Waxaa waraysi dhinacyo badan taaban haya la la yeeshay la taliyaha Xoghaya guud ee JWXO dhinaca siyaasada mudane Mohamed Rashiid Sheekh Cabdulaahi oo kamida masuliyiinta JWXO, mudane Mohamed Rashiid ayaa waxaa wax laga waydiiyay shirwaynihii 3 aad ee Jabhada wadaniga Xoraynta Ogaadeniya kaasoo dhawaan lagu soo gaba gabeeyay wadanka Eritrea.

Mudane Mohamed Rashiid ayaa waxaa laga waraystay madasha 60 ka hoos ka dhagayso waraysiga.

ONA.

      1. AUD-20180801-WA0248
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay