Wararkii ugu dambeeyey ee nagasoo gaadhay magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in mudaharaadkii saaka ka dhacay magaalada uu sababay in dhalinyaro badan loo taxaabo xabsiga

waxaa kamid ahaa dhalinta ree jigjiga ee saaka la qabtay ee xidheen ciidamada gumaysiga iyo adeegayaashoodu
1.Cabdullaahi Maxamed Ibrahim
2.khadar Muxumed Xayi

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay