Wararka naga soo gaadhaya gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in taliska wayaanuhu bilaabay badhitaan lagu ogaanayo hantida saraakiisha iyo Shaqaalaha xukuumada Itoobiya.

Taliska Itoobiya ayaa sheegay inay bisha sagaalaad ee sanadkan soo bandhigi doonan dhamaan hantida masuuliyiinta Itoobiya utaala dibada iyo gudahaba.

Talaabadan ayaa aad uga cadhaysiisay saraakiisha Tigreega oo lacago badan kasameeyay hantidii ay dhic ijireen waxaana lasheegayaa inay hanti aad ubadan ku shubteen koontooyin ay dibada ku leeyihiin. Shalay ayay ahayd markaan idiin soo tabinay lacago badan oo doolar ahaa taasaa lagu qabtay inta u dhaxaysa Addiss Ababa iyo Jigjiga.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay