Shacabkii halgan gobanimadoon ku jira waa inuu ogyahay taariikhda shucuubtii soo halgantay suu u fahmo brobagaanda gumaysiga iyo waxa saldhiga u ah. Hadaad baadhitaan ku samayso arintaa waxaa ku soo baxaysa in brobagaandada gumaysi ay ku warwareegto un 3ex qodob oo la yaqaano.

1- Nabada iyo xasiloonida ayaan ilaalinaynaa.

2- Horumar ayaan wadnaa.

3- Naftood-hurayaashii way isa soo dhiibeen.

Mana aha arin lala yaabo, sababtoo ah gumaysiga waxaa ka jooga dalka uu gumaysto ciidan doonaya inay nabadgalyo ku dhex joogaan shacabka uu gumaysto. Suu ciidankiisa uga helo badbaado ay ku dhex joogaan shacabka wadanka leh ee doonaya inay ka xoroobaan gumaysigiisa, waa inuu yidhaahdaa …

Halkan ka akhri

 
 

1 Comment

  1. Cawir says:

    Naga daaya warka qoladan “Aaran Doofaar” madax wareer umbuu keenaayee.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay