Raysalwasaaraha Gumaysiga Itoobiya Abiye Axmed oo dhawaan gaadhay dalka Maraykanka ayaa la sheegayaa in uu kulamo kala duwan kuqabtay magaalada Washington DC ee caasimada dalka Maraykanka.

Abiye Axmed oo safarkiisii ugu horeeyay inta uu xilka Raysalwasaaraha qabtay kutagay kutagay wadanka Maraykanka ayaa sheegay in uu lakulmi doono dowlada Maraykanka iyo waliba Jaaliyada Itoobiya ee cariga Maraykanka, sidoo kale Abiye Axmed ayaa sheegay in uu lakulmi doono mucaarad iyo muxaafidba.

Abiye Axmed ayaa lasheegayaa in uu maalinnimadii shalay oo Jumce ahayd lakulmay gudoomiyaha Jabhada Ginbot 7 Pro. Birhanu Naga iyo xubno sarsare oo katirsan Jabhada hubaysan ee Ginbot 7 oo ladagaalanta xukuumada gumaysiga Itoobiya. macada waxa ay kawada hadleen Abiye

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay