Xoog hayaha guud ee Jabhada wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO Mudane Cabdirahmaan Sheekh Mahdi Maadeey ayaa markii ugu horaysay la hadlay shacabka Soomaalida.

Xoghaya guud ee JWXO ayaa wuxuu sheegay inay qaban doonaan shir qaran oo loo qaban doono shacabka soomaalida Ogaadeniya.

Waxaa kale oo uu sheegay in maanta loo baahan yahay is badalkan Itoobiya ka dhacay in lagu wajaho midnimo dhamaan shacabka soomaaliyeed ee gumaysiga Itoobiya ku hoos jira.

Hoos ka daawo.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay