Archive for: September, 2018

Kulan Jigjiga ku dhexmaray waftigii JWXO iyo Cuqaasha Beel kamid ah Beelaha Ogaadeeniya

Kulan Jigjiga ku dhexmaray waftigii JWXO iyo Cuqaasha Beel kamid ah Beelaha  Ogaadeeniya

Magaalada Jigjiga ee Xarunta gobolka Faafan waxaa maanta kulan balaadhani uu ku dhex maray waxgaradka beel kamid ah beelaha daga ogaadeeniya. kulanka oo ku bilawday […]

 
 

Ururka SEPDM ee shucuubta koonfureed oo maanta shir ufurmay.

Ururka SEPDM ee shucuubta koonfureed oo maanta shir ufurmay.

Waxaa maanta caasimada gobalka Shucuubta Koonfureed ee Awaas kafurmay shirkii 10 aad ee ururka SEPDM, Madaxa ururka SEPDM Moges Balcha ayaa sheegay inay waxwayn kabadalayaan qaab […]

 
 

Ethiopia charges 5 with terrorism over assassination attempt

Ethiopia charges 5 with terrorism over assassination attempt

ADDIS ABABA, Ethiopia (AP) — Ethiopia’s attorney general has filed terrorism charges against five people accused of trying to “kill the prime minister” at a […]

 
 

Deg Deg: Xoghayaha G/Dhexe ee JWXO N/H Maxamad Shariif & Wafti Lasocda oo Wardheer Shir Balaadhan Kuqabtay.

Deg Deg: Xoghayaha G/Dhexe ee  JWXO N/H Maxamad Shariif & Wafti Lasocda oo Wardheer Shir Balaadhan Kuqabtay.

Waxaa hada magaalada Wardheer ee xarunta Gobolka Doollo kasocda shir si heersare ah loosoo agaasimay oo ay dadwayne aad utiro badan kasoo qayb galeen. Kulankan […]

 
 

Faallo: Maxaad Kala Socotaa Kiniisadda Godey? (Mac’had-Kiniisadeedka).

Faallo: Maxaad Kala Socotaa Kiniisadda Godey? (Mac’had-Kiniisadeedka).

Siday ila wadaageen walaalo xog-ogaal ah wuxuu Kiniisaddan dhismaheedu billowday kala wareegga sanadihii 2011 iyo 2012. Waxay ku-dhinac-taallaa Xabsiga dhexe ee Magaalada Godey, (Hilada Dakhal […]

 
 

Shir Usocday Wadamada Masar, Sudan & Itoobiya oo Fashilmay Sababta?

Shir Usocday Wadamada Masar, Sudan & Itoobiya oo Fashilmay Sababta?

Waxaa gabi ahaanba fashilmay shir sadex geesood ahaa oo todobaadkan usocday dowladaha Masar, Sudan iyo Itoobiya, kaas oo ladoonayay in lagu xaliyo qadiyada mudada dheer […]

 
 

Daawo: Sh Musdhafe Xaaji & Muxaadarada Jumcaha.

Daawo: Sh Musdhafe Xaaji & Muxaadarada Jumcaha.

Daawada yaasha sharafta leh ee kuxidhan Boga ONA waxaan idiinsoo gudbinaynaa muxaadaro qiimo badan oo uu inoosoo jeedin doono Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil. ONA.

 
 

Afar Sargaal oo Katirsan Kililka Binishangulka oo Kililka Oromada Lagu Dilay.

Afar Sargaal oo Katirsan Kililka Binishangulka oo Kililka Oromada Lagu Dilay.

Wararka naga soo gaadhaya Itoobiya gaar ahaan xadka u dhaxeeya Gobolada Oramada iyo Binishangul ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay 4 sargaal oo katirsan maamulka […]

 
 

Dagaal Ka Dhacay Xabsiga Magaalada Boosaaso

Dagaal Ka Dhacay Xabsiga Magaalada Boosaaso

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in laba qof oo rayid ahi ku dhinteen, laba askarina ay ku dhaawacmeen kadib markii shalay galinkii […]

 
 

Kenya oo Taageero U Raadinaysa Ciidanka Soomaaliya Kajooga.

Kenya oo Taageero U Raadinaysa Ciidanka Soomaaliya Kajooga.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo ka qayb galaya shirweynaha QM ee wadanka Maraykanka ayaa Beesha Caalamka ka codsaday taageero dhaqaale oo horleh. Kenyatta ayaa sheegay […]

 
 

Ururka Axmaarada ee ANDM oo isna Maanta Shir isqaymayna Ufurmay.

Ururka Axmaarada ee ANDM oo isna Maanta Shir isqaymayna Ufurmay.

Waxaa magalada Bahardar ee caasimada Gobolka Amxaarada maanta kafurmay shirkii 12 aad ee ururka ANDM ee qomiyada Axmarada shirkan ayaa waxay kugorfayn hayaan xaalada itoobiya […]

 
 

Ururka Dhalinyarada OYSU oo Shir Balaadhan Ku Qabtay Magaalada Qabri Dahare.

Ururka Dhalinyarada OYSU oo Shir Balaadhan Ku Qabtay Magaalada Qabri Dahare.

Ururka dhalinyarada iyo ardayda somalida ogadeniya ee (OYSU) ayaa Shirkii labaad mudo todobaad gudihii ah maanta ku qabtay magaalada Qabri dahare ee xarunta gobolka Qorahay. […]

 
 

Maxaadan Ogayn oo Itoobiya Kajira?

Maxaadan Ogayn oo Itoobiya Kajira?

Waxaa soo ifbaxaya qorshayaal balaadhan oo karkaarka lagu waydaarinayo xukuumada cusub ee caynaanka uu u hayo Raysal-wasaare Abiye Axmed oo bilo kahor kacdoon shacab ku […]

 
 

Shirkii TPLF oo Furmay & Gudoomiyaha Ururka oo Hanjabay.

Shirkii TPLF oo Furmay & Gudoomiyaha Ururka oo Hanjabay.

Waxaa magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey si rasmi ah uga furmay shir balaadhan oo ay yeelanayaan ururka TPLF oo bilo kahor laga tikhaantikhiyay talada […]

 
 

Bankiga Adduunka oo Soomaaliya Ugu Deeqay 80 Malyan oo Doolar.

Bankiga Adduunka oo Soomaaliya Ugu Deeqay 80 Malyan oo Doolar.

Bankiga adduunka ayaa ansixiyey in Soomaaliya la siiyo 80 malyan oo Doollar oo ay ku bixiso isbaddalada lagu samaynayo hanaanka dhaqaalaha, taas oo noqonaysa markii […]

 
 

Trump oo Khudbad Waji-Gabax Leh Ka Jeediyay Golaha QM.

Trump oo Khudbad Waji-Gabax Leh Ka Jeediyay Golaha QM.

Donald Trump oo khudbadiisa kasoo jeediyey kulanka 73aad ee Golaha loo dhaqan yahay ee Qaramada Midoobay oo shalay ka furmay magaalada New York ee dalka […]

 
 

Ururka dhalinyarada OYSU oo shilaabo shir kuqabtay

Ururka dhalinyarada OYSU oo shilaabo shir kuqabtay

Waxaa maanta magalada Shilaabo ee gobolka qoraxay shir sifiican loosoo agaasimay ku qabtay ururka dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogadenya ee (OYSU). Shirka ayaa waxaa kasoo […]

 
 

Madaxda JWXO oo Jigjiga Kulan Kula Qaatay Ururka Dhalinyarada.

Madaxda JWXO oo Jigjiga Kulan Kula Qaatay Ururka Dhalinyarada.

Magaalada jigjiga waxaa maanta kulan balaadhan uu ku dhex maray masuuliyiinta waftidigii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ee ku sugnaa magaalada iyo xubno kasocday ururka […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays Tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays Tv.

waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii xiisaha badnaa ee aad uga barateen tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobadii xiisaha badnaa. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Maxkamad Kutaalada Addis Ababa oo 9 Sargaal Kusiidaysay Damaanad.

Maxkamad Kutaalada Addis Ababa oo 9 Sargaal Kusiidaysay Damaanad.

Wararka nagasoo gaadhaya casimada Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sheegaya in Maxkamad lasoo taagay  sagaal sargaal oo ka tirsanaa hay,ada maamusha hawada Itoobiya oo 15kii […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay