Archive for: September, 2018

Jaaliyada Ogaadeniya Nirobi oo Kulan koodii Caadiga Ahaa Isugu Yimid.

Jaaliyada Ogaadeniya Nirobi oo Kulan koodii Caadiga Ahaa Isugu Yimid.

Waxaa magalada Nairobi ka qabsoomay Shir balaadhan oo ay qabatay jaaliyada ogadenia ee Nairobi kaasoo ah Shirkii caadiga ahaa ee jaaliyadu qaban jirtay labadii biloodba […]

 
 

Waraaq Furan Oo Kusocota Dhamaan Xubnaha JWXO.

Waraaq  Furan Oo  Kusocota Dhamaan Xubnaha JWXO.

KA: Hoggaanka Warfaafinta Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO) KU: Dhamaan xubnaha iyo Howlwadeenada JWXO OG: Xoghayaha Guud ee JWXO Ujeedo: Wargelin iyo Hogo-tusaalayn Halgamayaal sida […]

 
 

Ogaysiis: Shirwayn oo Ay Diri Dhabo Ku Qaban Hayaan Isbahaysiga The Somali Coalition For Freedom.

Ogaysiis: Shirwayn oo Ay Diri Dhabo Ku Qaban Hayaan Isbahaysiga The Somali Coalition For Freedom.

Waxaa magalaada Diri dhaba lagu qaban doonaa shir balaadhan oo ay qabanayaan isbahaysiga The Somali Coalition For Freedom. Shirkan ayaa waxaa lagu qaban doonaa magaalada […]

 
 

Baanka Aduunka oo Soomaaliya $9 Milyan Ku Maalgalinaya.

Baanka Aduunka oo Soomaaliya $9 Milyan Ku Maalgalinaya.

Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Bankiga aduunka ayaa bilaabaya mashruuc lagu dhisayo kaabayaasha dhaqaalaha dalka. Mashruucan oo loogu magac daray (SURP)ayaa dowlada federaalka iyo bankiga aduunka […]

 
 

Wasaarada G/dhiga Itoobiya oo Lunsatay Lacago Ay Ciidanku Lahaayeen.

Wasaarada G/dhiga Itoobiya oo Lunsatay Lacago Ay Ciidanku Lahaayeen.

Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa musuq maasuq gaamuray oo kadhex jira Wasaarada Gaashaan dhiga Itoobiya, kaas oo ilaa […]

 
 

Musuq Maasuqii TPLF oo Dibada Lasoo Dhigay.

Musuq Maasuqii TPLF oo Dibada Lasoo Dhigay.

Wararka naa soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in wali laga lugbixi la’yahay qorshayaashii qaloocu kabuuxay ee kooxdii TPLF ay […]

 
 

Is-Afgarad Horudhac Ah oo Dhexmaray Jabuuti & Eritrea.

Is-Afgarad Horudhac Ah oo Dhexmaray Jabuuti & Eritrea.

Dowladaha Jabuuti iyo Eretrea ayaa Shalay gaadhay heshiis hor dhac ah oo u Gogol-xaadhaya in lasoo Af-jaro colaaddii muddo ka taagnayd xadka ay wadaagaan labada […]

 
 

Xiisad Adag oo Kataagan Gobolka Wollo Ee Dhulka Axmaarada.

Xiisad Adag oo Kataagan Gobolka Wollo Ee Dhulka Axmaarada.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Wollo ee dhulka Axmaarada ayaa sheegaya xasilooni dara aad ubadan iyo qulqulatooyin baryahan Gobolka Kajira, kuwaas oo saamayn kuyeeshay nolosha […]

 
 

Masuuliin Maraykan Ah oo Iska Fogeeyay Maqaalkii NY Times.

Masuuliin Maraykan Ah oo Iska Fogeeyay Maqaalkii NY Times.

Saraakiisha sar sare ee maamulka Trump ayaa iska fogeeyey in ay qoreen maqaal lagu daabacay wargeyska New York Times kaas oo qofka qoray uu magaciisa […]

 
 

Daawo: Wararkii Xiisaha Badnaa ee tvga Qaranka ilays tv.

Daawo: Wararkii Xiisaha Badnaa ee tvga Qaranka ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo qodabadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hooska daawo. ONA.

 
 

Dhalinyarada Gobolka Nogob oo Isugu Yimid Shir Jig Jiga Ka Dhacay Si Buuxdana ugu Taageeray JWXO.

Dhalinyarada Gobolka Nogob oo Isugu Yimid Shir Jig Jiga Ka Dhacay Si Buuxdana ugu Taageeray JWXO.

Waxaa maanta magalada jigjiga kulan balaadhan isoogu yimid dhalinyarada kasoo jeeda gobolka Nogob waxayna dhalinyaradu  kulankooda kaga arinsadeen Siday ula jaanqaadi kahaayeen Isbadalada ogadenya kasocda […]

 
 

Deg Deg: Booliiska Itoobiya oo Sheegay in Injineer Simegnew Bakele isagu is Dilay.

Deg Deg: Booliiska Itoobiya oo Sheegay in Injineer Simegnew Bakele isagu is Dilay.

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Adiss Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in booliiska fadaraalka Itoobiya shaaciyay natiijada baadhitaankii lagu sameeyay dilkii ingjineerkii biyo xidheenka […]

 
 

Daawo: Sh C/rashiid & Muxaadarada Jumcaha.

Daawo: Sh C/rashiid & Muxaadarada Jumcaha.

Bahda Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA waxay maalin kasta oo Jumce ah usoo gudbisaa akhristeyaasha qiimaha iyo qadarinta badan ee ku taxan ONA muxaadaro diini […]

 
 

Wafti Heer Fadaraal Ah oo Jigjiga Gaadhay, Sababta.

Wafti Heer Fadaraal Ah oo Jigjiga Gaadhay, Sababta.

Wafti kasocda wasaarada waxbarashada ee Itoobiya ayaa maalinnimadii shalay gaadhay magaalada Jigjiga, halkaas oo sida lasheegayo ay baadhidoonaan musuq baahsan oo ragaadiyay goobaha waxbarashada ee […]

 
 

Baadhitaan Musuq Maasuq oo Itoobiya Kasocdo & Shirkada METEC oo Safka Hore Gashay.

Baadhitaan Musuq Maasuq oo Itoobiya Kasocdo & Shirkada METEC oo Safka Hore Gashay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in dabagal balaadhan lagu hayo shirkada METEC oo ay lahaayeen saraakiil sarsare […]

 
 

Gurigii Aadan Cadde oo La Weeraray.

Gurigii Aadan Cadde oo La Weeraray.

Dr Siciid Aadan Cadde oo ka mid ah qoyska madaxweynihii ugu horreeyey ee Soomaaliya, Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde), ayaa sheegay in “ciidammo Soomaali ah […]

 
 

War-Saxaafadeed Laga Soo Saaray Shirkii Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jabuuti

War-Saxaafadeed Laga Soo Saaray Shirkii Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jabuuti

Gabagabadii kulan ay shalay ku yeesheen magaalada Jabuuti wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Eritrea, Itoobiya, iyo Soomaaliya, iyo dalka martida loo ahaa Jabuuti, ayaa waxaa […]

 
 

Ogaysiis: Shirkii Wadatashiga Midnimada Umada Somaliyed oo Lagu Qabanayo Seatle.

Ogaysiis: Shirkii Wadatashiga Midnimada Umada Somaliyed oo Lagu Qabanayo Seatle.

Waxaa magaalada Seatle Washington ee cariga maraykanka lagu qaban doonaa shirkii wadatashiga umada soomaaliyeed kaasoo ka dhacay dhamaanba daafaha caalamka. Shirkan ayaa waxaa qaban doona […]

 
 

Kenya oo Shidaal Yari Badan Ay Ka Jirto.

Kenya oo Shidaal Yari Badan Ay Ka Jirto.

Waaxda arrimaha tamarta iyo jaangoynta qiimaha shidaalka (ERC) ee dalka Kenya ayaa ruqsada kala laabtay shirkadda madaxa bannaan ee qaybisa shidaalka (KIPEDA), ka dib markii […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ilays tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya aad uga barateen. Hoos ka daawo. ONA.

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay