Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogaadeenya (JWXO) ayaa ku dhawaaqday xabbad-joojin hal dhinac ah, oo ka billaabanaysa maanta, oo taariikhdu ay tahay 12 August 2018, markay saacaddu tahay 12.00 Duhurnimo, iyadoo hakisay dhammaanba hawlgalladii ciidan ee ka dhanka ahaa Ciidammada
Itoobiya ee ku sugan Ogaadeenya. Xabbad-joojintani waxay soconaysaa ilaa iyo inta labada dhinac ay ka gaadhayaan heshiis nabadeed oo
dhammaystiran.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay