Taliska Itoobiya ayaa Boqortooyada sucuudiga kadalbaday inay 12 bilod shidaal siiyaan lacagtana dib kabixiyaan.

sababta Itoobiya shidaalkan udalbatay ayaa lagu sheegay dhaqaalo xumo iyo dolarkii ama lacagtii adkayd oo Itoobiya laga wayay taasoo xukuumada Itoobiya kuqasbatay inay wayaan lacag ay wax kusoo gataan.

Sidoo kale Itoobiya ayaa sheegtay in yaraanta lacagta adag iyo kaabayaasha gaadiidka oo aan ku filneyn inay sababeen in 1.6 milyan oo tan oo badeecado ah kuxayiranto dekada Jabuuti.

Taliska Itoobiya ayaa ladalaadhacaya culays dhaqaale iyo siyaasadeed Waxaana lasheegayaa in kooxdii gabalkeedu dhacay ee (TPLF) ay waxii hanti ahaa ee markii horaba xaaranta ahaa la dhacay oo ay dibada kuwada shubatay.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay