Wararka naga soo gaadhaya caasimada Gumaysiga Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sheegaya in Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Eritrea Cismaan Saalax uu maanta booqasho ku imaanayo Itoobiya.

Mudane Cismaan Saalax ayaa la sheegayaa in uu Itoobiya u imaanayo sii xoojinta wadahadaladii Itoobiya iyo Eritrea u dhaxeeyay iyo qodobo kale oo labada dal iyo Geeska Afrikaba khuseeya

Xidhiidhka labada wadan ayaa soo hagaagaya tan iyo intii uu xilka lawareegay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay