Xuduuda udhaxaysa Ogaadeeniya iyo Oromiya waxaa ka socda dagaalo iyo isku dhacyo u u dhaxeeya Soomaalida iyo Qowmiyadda Oroomada dhulkaasi wada dega.

Boqolaal Soomaali ah oo ka soo jeeda Ogaadeeniya ayaa maanta shir ku yeeshay magaalada Boosaaso ee Puntland, iyagoo ka cabanaya xasuuq ay Oromadu ku hayo dadkooda.

Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa kullankaasi ka wareystay Xasan Cali Xeydar oo ka mid ahaa dadkii soo qababqaabiyay.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay