Archive for: September, 2018

Faransiiska oo Qirtay Dambiyadii uu Ka Gaystay Al-Jeeriya.

Faransiiska oo Qirtay Dambiyadii uu Ka Gaystay Al-Jeeriya.

Madaxweynaha dalka France Emmanuel Macron ayaa markii ugu horeysay qiray danbiyadii uu gumeystihii Faransiiska ka geystay dalka Aljeeriya xiligii uu socday dagaalkii gobanimo doonka. Dagaalka […]

 
 

Daawo: Xayaysiis Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays Tv.

Daawo: Xayaysiis Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays Tv.

 

 
 

Daawo: Ciidamada ONLF oo si Diiran Loogusoo Dhaweeyay Dagamada Dhuxun Ee Gobolka Nogob.

Daawo: Ciidamada ONLF oo si Diiran Loogusoo Dhaweeyay Dagamada Dhuxun Ee Gobolka Nogob.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan ciidamada Qalabka sida ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya oo si balaadhan loogusoo dhaweeyay dagamada dhuxun ee gobolka Nogob. Hoos ka daawo. […]

 
 

Daawo: Wararkii xiisaha badnaa ee tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

Daawo: Wararkii xiisaha badnaa ee tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa iyo qodobadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen ilays tv. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Duufaanta Florence oo gaartay gobalada Bariga Maraykanka.

Duufaanta Florence oo gaartay gobalada Bariga Maraykanka.

Duufaanta Florence ayaa saaka oo Jimce ah gaartay xeebaha gobalada North Carolina iyo South Carolina ee xeebaha Bariga dalkaasi Maraykanka. Dabeylaha iyo roobka ay duufaantan […]

 
 

Sacuudiga oo Hub Casri Ah Ka Iibsanaya Spain.

Sacuudiga oo Hub Casri Ah Ka Iibsanaya Spain.

Dowlada Spain ayaa sheegtay in gantaalada Casriga ah oo gaaraya 400 ku wareejin doonto Boqontooyada Sacuudiga, todobaad kadib markii la hakiyey iibka hubka. Xukuumada Spain […]

 
 

Daawo: Muxaadaro Aad U Qiimo Badan & Sh Musdhafe.

Daawo: Muxaadaro Aad U Qiimo Badan & Sh Musdhafe.
 
 

Mareykanka oo Weerar Ka Fuliyey Sh/Hoose.

Mareykanka oo Weerar Ka Fuliyey Sh/Hoose.

Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in weerar cirka ah oo ay ka fuliyeen 11-kii bishan tuulada Mubaarak ee gobolka Shabeelaha Hoose inay ku dileen laba ka […]

 
 

Somalis flee a campaign of ‘ethnic cleansing’ by Oromo militias and Ethiopian government under ‘War on Terror’

Somalis flee a campaign of ‘ethnic cleansing’ by Oromo militias and Ethiopian government under ‘War on Terror’

The remains of a Somali home in the city of Dir Dawa in Shiniile province in the Ogaden region set ablaze by Oromo paramilitary militias Abdullahi*, […]

 
 

Afduub Xoogan oo Kadhacay Shucuubta Koonfurta Itoobiya.

Afduub Xoogan oo Kadhacay Shucuubta Koonfurta Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Shucuubta Koonfureed ee Itoobiya ayaa sheegaya qalalaase iyo xasilooni daro cirka isku shareertay kadib markii ciidamada deegaanku ay bilaabeen dhac […]

 
 

Kulan Dhinaca Isgaadhsiinta Ah oo Dhexmaray 12 Urur oo JWXO Ay Kujirto.

Kulan Dhinaca Isgaadhsiinta Ah oo Dhexmaray 12 Urur oo JWXO Ay Kujirto.

Waxaa habeenimadii xalay oo Khamiis ahayd khadka isgaadhsiinta kuqabsoomay kulan muhiim ah oo dhex maray madax kasocotay 12 urur oo ay Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya […]

 
 

Saraakiil Katirsan Ciidanka Kahor Taga Masiibooyinka Itoobiya oo Xilalkii Laga Qaaday.

Saraakiil Katirsan Ciidanka Kahor Taga Masiibooyinka Itoobiya oo Xilalkii Laga Qaaday.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in xilalkoodii laga xayuubiyay Taliyihii ciidanka masiibooyinka kahortaga iyo kuxigeenkiisii, kuwaas oo wareegtada xilka qaadistu ay soogaadhay […]

 
 

Iska-Hor Imaad KHasaare Gaystay oo Addis Ababa Ka Dhacay.

Iska-Hor Imaad KHasaare Gaystay oo Addis Ababa Ka Dhacay.

Ilo-wareedyo lasoo xidhiidhay Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa noo xaqiijiyay in iska hor imaad culus oo khasaare balaadhan gaystay uu ka socdo magaalada Addis […]

 
 

Dagaal Dhexmaray Ciidan Gaar Ah & Al-Shabaab.

Dagaal Dhexmaray Ciidan Gaar Ah & Al-Shabaab.

Wararka naga soo gaadhaya tuulada Mubaarak ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in ciidamo si gaar ah u tababaran oo Soomaali ah oo ay la socdaan […]

 
 

Duufaan Halis Ah oo Kusoo Wajahan Mareykanka.

Duufaan Halis Ah oo Kusoo Wajahan Mareykanka.

Saraakiisha xaaladda deg degga ah ee gobolka North Carolina ee dalka Mareykanka ayaa dadka uga degaya inay soo geba gebeeyaan diyaargarowgooda duufaanta Florence ka hor […]

 
 

Daawo: Wararkii Xiisaha Badnaa ee tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

Daawo: Wararkii Xiisaha Badnaa ee tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.
 
 

Daawo: Hees Wadani ah “Midnimo” oo Xafladii Minneapolis Lagusoo Ban dhigay.

Daawo: Hees Wadani ah “Midnimo” oo Xafladii Minneapolis Lagusoo Ban dhigay.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan hees wadani ah oo loogu magac daray Midnimo taasoo lagusoo bandhigay xafladii sanad guuradii 34 ee JWXO ee lagu qabtay Minneapolis. […]

 
 

Xuduuda Itoobiya & Eritrea oo Ciidamadii Laga Kala Qaaday.

Xuduuda Itoobiya & Eritrea oo Ciidamadii Laga Kala Qaaday.

Wararka naga soo gaadhaya xuduuda wadamada Itoobiya iyo Eritrea ayaa sheegaya saansaan nabadeed oo halkaas kamuuqata kadib markii lakala qaaday ciidamadii mudada dheer halkaas isku […]

 
 

Shir Amni oo Maqale Kadhacay & Madaxwaynaha Itoobiya oo Ka Qayb galay.

Shir Amni oo Maqale Kadhacay & Madaxwaynaha Itoobiya oo Ka Qayb galay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey ayaa sheegaya in lasoo gabagabeeyay shir amaanka wadanka lagu qiimaynayay isla markaana ladoonayay in xal […]

 
 

Aqalka Sare oo Ka Walaacsan Xaalada Amni ee Muqdisho.

Aqalka Sare oo Ka Walaacsan Xaalada Amni ee Muqdisho.

Kadib markii Isniintii weerar ismiidaamin ah lagu burburiyey gebi ahaan xaruntii degmada Hodan, ayaa waxaa isa soo taraya cabsida iyo walaaca laga muujinayo xaalada amni […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay