Ururka OYSU Manchester ayaa Maalinta Haweenka Ogadeniya munaasabad loogu talo galay kusooo bandhigaya magaalada Manchester ee cariga Ingiriiska. Xafladan ayaa ururka Dhalinyarada OYSU UK oo dhan isugu tagi doonaan. Waxaana abaabulkeeda si xoogan ugu mashquulsan Dhalint OYSU UK faraca Manchester.

Xafladan oo lagu wado inay kasoo qeybgalaan Masuliyiinta Ururka Haweenka iyo Jaaliyadaha UK ayaa si xoogan looga dareemaya abaabulka Barnaamijkan guud ahaanba wadanka UK.

Hadaba Xafladan oo dhici doonta Sabtida soo socota hoos ka fiirso xogta ka muuqata sawirka hoose.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay