Waxaa waraysi la layeeshay hogaanka arimaha dibada JWXO Mudane Ahmed yaasiin waraysigan ayaa waxaa la yeeshay tvga Horn Caple tv waxaana wax laga waydiiyay xaaladihii ugu danbeeyay ee magaalada jig jiga iyo guud ahaanba dhulka soomaaliyeed ee ay Itoobiya xooga ku haysato.

Hoos ka daawo.

ONA.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay