay In Ay Qulqulatooyinka Wax Kaqaban Doonaan.

Ciidanka Amniga Itoobiya oo Sheegay In Ay Qulqulatooyinka Wax Kaqaban Doonaan.

War qoraal ah oo ay soosaareen ciidamada amaanka ee Itoobiya ayaa lagusheegay in ay talaabo qaadi doonaan si ay wax uga qabtaan xaaladaha marba marka […]

 
 

Trump oo Amray In La Shaaciyo Dokumentiyo Sir Ah.

President Donald Trump listens during a meeting with Governor Ricardo Rossello of Puerto Rico in the Oval Office of the White House, Thursday, Oct. 19, 2017, in Washington. (AP Photo/Evan Vucci)

Donald Trump ayaa ku amray Waaxda Cadaaladda Mareykanka in ay shaaca ka qaaddo dukumintiyo ku saabsan baadhitaanka la xidhiidha faragelinta la sheegay in Russia ay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay