24-kii saac ee lasoo dhaafay waxay guud ahaan Ogadenya ku jirtay xaalad dagaal iyo xasilooni darro.

Hadaba bahda ILAYS TV ayaa waraysi la yeelatay Mudane Axmad-Yasiin Sheekh Cabdi, Hogaanka Arimaha Dibbada ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) isla markaana ka diyaarisay barnaamij gaar ah oo si waafi ah loogu qaadaa dhigay sidii ay wax u dheceen iyo cawaaqibta ay keeni karto arintii Jigjiga ka dhacday shalay.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay