Dad shacab ah oo aad uga cadhaysan dilkii Injineer u dhashay gobolka Axmaarada ayaa isugu soo baxay mudaaharaad balaadhan oo ay kaga soo horjeedaan dilka Injineerka.

Shacabka ku dhaqan gobolka Axmaarad gaar ahaana magaalada Bahir-Dar ayaa waxay ka muujiyeen cadho xoogan ayagoo bur buriyay gawaadhi waxayna dab qabad siiyeen basas iyo hanti ay Tigraygu lahaayeen.

Injineerkan la dilay ayaa waxaa lagu dilay magaalada Addiss Ababa wuxuuna ahaa Injinerkii gacanta ku hayay Biyo xidheenka Abay oo ah goob ay aad isugu khilaaf san yihiin dawlada Masar iyo gumaysiga Itoobiya.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay