Waxaa magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya lagu soo dhaweeyay xalay Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Xoghaya Guud ee Ururka Midawga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya (OYSU), Mudane Shaafi Sh Cabdi (Shaafi Shilaabo).

Waftigii uu Xoghaye Shaafi hogaaminayay ayaa waxaa si diiran u soo dhaweeyay masuuliin iyo xubno kamid ah faraca OYSU ee Jaaliyada Soomaalida Ogadenya ee dalka Kenya.

Faah faahinta socdaalka waftiga OYSU waxaad kaga bogan doontaan wararkaanaga dambe haduu ilaahay yiraahdo ee ha moogaanina ONA.

 

ONA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay