Raysal wasaaraha gmaysiga Itoobiya Abiye Ahmed ayaa wuxuu sheegay intuu safarkiisii Maraykanka ku gudo jiray in shidaalka Soomaalida Ogaadeniya ay dadka soomaaliyeed ku lee yihiin oo kaliya 5% boqolkiiba.

Arintaas ayaa waxaa si adag uga jawaabay Afhayeenka Jabhada ONLF Mudane Cabduqaadir Hassan Hirmooge.

Hadaba waxaad hoos ka dhagaysataan waraysi amuurtaas ku saabsan oo ay VOA du la yeelatay Cadaani Hirmooge.

ONA.

      1. cadaani
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay