Archive for: September, 2018

Gurigii Aadan Cadde oo La Weeraray.

Gurigii Aadan Cadde oo La Weeraray.

Dr Siciid Aadan Cadde oo ka mid ah qoyska madaxweynihii ugu horreeyey ee Soomaaliya, Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde), ayaa sheegay in “ciidammo Soomaali ah […]

 
 

War-Saxaafadeed Laga Soo Saaray Shirkii Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jabuuti

War-Saxaafadeed Laga Soo Saaray Shirkii Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Jabuuti

Gabagabadii kulan ay shalay ku yeesheen magaalada Jabuuti wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Eritrea, Itoobiya, iyo Soomaaliya, iyo dalka martida loo ahaa Jabuuti, ayaa waxaa […]

 
 

Ogaysiis: Shirkii Wadatashiga Midnimada Umada Somaliyed oo Lagu Qabanayo Seatle.

Ogaysiis: Shirkii Wadatashiga Midnimada Umada Somaliyed oo Lagu Qabanayo Seatle.

Waxaa magaalada Seatle Washington ee cariga maraykanka lagu qaban doonaa shirkii wadatashiga umada soomaaliyeed kaasoo ka dhacay dhamaanba daafaha caalamka. Shirkan ayaa waxaa qaban doona […]

 
 

Kenya oo Shidaal Yari Badan Ay Ka Jirto.

Kenya oo Shidaal Yari Badan Ay Ka Jirto.

Waaxda arrimaha tamarta iyo jaangoynta qiimaha shidaalka (ERC) ee dalka Kenya ayaa ruqsada kala laabtay shirkadda madaxa bannaan ee qaybisa shidaalka (KIPEDA), ka dib markii […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ilays tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya aad uga barateen. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Itoobiya oo Safaaraday Casmara Kulahayd Dib Loo Furay.

Itoobiya oo Safaaraday Casmara Kulahayd  Dib Loo Furay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Eritrea ayaa sheegaya in Itoobiya saaka dib u furtay safaaradii ay ku lhayd casimada dalka Eritrea ee Casmara, Furitaanka safaarada […]

 
 

Maqaal Trump ka Dhan ah oo NY Times lagu Qoray.

Maqaal Trump ka Dhan ah oo NY Times lagu Qoray.

Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa wargeyska The New York Times ka dalbay inuu sheego magaca qof Aqalka Cad ka shaqeeya oo qoray maqaal uu wax […]

 
 

Mudaharaad Gilgilay Magaalada Addis Ababa.

Mudaharaad Gilgilay Magaalada Addis Ababa.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Itoobiya ayaa sheegaya mudaharaad wayn oo gil gilay inta badan magaalada Addis Ababa. Mudaharaadkan oo […]

 
 

Mashruucii Biyo Xidheenka Itoobiya oo Fashil Kudhaw.

Mashruucii Biyo Xidheenka Itoobiya oo Fashil Kudhaw.

Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa in uu fashil kudhaw yahay mashruucii biyo xidheenka wabiga Nile, ee kasocday wadanka […]

 
 

Soomaaliya, Eritrea & Itoobiya oo Heshiis Gaadhay.

Soomaaliya, Eritrea & Itoobiya oo Heshiis Gaadhay.

Dalalka Soomaaliya Itoobiya iyo Eritrea ayaa heshiis ku kala sixiixday magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea. “Heshiiskan ayaa dhigaya in Soomaaliya, Eritrea iyo Itoobiya ay […]

 
 

Waftiga SCF Ee Dirdhabe oo Lakulmay Ugaaska Oromia.

Waftiga SCF Ee Dirdhabe oo Lakulmay Ugaaska Oromia.

Waftiga Isbahaysiga Soomaaliyeed ee Xoriyada SCF ee kusugan magaalada Dirdhabe ayaa kulan muhiim ah layeeshay Ugaaska guud ee Beesha Oromada Ugaas Cabdimaalig Yuusuf. Waftiga SCF […]

 
 

Hogaamiya yaasha Eritrea, Somalia & Ethiopia oo Ku kulmaya Asmara.

Hogaamiya yaasha Eritrea, Somalia & Ethiopia oo Ku kulmaya Asmara.

Wararka haatan nasoo gaadhaya wadanka Eritrea ayaa waxay sheegayaan in raysal wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed uu ku sugan yahay magaalada Asmara ee wadanka Eritrea, waxaana […]

 
 

Markab Itoobiyaan Ah oo Dekada Musawac Kusoo Xidhay.

Markab Itoobiyaan Ah oo Dekada Musawac Kusoo Xidhay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Eritrea ayaa sheegaya in dekada musawac ee dalka Eritrea uu kusoo xidhay markab Itoobiya leedahay oo ka yimid boqortooyada Sucuudiga. […]

 
 

Taliyaha Ciidanka Itoobiya oo Howlgab Kadhigay Generallo Badan.

Taliyaha Ciidanka Itoobiya oo Howlgab Kadhigay Generallo Badan.

War qoraal ah oo kasoo baxay hogaanka guud ee Ciidamada Itoobiya ayaa lagu sheegay in shaqadii laga fadhiisiyay 13 Janaraal oo howl gab ah, kuwaas […]

 
 

Mudaharaad Xoogan oo Kadhacay Gobolka Sh/K/ Itoobiya.

Mudaharaad Xoogan oo Kadhacay Gobolka Sh/K/ Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Shucuubta Koonfureed ee Itoobiya ayaa sheegaya mudaharaad balaadhan oo maalin nimadii shalay oo Talaado ahayd gilgilay qaybo badan oo Gobolka […]

 
 

Maamuul Goboleedyada Soomaaliya oo Kismayo Ku Shiraya.

Maamuul Goboleedyada Soomaaliya oo Kismayo Ku Shiraya.

Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa maanta ka furmay Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya. Waxaa shirka si rasmi ah u furay Madaxweynaha […]

 
 

NISA oo Hubkeeda Ku Wareejisay Booliska Soomaaliya.

NISA oo Hubkeeda Ku Wareejisay Booliska Soomaaliya.

Kulanka todobaadlaha ah ee guddi hoosaadka amniga golaha wasiirrada oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay arrimaha ammaanka, dib-u-habaynta ciidanka […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka ilays Tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka ilays Tv.

Waxaad daawadayaal hoos ka daawataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. […]

 
 

Guddiga Doorashooyinka Itoobiya oo xisbiyada Mucaaradka ah La Kulmay.

Guddiga Doorashooyinka Itoobiya oo xisbiyada Mucaaradka ah La Kulmay.

Guddiga doorashooyinka Itoobiya, National Electoral Board of Ethiopia ee magaciisa loosoo gaabiyo (NEBE) ayaa waxuu maanta wada hadal la yeeshay qaar kamid ah hogaamiye yaasha […]

 
 

Daawo: Gudoomiyaha Jaaliyada Ogaadeniya Ee Winnibeg oo Waraysi siiyay Ilays tv.

Daawo: Gudoomiyaha Jaaliyada Ogaadeniya Ee Winnibeg oo Waraysi siiyay Ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan waraysi uu ilays la yeelatay gudoomiyaha Jaaliyada Ogaadeniya wadanka Canada Faraca Winnipeg. Hoos ka daawo. ONA.

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay