Waxaa gudaha dhulka Oromada ka socda abaabul xoogan oo ay wadaan ururka OLF ee ka dagaalama dhulka Oromada kuwaasi oo u dagaalama siday xornimo u gaadhsiin lahaayeen shacabka Oromiya.

Hadaba maxaa magaalooyinka iyo tuulooyinka dhulka Oromada ka socda abaabul xoogan oo ay wadaan jabhada iyo taageerayaashooda ayagoo shacabka shirinaya kuna abaabulaya inay gumaysiga iska dul qaadaan. Hadaba waxaad hoos ka daawataan qayb kamida abaabulka ay jabhadu wado oo aan idiin soo doyaarinay.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay