Dalka ogaadeenya oo ay dad badan u yaqaanaan xabsigii gudaha balaadhnaa,taas oo looga jeedo in ay joogto uga dhacaan xidhxidh baahsan oo aan loo kala aabo yeelin Oday,Hooyo,Gabadh iyo Ilmo yar midnaba, ayaanay aduunyadu uga hadlin sidii loo baahnaa iyo xataa si la odhan karo waa laga warqabaa midnaba.

dhibaatooyinkan  la factirsaday dadka   oo dusha ka saarnaa  tobanaan sanadood ayaa noqday mid diif iyo xanuun joogto ah  xanbaarsan.waxaa bilihii ,iyo maalmihii ugu danbeeyay ka dhacay  dalka ogaadeenya degmooyin ka mid ah kufsi iyo fara xumayn loo gaysta dumar birmagaydo ah, sidoo kale waxaa jiray dad badan oo lagu xidhxidhay  degmooyinka Awaare iyo Dhagaxbuur iyo meelo kale. 

BULAALE

hadaba waxaa soo gaadhay ONA  gabdho  lagu xidhxidhay  24/3/12 ceelka Bullaale waxayna kala yihiin

Khadra dayr 

Raxma cismaan

Qorane cali

Canad yuusuf guure

Caasha cabdiraxmaan muxumed 

SAGAG

sidoo kale  18/3/12 ayaa waxaa dad lagu xidhxidhay  magaalada Sagag ee ka tirsan gobolka nogbeed waxayna kala yihiin

Maxamed sheikh cabdi

Cabdulaahi nuur

Axmed shun

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay