Madaxwaynaha Eritrea Isayas Afworki ayaa waxuu safiirka Eritrea ee Itoobiya u magacaabay Ambassador Alemayehu Woldes oo hada ah wasirka waxbarashada Eritrea horayna u ahaa safiirkii hore Eritrea ufadhiyay maraykanka.

Eritrea ayaa 16 kii bishan July dib ufurtay safaaradii ayku lahayd magalada Adiss Ababa ee gumaysiga Itoobiya.

Dhankakale taliska Itoobiya ayaa Safiir cusub umagacaabay dalka Eritrea waxaana lasheegayaa inay maalmaha soo socda dib ufuri doonan safaraday Itoobiya kulahayd magalada casmara.

Xidhiidhka labada wadan ayaa soo hagaagaya tani iyo intuu xilka lawareegay raysalwasaare abiye Ahmed.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay