Waxaa ku kulmay caasimada wadanka Eritrea Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Admiral Mohamed Omar Osmaan iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Guddoomiyaha Ururka JWXO, Admiral Maxamed Cumar Cusmaan oo laga waraystay idaacada afka Soomaaliga ee VOA da ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay raali-galin ka bixisay dhiibistii Qalb-dhagax iyo in Ururka ONLF uu yahay urur argagixiso.

Waraysiga gudoomiyaha JWXO ay la yeelatay idaacada afka Soomaaliga ee VOA da hoos ka dhagayso.

ONA.

      1. 104751a9-5531-4ce9-93c8-c4f9b272fbeb_48k
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay