Wararka naga soo gaadhaya wadanka Isutaga Imaaradka Cararbata (UAE) ayaa sheegaya in Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, Madaxwaynaha Eritrea Isaias Afwerki iyo Dhaxal Sugaha Imaardka Mohammed bin Zayed Al Nahyan ay kulan aan lasii shaacinin ku leeyihiin magaalaada Abu Dhabi.

Dowlada Imaraadka ayaa samayn wayn kuleh guud ahaan geedi socodka siyaasada Geeska Africa gaar ahaan Itoobiya iyo Eritrea.

Waxaa lafilayaa inay kawada hadli doonaan adkaynta xidhiidhka sadexda dal iyo iskaashiga xaga dekadaha dalka Eritrea.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay