Wararka nagasoo gaadhaya Magaalada Adiss Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in “Engineer Simegnew Bekele” oo ahaa madixii mashruuca biyo xidheenka wabiga Abay saaaka isagoo mayd ah gaadhigiisa laga dhex helay.

Maydka injineerka ayaa laga helay gaadhigiisa oo yaalay meesha lagu magacaabo Meskel Square oo ku taala badhtamaha caasimada gumaysiga Itoobiya ee Adis Ababa, ciidamada booliiska ayaa maydka injineerka Isbitaalka Adis Ababa uqaaday si ay badhitaan ugu sameeyaan.

Biya xidheenka Abay  oo dhanka kale loo yaqaano Niil ayaa muran xoogan ka dhaxdhaliyay dowlada masar iyo Itoobiya.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay