Gobolka Minnesota ee dalkan Maraykanka waxaa uu ka mid yahay meelaha ay ku noolyihiin Qurbbajoogta u badan ee labada ee soomaalida iyo oromada. Qaraar ay soo saareen Golaha Deegaanka ee Magaalda Minneapolis, uuna ku saxiixnaa Duqa magaalada Jacob Frey, ayaa waxa uu ugu baaqay dowladda Ethiopia ee uu hogaamiyo Dr. Abiy Axmed inay joojiso colaadda u dhaxaysaa qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada …

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay