waxaa jira dad ay waxyeelo ka soo gaadhay falal argagixiso oo ay kula kaceen ciidamada cadawgu deegaamo ka tirsan dhulka ogaadeenya ,dhibaatooyinkan ayaa isugu jira kufsi,dhac iyo xadhig, waxyna kala yihiin

16/312 waxaa ceelka  Hogdugaag waxa cadowogu ku dhacay    40 adhi  oo uu ka madhay xoolihii cabayay,  xoolahan qofna gaar uma laha

19/3/12 waxaa  Birqod  lagu xidhay

Xamdi xasan tubeec

18/3/12  Sagag waxaa lagu  xidhay

Maxamuud carab aadan

Faadumo carab aadan

18/3/12 waxaa  Ceel-madigaan lagu xidhay

Ayaan cabdulaahi idiin

21/3/12 waxaa lagu xidhay  Bulaale

Sahra xasan bashiir

Fardawsa cabdi mahad

Maxamed sheikh

Kufsi

Isla taariikhdaa (21/3/12) ayaa waxa lagu kufsaday  bulaale  gabadha lagu magacaabo

Fardawsa cabdulaahi

Dhacdooyinka noocan ah ma aha kuwii ugu horeeya ee loo gaysto shagcabka ogaadeenya  iyadoo islamraakan aanay jir cid ka hadasha waxyeelada  uu cadawgu ku hayo shacbigan aan waxba galabsan.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay